SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - NEW ZEALAND
1da Luulyo iyo Soomaalida New Zealand

Mohamud Daar |  darman102@hotmail.com | SomaliTalk NewZealand


Qaar kamid ah Soomaalida NewZealand

Habeenkii Talaadada oo ahayd 1 da Luulyo waxaa magaalda Wellington Ee New Zealand lagu qabtay xaflad lagu maamuusayey maalintii ay xornimada qaadayay Soomaaliya. Xafladan iyada ah waxaa ka soo qaybgalay dadweyne aad u tira badan, dadweynahaa waxaa ka mid ahaa Soomaalida degan gobolda kale sida Auckland, Hamilton ,Lower Hutt iyo Hastings waxaa kaloo ka soo qayb galay marti sharaf kale oo ka socday dowlada hoose, dowlada dhexe, hay'adaha aan dowliga ahyan iyo Jaaliyado ajnabi ah sida:

· Hon. David Zwatrz oo madax ka ah New Zealand Jewish Council
· Cr. David Major oo matalayey Mayorka Magaalada Wellington
· Mr. Wilson Thomas oo matalayey Jaaliyada Asiiriyaanka
· Mr. Martin Love oo matalayey qabiilka iska leh deegaanka Wellington (Te Atiawa Iwi)
· Mr. Rob oo ka socday Hay'adaha qaxootiga ee dalkan New Zealand
· Mr. Craig Nicholson oo ka socday Wasaarada arimaha gudaha gar ahaan qaybta jaaliyadaha
· Bro. Cabdiweli Caabi oo ka socday Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Auckland
. Bro. Faysal Cabdi Bayer ( Faysal Camoo) oo ishana ka socday Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Hamilton
 

Xafladan oo bilaabatay 8:00PM waxaa furay Bro. C/qaadir Faarax Cali Cade oo yiri hadal kooban intaa ka dib waxaa makarafoonka lagu soo dhoweeyay Nuur Malaakh oo akhriyey ayaado quraan ah. K a dib waxaa la wareegay micrafoonka xiriiriyaha guud ee xaflada Maxamed Deeq. Xaflada waxy dhamaatay 1:00 AM .Waxay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Welington u mahad celineysaa dhamaan dhalinyaradii ka qeyb qaadatey xaflada xoriyada Soomaaliyeed oo ay ka mid ahaayeen:

1. Mukhtaar C/qaadir (Kaape)
2. Yaasiin Axmed Dakhare
3. Axmed Saciid Yoontooy
4. Salaad Carreey
5. C/qaadir Faarax Cali Cade
6. Axmed Siidoow
7. Maxamed Axmed ( Maxamed Deeq)
 

Waxay si gaar ah loogu mahad celinayaa Maamo Xaawo Xasan Ducaale (Xaawo Mirama).

Somalida degan wadankan New Zealand waxaa lagu qiyaasaa 4500.

Qore: Mohamud Daar |  darman102@hotmail.com | SomaliTalk NewZealand

WARARKII HORE EE SOOMAALIDA NEWZEALAND

WARARKII HORE EE SOMALIDA NEWZEALAND
Ninkii lahaa gaarigii diley raxmo oo laguganaaxay $15,000
May 17, 2002
Warbixin: Dugsiga Ibnucabaas ee Wellington, Newzealand
September 4, 2001
Jaaliyada Soomaalida Newzealand
July 12, 2001
Tirada Soomaalida Newzealand
July 22, 2000
Waraysigii Raxmo Adeerkeed
April 7, 2001


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 

Faafin: SomaliTalk.com | July 5, 2003

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somali ah oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhex jooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri



Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD