SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

December 16, 2003

Faahfaahin ku Saabsan Dagaalkii lagu Hoobtay ee Xeraale

Wararka naga soo gaaraya magaalada xeraale ee gobalka galgaduud waxay shegayaan in saakay saacaddu markay ahayd 6dii subaxnimo waqtiga geeska afrika,uu halkaas dagaal aad culusi ku dhexmaray labada beelood ee mareexaan iyo Fiqimuxumd(Dir), kagadaal markii beeli soo qaaday duulaanka ayadoo aan ku qanacsanayn waan waan ay ka dhexwadeen masuuliyiin iyo waxgarad kale oo la degan degaanka .

JARAA'IDKKA & SOOMAALIDA
Waxyaabahii ay Jaraa'idka Caalamku ka qareen Soomaalida:  English.Version...Click

Wararka lagu helayo fooniyaha waxay sheegayaan in ugu yaraan 45qof ay ku dhinteen dagaalkaas,in ka badan 75 kalena ku dhaawacmeen,waxay kaloo sheegayaan wararku in dagaalka loo adeegsay hub culus oo ay kamid yihiin beebayaal iyo gawaarida gaashaaman,ayadoo mid ka mid ah beelaha halkaas ku dagalmaya ay maanta saxaafadda usheegtay inay ka qabsadeen waxay ugu yeereen kuwii soo duulay 4beebe iyo hal dhesheeke,iyo ugu yaraan 20qoryaha fududa.

Sida laga warqabo dagaal dad badani ku riiqdeen ayaa labadaas beelood ku dhexmarayay aagaas,kaasoo markiisii hore ka bilowday aano qabiil oo nin ganacsada ah lagu dilay magaalada Caabudwaaq,taasoo waxba kasuuroobi wayday dhexdehaadin ay isku xilsaareen culumaaudiin iyo waxgarad isxilqaamay,dagaalka maanta ayaa lagu tilmaamay kii ugu kharasaaraha badnaa tan iyo intii ay beelahaasi coloobeen horaantii sanadkan.


Cabdi Xasan Somalitalk.com/Muqdisho
abdi172@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com Dec 16, 2003

WAXYAABIHII AY SAXAAFADA CAALAMKU KA QOREEN WARARKA DAGAALKA XERAALE

Somali clan warfare leaves 34 dead
Al-Jazeera, Qatar - 3 hours ago
... in two days of clashes between rival clans in central Somalia. Elders from the region
said the clashes took place on Monday and Tuesday in the central Somali ...

Fatal clan clashes die down in Somalia
Mail & Guardian (subscription), South Africa - 
... Somalia, elders said on Tuesday. "Around 34 people were killed and 80 others were
wounded by renewed clashes [on Monday and Tuesday] in the central Somali town ...

 

Some 34 killed in two days of clashes in central Somalia
Channel News Asia, Singapore - 
... in central Somalia, elders told AFP. "Around 34 people were killed and 80 others
were wounded by renewed clashes (on Monday and Tuesday) in the central Somali ...

 


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
  

. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....

.... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
kaah
Denmark: Saciid Wesing : “dabcan waxa ugu horreeya ee aan Allaah weydiisanayo waa Jannada, kadibna inuu soo islaamiyo dhammaan qoyskayga ee aan muslimka ahayn”... Guji..
Singapore:
500 oo Qof ayaa Sannadkiiba Soogala Diinta Islaamka..
Guji


USA: Dacwadii Aba Sheikh
Said Aba Shiekh oo koox gaangiistaro ah ay ku garaaceen Seattle afar sano kahor oo weli kujira coomo ayaa... Guji
London, UK: Nin Soomaali ah oo Lagu Xukumay 8 Sano kadib markii lagu soo oogey dacwad ah in uu HIV si u gudbiyey laba dumar ah oo mid kamid ah ay Soomaali tahay... Guji
XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI
BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD