Sannadguuradii
koowaad ee ka soo wareegtay markii Riyaale Kaahin Xooga Lagaga saaray
Laascaanood oo si weyn Looga Xusay magaalada Laascaanood
Asad
|
MAGACA
SOMALILAND WAA BEER: BEERNA HILIBKAA LAGU SUGAA
Ma runbaa in Gobolkaasi
uu goostay intii uu awal kula shirkoobay Koonfurta Soomaaliya? Yaa rabay
awal midowga? Ma Siyaasiyiinta mise Shacabka?
Fahad
|
"hadii
ay saraakiisha socdaalka Jamhuuriyadu ogaan lahaayeen in uu yahay qoraa
nacab ah oo qalinkiisa ku minjo xaabinaya qadiyada gooni isu taaga
somaliland waxaan hubaa in laba dible loo xidhi lahaa ee waxa laga yaabaa
in ay u qaateen walaweynta faraha badan ee u soo tuugsi taga magaalooyinka
camiran ee Somaliland"
Salahudin
|
"Miyaan
niman Waqooyi u dhashay ku heesin: marti waa la sooraa, magan waa la
bixiyaa? (Ina Ibraahin Cigaal iyo Riyaale maxay dhaheen? Marti waa la
raafaa, magan waa la dhiibaa!)"
C/Waaxid
|
"dadkaasi
la qabtay waxaa lagu tuhmay inay ka mid yahiin ama ku jiraan urur ka
mamnuuc ah Dalka aanu dariska nahay ee Ethiopia oo magaciisa la yidhaahdo
ONLF" Diridhaba
|
Kuwii
sannadihii hore gacanta lagu dhigayna dhamaantood dawlada Itoobiya gacanta
loo galiyey, waxaana la xaqiijiyey in ay dadkani ahaayeen dad maato ah, oo
dad ay qaraabo yihiin ugu yimi hargeysa si ay ula noolaadaan"
Asad |
"Shacbiga
Somalilandna aan qasab koonfur loogu sanduleyn Karin, ictiraafkeedana aanay
is hortaagi karin dad cuqdada ka qaba sida labada wiil ee ILMA SAMATAR. "
Faysal
|
"7/12/2002
ayuu madaxwaynaha jamhuuriyadda somaliland mudane daahir riyaaale kaahin
booqasho uu ugu diyaarinaayo doorashooyinka dawladaha hoose ee ka dhacayay
guud ahaan dalka ku tagay laascaanood, wax yar uun caga dhigashadiisii
kadib ayaa rasaasi cir iyo dhul iska qabsatay meeshii uu ku degey"
XagarYare
|
Waxaa layaab leh in dadka degan gobalada waqooyi
galbeed ay ku doodaan in Gobalada Sool, Cayn iyo Sanaag bari aysan sinaba ugu
go karin Somiland iyo xuduudihii ingiriisku sameeyey.
Waxayse aysan iswaydiin maxay tahay Somaliland,
Somaliland waa dhulka tirsan Jamhuuriyada Somaliya mudo ka badan sodon sano,
markii qarankii Somaliya burburayna dadka degan Waqooyiga Somalia waxay go’aan
sadeen inay Samaystaan dowlad iyaga u gooni ah.
Hadaba hadii Isaaq iyo Guddo Biirsay go’aansadeen inay
goostaan Waqooyi galbeed, togdheer iyo Awdal, Maxaa u diiday dadka Hartiyeed ee
degen Sool, Sanaag Bari, iyo Ceyn inay aysan ka bixin Jamhuuriyadii Soomaaliya.
Xabadii ka bilaabatay Xamar 14 sano ka hor wali waa ka
dhex socotaa, dagaal sokeeyana cid horumar ku gaartay majirto. hadaba dadka
Somliland waa inay siifacan ugu fiirsadaan qar iska tuurka Daahir Riyaale,.
Soomaali waxay ku maahmaahdaa taladaan laga fiirsan
waalagu rafaadaa.
C/Laahi Yuusuf Axmad iyo Maxamed Ibraahim Cigaal
midkoodna kuma degdegin inuu tago Laascaano ama deriskiisa dagaaal ku qaado,
waa ogyihiin in dagaal dibudhac maahane uusan waligiis horumar keenin.
Daahir Riyaale asagoon bil xukunka haysan buu Laascaano
isa sii taagay waase la ogaa wixii ka danbeeyey, hadaba dadka dega Gobalada
waqooyi waxaan u sheegaynaa hadii soomaali qeybsanto Somalilanda waa qeybsantay.
Wabilaahi Towfiiq.
Guled M. Warsame
Xiriiriye,
Dadweynaha Puntland
Gobolka California, USA
gwarsame@yahoo.ca