w w w . s o m a
l i t a l k . c o m
|
|
SOMALITALK
- KENYA
|
Muusa Suudi oo Muqdisha Aaday.
Ridwaan Xaaji
Cabdiweli Nairobi,Kenya.
1 3/1/2003
hogaamiya kooxeedka muuse suudi yalaxoow ayaa
saaka ka anbabaxay magalaadda Eldoret ee uu ka socda shirka dib u heshiisiinta
isagoo ay la socdeen koox soomaali ah.
(warka oo dhan
|
Choose kaah for confidence, convenience
& competitive, rapid, reliable & responsive
|
waa kooxdii labaad oo tan iyo daraad ka tagta shirka nabadaynta xiligan oo
muran balaaran u dhexeeyo hogaamiya kooxeedyada iyo maamulka shirka Eldoret
oo horay ay ugu gudbiyeen hogaamiya kooxeedyadda isbadal dawaldda cusub ee
Kenya ay ku samayso ergayga Kenya u qaabilsan arimaha soomaaliya Mwangale.
ergooyinka ka qayb galaya shirka ayaa qaarkood u arka in uu bur bur ku yimid
shirka halka kuwa kalana ay doonayaan in la badalo ergayga kenya oo dawladda
Kibaki ay wax ka qabato dib u dhaca soo food saaray shirka.
Ridwaan Xaaji Cabdiweli
Nairobi,Kenya
ridwanhaji14@hotmail.com
13/1/3
Munaasabadii
xil wareejinta kenya siday u dhacday?
Madaxweynaha Cusub Mwai kibaki oo la dhaariyey
GUJI...
»»Isu soo bixii dadweynaha ee Uhuru Park.. GUJI...
»»Taariikh kooban ee Madaxweynaha Cusub GUJI....
»»Kenya oo ka gudubtey Nidaamkii Halka Xisbi GUJI....
30/12
Guushii Kibaki Halkan ka
akhri:
Mwai Kibaki oo Ku Guuleystay 64% Doorashadii
Madaxtinimada Kenya:
warbixintii:
Mohamud Yusuf Garre
WARARKII
DOORASHADA KENYA
Dad aad u tiro badan ayaa saakay isugu soo baxay
barxada Uhuru Park, Nairobi, halkaas oo lagu caleema saarayo madaxweynaha cusub
ee Kenya, Emilio Mwai Kibaki. GUJI
30/12
HALKAN
KA BAAR WARARKII IQRA
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|
Powered by
www.SomaliTalk.com All About Somalia and More...
|
>> Usheeg Asxaabtaada
|
|
|