SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL
 Dec 23, 2003

BBC_DA WAA:ASATAANTA HORUMARKA,UMADA SOOMAALIYEED

Axmed Muuse Cabdulle

axmeddheere65@hotmail.com

 Keenya
tell 000254722284011

Umada soomaaliyeed waxa ey soomartay dhibaatooyin fara badan oo sabab u noqday qabyaalada, ixtiraamla'aanta, nin jacleeysiga, wax dhaliilka xumaanta & samaanta.

Dadka soomaaliyeed waxa eey lahaayeen idaacada dhoowra oo ka hadla wadamo badan oo dibada ka ah soomaaliya sida lantii soomaaliga ee talyaaniga, masar, midoowgii soofiyeedka, laanta soomaaliga ee BBC-da, laakiin inta badan hada ma shaqeeyaan marka laga reebo laanta somaaaliga eeBBC_da oo iyada isku xilqaanta soo gudbinta barnaamishyo ka hadlaya nabada, wax barashada, xaalufintadhirta sida nabaad guurka, laanta soomaaliga ee BBC_da intaa caqliga u saaxibka ahi waxa eey u tahay horumarka & baraarujinta dadka soomaaaliyeed, BBC_da waxa eey qeeb lixaadleh ka qaadataa baraarujinta nabada oo waxa daliil cad u ah in eey BBC_da udirto wariyaal wararka ka soo tabiya meel walba oo eey gogol soomaaliyeed eey taalo tusaalle ahaan BBC_da laanta soomaaaliga waxa ee udirtay wariyaal ka madax banaan kuwa u jooga shirarkii ka dhacaydalalka ETHOPIA, JABUUTI, KENYA, MASAR, waxaana wada ognahay iyadoo maamulka BBC_da laanta soomaaliga ka damqayo dhibaatada soomaaliya daashatay in uu saa u sameeyo oo waliba eey tagaan goobahaasi madaxda & maamulka BBC_da laanta soomaaliga dhinaca kale waxa eey iska xil saaraan wariyaasha laanta soomaaliga ee BBC_da sidii eey in dhaha caalamka ugu soo jeedin lahaayeen dadka soomaaliyeed oo eey dhibaatada heeysato hadeey noqon laheed dhinaca amaanka abaaraha tahriibka oo BBC_da waxa eey waariyaal udirtaa goobahaas sida dhibaatooyinkii umada soomaaliyeed ka soo gaaray TAHRIIBKII YAMAN&KII LIIBIYA oo BBC_da waxa eey goobahaasi u dirtay wariye cabdi salaan ibraahin(HAREERI) & wariye cadoow oo BBC_da u dirtay liibiya dhinaca barnaa mishyada BBC_da waxa eey soo deeysaa kuwo tayo leh qiimo badan faa iido badana uleh mushtamaca soomaaliyeed,waanaa sidan barnaamishyada eey BBC_da laanta soomaaligu dhageestayaalka dhageesta eey u sii deeyso

Barnaamijyada

Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da oo Jawaab u Weydey Eedaymihii Kaga Yimid Reer Bosaso
Suxufiyiin katirsan BBCda, Arday ka socda Jaaliyada dibadda iyo shacab faro badan oo booqday guriga SOFIHA, Bosaso Guji

"Ingiriisku waxa uu ka quudiyaa Soomaalida maskaxda isaga oo adeegsanaya BBC-da laanteeda afsomaliga." Yusuf Garaad

 

Laanta Soomaaliga ee BBC-du waxa ay sii deysaa barnaamijyo kala duwan, waxaana ka mid ah wararka caalamka oo aan maalin walba sheegto, oo ay weheliyaan barnaamijyo isugu jira ammuuraha markaa taagan, Wareysiyo, Baafin, Doodo, iyo Barnaamijyo aqoon korarsi ah.

11:00 GMT oo u dhiganta 14:00 SGA Maalin walba

14:15 GMT oo u dhiganta 17:15 SGA Sabti - Arbaco

14:00 GMT oo u dhiganta 17:00 SGA (Khamiis iyo Jimco)

18:00 GMT oo u dhiganta 21:00 SGA Habeen walba

Maalmaha Sabtida ilaa Arbacada wararka caalamka waxaad maqli kartaan saacadaha 11:00, 1430 iyo 1800 GMT, iyo barnaamijyo kale oo Soomaali ku baxa:

SABTI

Idaacadda Duhurnimo 11:00 GMT waxaad ku maqli kartaan wararka ugu dambeeyay ee caalamka.

Baafinta iyo Tacsida 1415 GMT kadib, waxaad maqli kartaan Ammuuraha Taagan: Barnaamijka Dunida iyo Maanta

Wararka Adduunka 1800 GMT kadib, waxaan idiin soo gudbinaa Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta Waxaad kaga bogan kartaan barnaamijkan suugaanta Soomaalida, hadii ay ahaan lahayd gabayo, heeso, muusig iyo sheekooyin suugaaneed intaba.

AXAD

Idaacadda Duhurnimo 11:00 GMT waxaad ku maqli kartaan wararka ugu dambeeyay ee caalamka.

Baafinta iyo Tacsida 1415 GMT kadib, waxaad maqli kartaan Ammuuraha Taagan: Barnaamijka Dunida iyo Maanta

Wararka Adduunka 1800 GMT kadib, waxaan idiin soo gudbinaa Barnaamijka Taariikhda Soomaalida, waa barnaamij muhiim ah oo aad ku baranayso taariikhda Soomaalida, iyadoo ay ka hadlayaan xubnihii ku lug lahaa ama xog ogaalka u ah taariikhda Soomaalida.

Been abuurkii afduubka Marwada Madaxweynaha BL Xaawo Cabdi Samantar (ciridyaanbo) iyo Dr. Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab)
Guji... [Feb 6. 2001]

ISNIIN

Idaacadda Duhurnimo 11:00 GMT waxaad ku maqli kartaan wararka ugu dambeeyay ee caalamka.

Baafinta iyo Tacsida 1415 GMT kadib, waxaad maqli kartaan Ammuuraha Taagan: Barnaamijka Dunida iyo Maanta

Wararka Adduunka 1800 GMT kadib, waxaan idiin soo gudbinaa Barnaamijka CayaarahaWaa fursad aad ku maqli kartaan qeybaha kala duwan ee cayaaraha Somalida iyo kuwa adduunka markaa ka dhacaya.

TALAADA

Idaacadda Duhurnimo 11:00 GMT waxaad ku maqli kartaan wararka ugu dambeeyay ee caalamka.

Baafinta iyo Tacsida 1415 GMT kadib, waxaan idiin soo gudbinaynaa Ammuuraha Taagan: Barnaamijka Dunida iyo Maanta

Wararka Adduunka 1800 GMT kadib, waa Xubinta Caafimaadka

Waa barnaamij ku saabsan Calaamadaha, Dawaynta Cudurada iyo Aqoon guud oo arrimaha Caafimaadka la xiriira.

ARBACA

BEEN ABUURKII NAAGO ISKU GUURSADEY BOOSAASO GUJI...  [21 Feb. 2001]

Idaacadda Duhurnimo 11:00 GMT waxaad ku maqli kartaan wararka ugu dambeeyay ee caalamka.

Baafinta iyo Tacsida 1415 GMT kadib, waxaan idiin soo gudbinaynaa Ammuuraha Taagan: Barnaamijka Dunida iyo Maanta

Wararka Adduunka 1800 GMT kadib Xubinta Dhaqaalaha Somaalida

Waxaan ku soo qaadanaa arrimaha dhaqaale ee Somalida.

KHAMIIS

Idaacadda Duhurnimo 11:00 GMT waxaad ku maqli kartaan wararka ugu dambeeyay ee caalamka.

Baafinta iyo Tacsida 1400 GMT kadib, waxaan idiin soo gudbinaynaa Ammuuraha Taagan: Barnaamijka Dunida iyo Maanta

Wararka Adduunka kadib 1800 GMT Waxaad idiin soo gudbinaa barnaamijka Waxaan u soo jooga oo siyaasiyiin, aqoonyahanno, abwaano, fanaaniin iyo guud ahaan bulshada ay ku soo gudbiyaan waxyaabaha xusuusta gaarka ah ku reebay ee ay u soo joogeen.

JIMCO

Idaacadda Duhurnimo 11:00 GMT waxaad ku maqli kartaan wararka ugu dambeeyay ee caalamka.

Baafinta iyo Tacsida 1400 GMT kadib, waxaan idiin soo gudbinaynaa Ammuuraha Taagan: Barnaamijka Dunida iyo Maanta

Idaacadda 1800 GMT waxaanu idiinku soo gudbinaa wararkii ugu dambeeyay ee caalamka.

MAQAALADII ARAGTIDA DADWEYNAAH EE BBCDA AF-SOOMAALIGA  

hadaba shacabka soomaaliyeed waxa eey dhaliil uun u soo jeediyaan laanta soomaaliga ee BBC_da taa soo fajacin ku noqotaay dadkaa xiiseeya barnaamishyada waxaa kaloo jira dad caadeestay in eey si toosa u caayaan tifa tiraha laanta soomaaliga ee BBC_da YUUSUF GARAAD CUMAR AXMED dhab ahaantii waxaan wada ognahay dadaalka uu yuusuf u galay laanta soomaaliga eeBBC_da&sidii eey aheed isaga ka hor waxaan ognahay dadaalka yuusuf garaad in soomaalidaa loo ogolaada saacado dheeraada waxaana marna cidina aanay ilaawi karin dadaalka uu u galay in si sahlan dadka eey u dhageestaan BBC_da oo uu ku dadaalay in laga dhageesto meelo badan oo soomaliya ah muujada FM, oo si sahala aad u dhageeysan karto adigoo uundhiba kala kulmin oo si sahala aad ula socoto dadka dacaayadeeya tifatiraha laanta soomaaliga ayaa ku eedeeya in uu yahay qabyaaaladiiste laakiin isaga uma jawaabo oo wax wara kama bixiyo eedeeymaha loo soo jeediyo oo waxa uu iskaga daayana dadka yaqaanaa yuusuf ku macneeyeen in uu yuusuf yahay nin masuula oo eeyan ha booneen in uu u jawaabo cid walba hadii eey taasi dhacdana eey noqoneeyso dhibaato uun sii siyaaday yuusuf dadka yaqaanaa waxa eey yiraahdeen waa been aan waxba ka jirin ee dadka wax sheegayaa waa dad gaari waayay dadaalka yuusuf hadaba BBC_DA

waa BBC_DA WAA:ASATAANTA HORUMARKA,UMADA SOOMAALIYEED

Axmed Muuse Cabdulle

axmeddheere65@hotmail.com

 Keenya
tell 000254722284011

-dhammaad-

December 23,  2003

Faafin: SomaliTalk.com  

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

»Cudurka Aidska iyo BBC-du maxay wadaagaan?  [Cali]


Dhibaatooyinka Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-du ku hayso Soomaalida Xorrnimo doonka ah ee Ogaadeenya Guji...

Bishii Febraayo ee 2001 ayey ahayd markii Garsooraha 1aad ee maxkamadda darajada 1aad ee magaalada Bosaaso Sh. Maxamed Cabdi Awaare uu beeniyay warbixin ku saabsan laba haween ah oo isku guursaday Bosaaso oo maxkamaddu ku xukuntay in la dilo, warkaas oo ay markii hore ay BBCdu werisey oo beenoobey [Akhri warbixintii wargeyska Sahan..]. Isla Bishii febraayo ee 2001 ayey ahad markii BBC-du sheegtay in la afduubay Marwada Madaxweynaha BL Xaawo Cabdi Samantar  iyo Dr. Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo ka mid ahaa guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Buntilaan, warkaas oo BBCdu werisey oo beenoobey... [Eeg warbixintii Maxamed-Deeq Cabdulqaadir]. BBC-da laanteed afka Soomaaliga waxaa la asaasay 18kii Luuliyo, 1957kii xilligaas oo Soomaalida oo dhammi ku hoos noolaayeen gumeysi.


HEERARKII BBC-da AF-SOOMAALIGA

  • 18kii Luuliyo, 1957kii ayaa BBC-da Afka Soomaaligu shaqadeeda bilowday, waxay waagaas hadlijirtey labajeer toddobaadkiiba oo midkiiba yahay 15daqiiqo oo qura. Xilligaan Soomaalidu waxa ay ku hoos noolayd Gumaysi. [1948 ayaa qaramada midoobey guddi u direen Soomaaliya, si ay usoo ogaadaan cidda ay Soomaalidu rabaan. 21 kii bishii Nofeembar ee sannadkii 1949 ayaa qaramada midoobey xukuntay xornima gaarsiinta Soomaaliya iyo in 10 sano Talyaanigu ka ahaado wakiil. April 1, 1950 ayaa talyaaniga lagu wareejiyey koonfurta Soomaaliya si uu xorriyad u gaarsiiyo. July 1, 1960 ayey ahayd xilligii ay Koonfurta Soomaaliya xorowdey.]
  • Sebtembar 1958kii ayaa lagadhigay in ay hadasho 15daqiiqo maalinkasta, waqtigan sida kor ku cad waxaa soo dhowaadey xoriyadii Soomaaliya. [Maarso 1959: waxaa dhacday doorashadii ugu horeysey ee Soomaaliya. 83 kursi oo kamida 90 kii kursi oo loo tartamayey waxaa ku guulaystey xisbigii SYL.]
  • 1dii Luulyo, 1961-kii, waa markii halsano kasoo wareegtey xoriyadii Soomaaliya ayaa lagadhigay in ay hadasho 30-daqiiqo. [1 July 1960 waxay ahay xorriyadii Koonfurta Soomaaliya, iyo israacii Woqooyi iyo Koonfur]
  • 25kii Maarso 2000-kii, waa burburkii Soomaaliya kaddib'e, waxaa waqtigii lagadhiagy 45-daqiiqo oo Sabti-Arbaca ah iyo 1-saac oo Khamiis iyo Jimce ah. [August 26, 2000 waxaa soo gabagaboobey shirkii Carta, Jabuuti]
  • Sannadka 2002 waxaa lookordhiyey waqtiga iyadoo lagusoo daray saacado dheeraad ah eeg: BBC.11:00 | BBC.14:00 | BBC.16:00 | BBC.18:00.[Waxaa soo food yeeshay shirka Nairobi ee dib u heshiisiinta Soomaalida]
     
  • DOODII iyo RA'YIGII DADWEYNAHA...

.... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
 kaah

BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Denmark: Saciid Wesing : “dabcan waxa ugu horreeya ee aan Allaah weydiisanayo waa Jannada, kadibna inuu soo islaamiyo dhammaan qoyskayga ee aan muslimka ahayn”... Guji..


Singapore:
500 oo Qof ayaa Sannadkiiba Soogala Diinta Islaamka..
Guji


USA: Dacwadii Aba Sheikh
Said Aba Shiekh oo koox gaangiistaro ah ay ku garaaceen Seattle afar sano kahor oo weli kujira coomo ayaa... Guji


London, UK: Nin Soomaali ah oo Lagu Xukumay 8 Sano kadib markii lagu soo oogey dacwad ah in uu HIV si u gudbiyey laba dumar ah oo mid kamid ah ay Soomaali tahay... Guji


XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD