SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - LAASQORAY
SHIRKADO KA SOCDA THAILAND IYO KOREA OO MAANTA BOOQADAY MAGAALDA LAASQORAY

Sheekh Aduun  |  sheekhaduun@hotmail.com | Laasqoray, Soomaaliya

Waxaa maanata booqsho saacado qaadatay ku tegey magaalda laasqoray ee ka tirasan degaanka goblka sanaag  Wafti uu hogaaminaayo wasiirka wasaarada kalluunka puntland C/risaaq Cali Siciid Shaadoon, waftigaasi oo ka socday dalalka Kuurya iyo tayland ayaa ujeeda socdaalkooda la xiriiray sidii ay maalgelin ugu samaysan lahyeen degaanda puntland, ayagoo horay magaalda garoowe ugula soo kulmay madaxawayne xigaha puntland maxamed cabdi xaasahi.

Waftiga oo aan ka mid ahaa yaa saaka subaxii hore ka baqoolay huteelka way ee International Village ee magaalada Boossao anigoo ku sii jeednay degaanka Laasqoray, wadada oo raf ah awgeed ayaan in afara saac ka badan ku sii jiray, hase ahaatee waxaan gaaray duhrnimadii magaalda oo diyaa u ahayd soo dhowaynta waftigaasi uu horkaacyey wasiirka kalluumaysiga puntland.

Waxaan booqasho ku taganay wershad samaysa kalluunka oo ku taal halkaasi si ay uga cabrir qataan maalkgashigooda ama ugu dhiiradaan.

Waxaan halkaasi kula kulanay nin u sareeya shaqaalaha shirkadasi oo dhalashdisu tahay kuriyaan iyo rag kale oo ajnabi ah oo ka shaqaysta tasoo soo jiiday koxdii aan la socday.

Sheekh Aduun  |  sheekhaduun@hotmail.com | Laasqoray, Soomaaliya

Faafin: SomaliTalk.com | December 28, 2003

SIXID: LAASQORAY WAXAY KA TISAN TAHAY GOBOLKA SANAAG, EE KAMA TIRSANA GOBOLKA SOOL. (Update dec 29)

Gobolada Soomaaliya.... GUJI

Dadaalka ay hay'ada SOFIHA ku Dooneyso Waxbarista Gabdhaha Soomaaliyeed
iyo Dhallinyaro ka kala yimid Yeman, Jabuuti, Somaliland iyo Koonfur oo booqday Woqooyi Bari Soomaaliya
Guji

Shir Looga Wada hadlay Dhismaha Jaamacada Mudug
Galkacyo: Shir looga hadlayay dhismaha Jaamacad laga dhisayo Gobolka Mudug ayaa lagu qabtay dugsiga Sare ee Cumar Samatar Guji

JAAMACADDA BOOSAASO... EAU

 

<><><>.... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
 kaah

BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Denmark: Saciid Wesing : “dabcan waxa ugu horreeya ee aan Allaah weydiisanayo waa Jannada, kadibna inuu soo islaamiyo dhammaan qoyskayga ee aan muslimka ahayn”... Guji..


Singapore:
500 oo Qof ayaa Sannadkiiba Soogala Diinta Islaamka..
Guji


USA: Dacwadii Aba Sheikh
Said Aba Shiekh oo koox gaangiistaro ah ay ku garaaceen Seattle afar sano kahor oo weli kujira coomo ayaa... Guji


London, UK: Nin Soomaali ah oo Lagu Xukumay 8 Sano kadib markii lagu soo oogey dacwad ah in uu HIV si u gudbiyey laba dumar ah oo mid kamid ah ay Soomaali tahay... Guji


XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD