Ayaan Xirsi Mirihii ka Dhashay Dagaalka Sokeeye
Siciid Xasan Dhego cade
sdhegacade@hotmail.com
|
|
Ayaan
Xirsi Cali |
Ikraam
Cali-kaar |
Waa laba gabdhood oo
Soomaali ah oo labaduba jooga qurbe, gaar ahaan Yurub. Hadaba akhri
qoraalkii ay qortay Ikraam kana qortay Ayaan
Guji....
HADALO AY YIRAAHDEEN LABADAN
GABDHOOD:
Ayaan: waxay sheegtay in diinta islaamku "caburiso isla markaana
xaqirto dumarka".
Ikraam: waxay tiri "waxaa Ayaan darro ah in Ayaan ay maanta
sidato magacii soomaali ee islaanimada lugu yaqiinay oo diintii iyo
soomaalinamadii ay waxaan macno laheyn ka dooratay, islamarkaasina
faraha lagashay Diintii Ilaahey." [Tixraac...]
Dumarka Soomaaliyeed: Doorkoodii shalay iyo
maanta.[ceynte] |
Waxay soomaalidu tiraahdaa *Ninkii
wiilkiisu/gabadhiiisu dhinto hal mar buu ooyaa,laakiin ninkii wiilkiisu/gabadhiisu
xumaato mar walba wuu ooyaa.
Waxaa Sanadkan sii dhamaanaya ummadda soomaaliyeed iyo gaar ahaanba gobalkan
aan kaoo hadlayo la ilmaynayeen hadalada iyo najaasada kasoo qufmaysay
murtiyaddaa lagu magacaabo Ayaan oo runtii aana unisbayn karin magaca ay
wadato oo ay sheeganayso inuu dhalay khayr qabahaas oo shaki galiyay inay
tahay gabadhiisii waa Xirsi Magane.haddaba waxaan shaki ku jirin kuwa badan
oo la mid ah inay soo socdaan amase jiraan waayo waa wax loogu talagalay in
ummadda soomaaliyeed laga weeciyo diintii iyo dhaqankeedii wacnaa,
waxaan ayaamahan ku arkayay kuwa bogagga internetka soo galinaya oo duraya
dhawrsanaanta gabdhaha xijaabkooda, waxaase ka daran kuwa ku andacoonaya
inayba ahaayeen kiristan oo lagu bahdilo dalka soomaaliyeed yaa marka diidan
in cudud shisheeye ka dambayso arimahaas,
Ayaan ibtilo waxaa xoriyadda iyo dimuqraadiyadda xuqquqda dumarka dhegaha
loogu shubay in xoriyadu tahay in labo naagood isguursan karaan labo nin
isguursan karaan, jidadka sida xoolaha laisku orgayn karo, laisqaawin karo,
oo sidii lagu dhashay ay ka fiicantahay in ladato cowrada, bal eega wadanka
ay joogto ee Holand waa wadankii uhoreeyay ee soo jideeya waxaas aan kor
kusoo sheegay, kuwii hadalka usoo dhiibay ayaa ka yaabay oo yiri war bal
kaadso ayaan waaba naga dheeraysee, mujrimadaas bal waxay ku maagtay
dugsiyada iyo quraanka iyo ilaahii abuurtay ya garan wax kale mahane waa
ujeedadii laga lahaa dagaalka sokeeye ee soomaaliya.
waxaanu codsan walaalaha saxaafadda inayan ugu magac darin xirsi cali.
wabilaahi topwfiiq
Siciid Xasan Dhego cade
sdhegacade@hotmail.com
QORAALKII
HORE EE DHEGO CADE...
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan
Faafin: SomaliTalk.com | Dec 30, 2003
Wada-shaqayntu
Waa Furaha Guusha.. GUJI
|