MADHIBAAN IYO AJI WAA ISKU ASAL !
C/Rahman A. Kaneec(C/Rahman
Eelaay) eediran@yahoo.com
June 9, 2003
Gumeystihii Ingriiska ee gumeysan jirey
gobolada waqooyi ee Soomaaliya ayaa ka yaabay sababta ku kaliftay dadka
Soomaaliyeed inay Quursadaan Adoonsadaan oo duleystaan dad kale oo Soomaali ah,
u eg oo la diin iyo dhaqanba ah. Baadhitaan badan oo uu Gumaystahaasi sameeyey
ayuu ku ogaaday in Sababta dadka isku magacaabay Soomaali Aji ay u
quudhsanayaan Soomaali Sab (Midgaan, Tumaal, Yibir iwm) ay tahay Farsamada ay u
qabtaan bulshada ama sheeko xariiro quraafaad ah oo layska dhaxlay!.
Gumeystuhu oo Fadhigiisu ahaa Magaalada
Hargeisa ayaa Quraafaadkaas uqaadan waayay sabab lagu takooro dadkaa
Madhibaanka ah ka dibna wuxuu go’aan ku gaaray inuu isagu cilmi ahaan u
baadho bal in ay jiraan kala duwanaansho xaga asalka ah oo laga ogaan karo
dhiiga labada bulsho Ajiga iyo Madhibaanka.
Wuxuu dhiig ka qaaday 1000 qof oo Laandheere
ah iyo 54 qofood oo Boon ah.
Amakaag iyo Afkala qaad bay ku noqotay
Gumeystihii Ingriiska ahaa markuu ogaaday in jawaabta ka soo baxday
baadhitaankaas ay noqotay in labada bulsho ay xag walba oo laga eego noocyada
kala duwan ee dheecaan iyo dhiigba ay isku asal iyo isir ka soo jeedaan oo
aysan jirin wax ay ku kala duwan yihiin haba yaraatee!.
Akhristow bal adba eeg oo dhuux waatan
baadhitaankii ka soo baxay sheybaarkaas, anaguse hadaanu Soomaali nahay ma
sameyn karnaa inaanu hadda bilowno inaanu baadhitaan cilmiyeedkaasoo kale aanu
sameyno si loo hubiyo arrintan ?
Reprinted by permission of The Royal
Anthropological Institute.
from MAN, V58(252) ( December, 1958),
pp. 188(3)
A PRELIMINARY INVESTIGATION OF THE BLOOD
GROUPS OF THE SAB BONDSMEN OF NORTHERN SOMALILAND
DR. K. L. G. GOLDSMITH, Westminster Hospital
DR. I. M. LEWIS, University College of
Rhodesia and Nyasaland
Table I. THE "ABO" GROUPS OF TUMAAL
AND MIDGAAN
Group O A1 A2 B A1B A2B Total
OBTAINED
- Number 26 12 4 11 0 1 54.00
- Per Cent 48.15 22.22 7.41 20.37 0.00 1.85
100.00
- GENES r p1 p2 q Total
- 0.7050 0.1181 0.0569 0.1200 1.0000
Table II. CONTINGENCY TABLE TO COMPARE "ABO"
BLOOD GROUPS OF TUMAAL AND MIDGAN ON THE ONE HAND WITH 1,000 SOMALIS ON THE
OTHER
Blood Group Midgaan and Tumaal 1000 Somalis
Total
- Obtained Expected Obtained Expected
- O 26 30.74 574 569.26 600
- A1 12 7.28 130 134.72 142
- B 11 9.07 166 167.93 177
- A2+A1B+A2B 5 6.91 130 128.09 135
- Total 54 54.00 1,000 1000.00 1,054
- x to the power 2=4.9853. For a value of x to
the power 2=4.9853 where n=3, the probability P lies between 0.20 and .10.
Table III. The "MN" GROUPS OF TUMAAL
AND MIDGAAN
Group MM MN NN Total
OBTAINED
- Number 16 23 15 54.00
- Per Cent 29.63 42.59 27.78 100.00
- GENES M N Total
- 0.5093 0.4907 1.0000
Table IV. Contingency Table to Compare Rhesus
Blood Groups of Tumaal and Midgaan on the One Hand With I,000 Somalis on the
Other
RH Groups Midgaan and Tumaal 1000 Somalis
Total
- Obtained Expected Obtained Expected
- MM 16 13.68 251 253.33 267
- MN 23 27.31 510 505.69 533
- NN 15 13.01 239 240.98 254
- Total 54 54.00 1000.00 1,054
- x to the power 2=1.4524. For a value of x to
the power 2=1.4524, when n=2, the probability P lies between 0.50 and .300.
TABLE V. THE RHESUS-GROUP RESULTS OF TUMAAL
AND MIDGAAN
Group CCDee CcDEe ccDEE CcDee ccDEe ccDee
ccDuee ccddee Total
Obtained
- Number 0 3 20 0 3 23 3 2 54
- Per Cent 0.00 5.56 37.03 0.00 5.56 42.59
5.56 3.70 100.00
- Chromosomes CDe cDE > cDue cde Total
- 0.2130 0.0556 0.1103 0.1954 1.000
- GENES C E
- 0.2130 0.0556
TABLE V1. CONTINGENCY TABLE TO COMPARE RHESUS
BLOOD GROUPS OF TUMAAL AND MIDGAAN ON THE ONE HAND WITH I,000 SOMALIS ON THE
OTHER
Type Midgaan and Tumaal 1000 Somalis Total
ISXISAABI
INTAAN LAGU XISAABIN
C/Rahman A. Kaneec(C/Rahman
Eelaay) eediran@yahoo.com
Faafin: SomaliTalk.com | June 9, 2003
Ogeysiis: Haddii wargeys kale (ama
website kale) u baahdo in uu daabaco qoraalkan, waxaa shardi ah in la xuso
xuquuqda SomaliTalk.com oo ah in qoraalka halkaas laga soo xigtey, waxaa kale
oo shardi ah in qoraaga magaciisa iyo emailkiisa sida uu u qoray loo qoro, iyo
weliba in aan qoraalka wax laga dhimin waxna lagu siyaadin ee loo qora sida uu
qoraagu u qoray, haddii sidaas la yeelo markaas qoraalkan waa la faafin karaa,
haddii kale waa xad-gudub xuquuqda qoraalka iyo saxaafada laga galay.
BEEN
ABUURKA IYO MOORA DUUGA TAARIIKHDA BOONTA
& Sababaha ugu weyn ee keena
Takoorka Guji
June 3
“QUURSIGU
QIIL MA LEE YAHAY”
Shir aad loo soo agaasimey oo ay soo
qabanqaabiyeen ardayda Soomaaliyeed ee waxkabarta Jaamacada Minnesota ayaa
sabtidii lagu qabtay Minneapolis, kaas oo ... GUJI...
June 2
|