SomaliTalk DALSAN
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - PUNTLAND
BAYAAN TACSI AH OO BEESHA MEHERI ISMAACIIL EE GUDAHA IYO DIBADDA

 
OGEYSIIS: Shirweyne Soomaaliyeed oo ku saabsan Horumarinta iyo taageerista East Africn University , Boosaaso, Soomaaliya, oo lagu Qabanayo Jaamacada Minnesota, USA GUJI.... 

Annagoo ah Beesha Meheri Ismaaciil waxaan u diraynaa tacsi dhamman dadkii ku dhintay dagaaladii dhawaan ka dhacay gobollada Puntland, annagoo rajaynayna inay intaa ku ekaadaan oo dadka ehelka ah ay joojiyaan colaadda dhexdooda laguna dhammeeyo wada hadal is afgaranwaa kasta oo soo baxa. Dhammaan waxaan ka codsanaynaa shacabka reer Puntland inay nabadda isku si ugu istaagaan ,Beesha Meherina waxay diyaar u tahay inay ka qayb qaadato adkaynta nabadgalyada iyo horumarinta gobollada Puntland oo dhan si caam ah, waxaanna codsanaynaa inay naga aqbalaan dhamman shacabka Puntland Codsigayagaas guud.

Waxaan bayaankan saxiixay :Hoos Akhri 

KAAH
Choose kaah for confidence, convenience & competitive, rapid, reliable & responsive

 

  1. Genearl cabdullahi Cali cumar
  2. Farxe gaas Muse
  3. Colonel Axmed maxamed Maxamuud (carab)
  4. Colonel Shaalle
  5. Ciise Salaad maxmed
  6. Cabdiraxman cali saciid
  7. Cabdi wali seed Cilmi
  8. Musse Jaamac xaaji
  9. Maxamed Xersi Cali
  10. Cabdikhaliq Muse Kudheg
  11. Xuseen Suldaan Xaaji nur
  12. Maxamed Nur lugay
  13. Sahro yusuf egal
  14. Sahro khalif cabdi
  15. Adam howle
  16. Ibrahim cali barre
  17. Cabdicasiis cali barre
  18. Adan cabdi xuseen
  19. Cabdi xakiin siciid Muse
  20. Axmed maxcamed Cigaal
  21. cabdicasiis Bacbac
  22. cabdirisaaq maxamed xaaji aadan
  23. ismaaciil Maxamed xaaji
  24. Nasro maxamed xaaji
  25. Tiriig maxamed xaaji
  26. Ruqiyo xaaji aadan
  27. Cabdirisaaq cali bare
  28. Cabdishakuur macallin daahir
  29. Muse cabdi xuseen
  30. Maxamuud cabdi xussen
  31. Madoobe gaas muse
  32. Saciid cali saciid
  33. Raaage haghagle
  34. Fareey xayir
  35. Cali barre xuseen kooshin
  36. Axmed faarax wayrax
  37. Yaasiin ciise wayrax
  38. Cabdulqaadir maxamed cali mire
  39. Cabdiwali yaasiin cali faarax
  40. Cismaan seed Cilmi
  41. Maxamuud xaaji aadan
  42. Cabdi shaakir Xersi
  43. Ibrahim cabdi ciid
  44. Yusuf cabdi ciid
  45. Gurey maxamed diiriye cadde
  46. Sacdiyo maxamed
  47. Jagfo cumar yare
  48. Xasan Awciise
  49. Caali shiikh murasal
  50. Cali xarayd awdheere
  51. Cismaan shiikh Mursal
  52. Cismaan xaashi barre
  53. Ibraahin xaashi cabdulle
  54. Cabdi wali xaashi cabdul;le
  55. Xaashi cabdulle kooshin
  56. Ardo cabdulle koshin
  57. Sahro suldaan cabdullahi
  58. Fadumo dheere cali bile
  59. Maxamed sheekh cali
  60. Shiino axmed nuur
  61. Raaxo amed Nuur
  62. Caabiyo shire
  63. Sacdiyo yusuf cigaal
  64. Yusuf adan shaah
  65. Maxamed cunshur
  66. Xuseen faarax ilwayn
  67. Maxamuud dhafuuje
  68. Xuseen yusuf kaarshe
  69. Axmed maxamuud kaarshe
  70. Cabdulrahmaan Abshir cabulle
  71. Axmed xersi jaariqo
  72. Maxamuud dhagahareeri
  73. Siciid dhafuuje
  74. Maxamed cismaan cigaal
  75. Siciid ilkodahab
  76. Cali xaaji nuur
  77. Siciid bac bac
  78. Colonel sayruuq
  79. Maxmuud caddooyo
  80. Xaawo seed cilmi
  81. Cabdirisaaq cali bile
  82. Shaafici ismaaciil xaaji
  83. Cabdulaahi Gaas muse
  84. Axmed Cali bile
  85. Xuseen xasan faarax
  86. Maxamuud shiinle
  87. Mahdi shirkoobiye
  88. Cabdulqaadir jaamac farreey
  89. Xaliimo xaaji xasan
  90. Takar gas muse
  91. Jamilo sheikh cali
  92. Fadumo sheikh cali
  93. Sahro Sheikh cali
  94. Mulki maxamuud nuur
  95. Maryan xayir
  96. Cali cabdullahi geelle
  97. Shiino Canbdullahi geelle
  98. Mahad cali masalax
  99. Cabdullahi yusuf cigaal
  100. Cabdixakiin cali oorow
  101. Maxamed cali oorow
  102. Prof-Rooble cali oorow
  103. Prof-cabdisaalax dheere
  104. Prof-goomeey
  105. Prof-cabdixakiin shirkoobiye
  106. Prof-Mire salax
  107. Xaliimo siciid muse
  108. Carab bashiir daahir
  109. Maxamed axmed faarax
  110. Nabadoon Cali xusen kooshin

Waxaa qoraalkaan SomaliTalk soo gaarsiiyey:Adam Abdulle adamabdulle@hotmail.com 

Jan 4, 2003

I  I  D  H  E  H

 SIIRADII RASUULKA (scw): DUULLAANKII SUWEYQ
Qaybtii 41aad ee taxanaha Siiradii rasuulka [Wq. Cusman Bilaad]

Cawaaqib Xumida uu La Kulmayo Qofkii Caaya Rasuulka (scw)
Waxaa na soo kedinayay maalmihii ugu danbeeyay dad ku abtirsanaya inay yihiin soomaali oo si dhiiranaan aan dheelitirsanayn ugu kacaya falal-denbiyeed aad ugu weyn miisaanka culus ee diinta islaamka.. GUJI... 31/12

Siciid Saalax & Habeenkii Ardayda Soomaaliyeed ee  Minnesota
 Dhulka Soomaaliyeed yaaleh, waxaa leh NABADDA ayuu ku jawaabey Siciid Saalax oo hadal dheer kasoo jeediyey habeenkii Ardayda Jaamacada Minnesota.. GUJI 30/12 

Baaq Kasoo Baxay U.H.G.J/Hoose
Ururka Horumarinta Gobolka Jubbada Hoose ayaa soo saaray baaq uu ku bilaabay... GUJI.... 30/12

AFEEF: Aragtida qoraalkaan waa mid u gaara qoraaga nasoo gaasiisey. 


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD