WAA MAXAY FALALKA FOOSHA
XUN EE MAAMULKA ISKII ISU MAGACAABAY EE KURDILAND
Ahmed Sheekh Abdullahi
LONDON. UNITED KINGDOM
ahmedpo@hotmail.com
Dec 9, 2003
Waxaan mahad balaadhan u celinayaa dhamaan shaqalaha somalitalk.com,
oo fursadaan qiimaha leh na siiyay si aan u soo bandhigno aaraadeena &
fikradaheena ku aadan waxyaabaha markaas soo kordha.Waxaa maalmahii u
dambaysay ka dhacayay gobolka waqooyi galbeedka waxyaabo aan la
malaysan karin ee falal fool xun cawaaqib xumo badana keeni kara ,
Inta aanan guda galin ayaa doonayaa inaan wax ka sheego waxa aan oogu
magaca daray kurd land waayo waxaynu la soconaa in kurdidu ma,suul ka
ahaayeen burburkii CIRAAQ sanadkaan loogaysatay iyadoo horkaycaysay
cadowgii maraykanka & ingriiska ee ku soo duulay wadanka ka mid ah
wadamada islaamka sharicna ku dhisan ee ka mid ah jamciyadda loo wada
dhanyahay waxayna kurdidu sabab u noqdeen inay basaasaan dalkooda &
dadkoodaaWaxaana oogu magacdaray kuwa kan maxaa yeelay waxa uu cadwoga
soomaaliyeed ETHIOPA u adeegsadaa sidii kurdidi baasaasiinta ahayd
sidoo kale ayaa waxaa adeegsada maamulka maraykanka & yuhuudda
dambaysay
maamulka gaarka isku magacaabay ee RIYAALE KAAHIN oo ah nin maqaar
saar ah ee u adeega beesha BERBERA degta aanan matalin shacbiga reer
waqooyi galbeed ee soomaaliya.
Waxaan wax lala yaabo ahayn inaan aragto xizbiayadda maamulkaan iskii
isu magacaabay oo ku eedaynay in RIYAALE uu ahaa sargaal sare ee ka
mid ahaa raggii gumaaday qudhmistii la dagaalamaysay dowladdii xaq
ahayd ee soomaaliya from 1969-1991 ee uu madaxda ka ahaa, JAALLE
MOHAMED SIYAAD BARRE,oo uu ahaa sargaalkii ugu xilsaaraa gumaadka
dadka KURDIDA SOOMAALIDA ah ee waqooiyaga soomaaliya degan waxayna
dadwaynahooda u sheegeen inaan loo codayn illayn ISAAQ ma ahee waxayna
sheegaynayaa inay go,een dadkii la deganaan wax uma ogolo wailbana
isga oo ku yimd NIDAAM & xisbi uu hogaamiye u ahaa ninkii kal hore
dhintay ee somaaliya kala googooyay waxa uuna qabiilkiisa BERBERA dega
kala dardaarmay inay ku ilaashadaaan danahooda aduunkana u tusaan
inaysan beel kali ah rabin inay go,aan ee uu yahay beelo farbadan ,
Walow ay ku guulaysan waayeen gobolada CAYN, SOOL,SANAAG oo magaalo
madaxdeedu tahay CEERIGAABO oo waa hore laga xoreeyay reer waqooyiga
laguna yiri ma gaydaan waxaa kaloo beelaha bariga dega taageereen
ishaysioga soomaaliya ama midnimada soomaaliya ee muqadaska ah kadib
markii sanadkii hore 07.12.2002 xoog looga saaraay madaxwayne ku
sheega maqaar saarka ah ee waqooyi galbeed magaalada laascaanood taas
oo shalay lagu xusay waxaa kaloo lagu soo daray gobolada PUNTLAND
gobol cusub oo lagu magacaabo HIGHLAND REGION gobolkii sareeyay,
Waxaa la jabshay qudhmistii soo gashay ee uu watay madaxwyane dadlka
is magacaabay ee KURDIDA SOOMAALLID, cadaadiska soo kordhaya ee ay
abuureen ina cigaal & madaxa maqaar saarka ah ee RIYAALE ee ah dad
soomaalieed laga tarxiilo lana yiraahdo waxa ay ku cariiryayaan
shaqada mawaadiinta somalikurds ayaa ah mas,uuliyad daro , soo
dhawaysiga gaalada, ama tigreega waa arin hadda aan ku bilaabimn reer
waqooyiga , ee waxa ay ku bilaabatay markii MUJAAHIDKII Waynaa ee
SAYID MOHAMED ABDDILE HASSAN & ANSAARTIISII ay la degaalami jireen
cadowgii soomaaliyeed ee ingiriiska ayay ahaayeen ansaartii kufaarta
sidaa owgeed maanta oo la joogay 21 century ayaad moodaa inuu soo laba
kacleeyay gaalo u adeegii reer galbeedka & nacaybkii carabta &
islaamkaba ee reer waqooyi,
18-19 century sayid mohamed abdile hassan was great islamic leader in
the horn of africa region he fougt against British colonial and their
allaince of ISAAC CLAN ,WROTE DAILY TELEGRAPH 1921
Marka waxaa jira hanjabaad badan ee ka soo yeeraysa maamulka goonida
isu taagay ee iskii isu magacaabay ee xitaa aan aqoosiga ka helin
waxaan ahayn qabiilkiisa walow kuwo badan ee caaqiliin ah ee isla
qabiilka ay diideen ayna muujiyeen sida ay ugu go,antahay midnimada
soomaalieed ee ah muqadaska ah QABIIL QARAN MA NOQDAA, ISAAQ QARANL
NOQON MAAYO , IIDOOR QARAN NOQN MAAYO, KURDS IN NOTH , QARAN NOQON
MAAYO.
Waxaa qof walba oo soomali ah uu la socdaa in maamulka soo dhawaynta
amxaarada uu ku dhiran yahay halka la celinyo qofkii aan ahayn beesha
isaaq oo loo celinayaa oo meeshii uu ka yimid iyadoo aan la fiirn
qofkaa muxuu ku joogaa meesha tan dhul somaaliyeed miyaysan ahayn ma
gancsi ayuu ku leehay ma xidid baa , waxaa la yaabay waraysi uu
dhawaanaan sii dayay ninka isuga u qaabislan maamulkaan BRAINWASH qabo
waxa, uu yiri waxaan qabqabnaya haween,caruur & waayeel waxayna
ahaayeen kuwo wadada dawarsanaya ama kuwo ku cariiryaya shaqada
mawaadiniinteena, waaayebe wasiirkan aan dhicin ma waxuu mooday inuu
sucuudi joogo maxaa laga soo doono WAQOOYI ma leh illo dhaqaale ma leh
shidaal ma leh beero & mashaariic ma laha warshado ma laha
telecommunication waxaa ka yaab leh kuwo kale ee soomaaliyed waxaa loo
qaaday inta sidii arigii la rasteeyay KOONFUR oo waxay ku qalibmeen
meel GAROWE xoogay u jirta iyagoo naftoodii qaaliga ahayd ku waayay
maamulka magaalada BERBERA ka jira ee argagagixisada ah ,
Waxaa dadkan loogu marmarsooday ka dib markii la laayay shaqaale
school ku yaal magaalada SHIIKH ee maamulka iskii isu magaacabay taas
oo markii dambe la ogaaday inay ka dambeeyeen maamulka hargaysa oo la
rabay in loogu marmarsoodo dad la rabay ina boobo lagana saaro
gobolkaa maaliyadooda la xalaalaysto waana midda hadda dhacday.
Faysal cali waraabo oo aad moodo in uu ugu horeeyo dadka qabiilku
madaxa maray ama CLAN BRAINWASHED ayaa waxa uu hadda ka hor laga
sheegay in uu yiri waxaa iiga dhow wiilka maqale ,kan koonfurta
soomaaliya waxaan ku leeyahay waa runtaa waayo kan wayaanada ahaaa
ayaad gabadhaada u gayn taqaanaa,
Waxaa kaloo mudan in ficil walba oo kadhaca dadkan minority ah ee
isaaq in lagu abaal mariyo mid la mid ah waayo waxaa wax la aqbali
karin ah inay joogaan XAMAR marka kuwa xamar laga soo buryo magaalada
BURCO ama BERBERA ama dhagaxbuur oo ganacsi ay ku leeyihiin sidoo kale
BOSASO ,ama KISMAYO BELEDWAYNE , waana in soomalida kale oo dhan u
midowdaa sidii looga abaal marin lahaa maamulkaan falalka fiisha xun
ee uu kula kacayo shacabka isga goosha gobolada dalka maamulkaa
QAADHICU DARIIQ AH waa in lala dagaalamayaa illeen yuhuud & maraykan
ayaay soo hogaaminayaa kuna layanayaa dadka soomaaliyeed ,
Maamulka tabarta daran ee wayaanada ayaa balan qaaday inuu u
sameeynayo maamulka kurdlanad wado dheer ee isku xirta xuduudka aan la
aqoon ee dhulka soomaalieed maamulka tigreerga ah u dhexeeya taas oo
suuroobi wayday ka dib markii mujaahidiinta ogaadeenya ay fashilyeen
ayna kala tuureen diideena inaan laga samayn dhulkooda dhexdiisa
wadadaan sharci darada ah & inaa ETHIOPAN adeegsan karin DEKADAHA
SOOMAALIYA meel kasta ha ku taalee taas oo fashil xoog ah ku noqotay
Waxaa kaloo maamulka BERBERA uu sheegay maalin dhawayd inay qabteen 30
nin oo dhalinyaro ah uu lagu tuhunsanyahay inay ka mid ahaayeen
JABHADDA MATASHA OGADEENIA ee ONLF oo ka mid ah jabahada ka degaalama
gobolka ogadenya oo la degaalama maamulka sharci daradda ku taagan ee
qowmiyada tigreega arintaas waxaan leenahay waxba kama jiraan haween ,
caruur ahay ahaayeen dadka la qabqabtay shaqana kuma laha ururada
dagaalama waayo ururadaan way ka dharagsanyihiin maamulka RIYAAL&
TIGREEGU INAY ISKU MID YIHIIN MARK IYAGA AYAAN TAGEYN,
ugu dambayntii waxaan u soo gubinaa maamulka kurdsland inay ka
waantoobaa falalka foosha xun ee ay samaynayaa ,oo ay ka shaqeeyaan
isku xirka shacabka soomaaliyeed,ayna ka waantoobaab waa maamulaan
sharcidarda ahee inay dhex dhigaan colaado waayo shacabku waa shacab
soomaaliyeed iskuma diri karaan DAAHIR RIYAAL & FAYSAL CALI WARAABE oo
laga hayo inuu yiri haddii la i dooran waayo FINISH PASSPORT ayaan
haystaa halka ayaan iska joogi halkaas ayuu doqonimo ka gaaray waana
ninka ugu liita walo xisbigiisa xagjirka ah ee BRAINWASH ka qabo uusan
ku guulaysan waligiina uusan u socon waan xisbiga UCID waxaan kaloo
kula talin lahaa odoyaasha reer waqooyiga & inta fikrada qabiil aysan
ku jirin in la daba qabto maamul ku sheegaan guuxiisay ka dheerayna ee
u hanjaba deriska dhinacyadda faraha badan kaga hareeraysan !!
WAAD MAHADSANTIHIIN
Ahmed Sheekh Abdullahi
LONDON. UNITED KINGDOM
ahmedpo@hotmail.com
QORAALKII HORE EE AHMED SHEEKH
Faafin: SomaliTalk.com | Dec 9, 2003
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh
qoraaga ku saxiixan
|