JAWAABTII GUDOOMEYE KU XIGEENKII HORE EE
JAAMACADA CAMUUD: waa kaadib, waa beenaale, waa jaahil.
"Xataa kuwa xijaabka xiran (dumarka
Soomaaliyeed) waxay cabaan khamriga, waxay la seexdaan ragga, waana isku
qariyaan ama waa is qariyaan" Sidaas waxaa yiri Ahmed Hashi Abib.
Xaashaa lillah: Xataa ninkii uu Abiib u
waramayey oo ah nin aan wax diin ah haysan ayaa Soomaalida wanaag u qiray
asagoo yiri: "Dadkii Islaamiyiinta ahaa ee aan la kulmay (Boorame iyo Burco)
waxay ahaayeen koox daacad ah, si wanaagsan u nool oo dadaalaya, kuwaas oo
badan koodu ahaan lahaa kuwo ku nool gurigayayga Orem, Utah (USA)" GEORGE
PACKER.
Ninkii laga eryey jaamacad camuud (Axmed Xashi Abiib)
waxaa qofka muslinka ka xaaraan ah ,sida rasuulku inoo sheegay ,1) maalka qofka
muslin 2) cirdiga ama sharafta muslinka 3) dhiiga.
Waxaa uu ku qoray,jornaal la yidhaa (The Nation,
www.thenation.com) oo
warbixin ku siiyey, nin la yidhaa ( George Packer),oo soo baxay april
2002,wuxuu ku qoray axmed xaashii abiib, "gabdhah xijaaban ee muslimiinta,
xijaabku kama aha dhab ee way isku qarinayaan, way siniystaan, habeenkii
khamirga ay cabaan."
QUOTE FROM Ahmed Hashi Abib |
WAXA UU YIRI... "(Masaajidada
badan iyo xijaabka) waxba kama hooseeyaan. Xataa kuwa xijaabka xiran waxay
cabaan khamriga, waxay la seexdaan ragga, waana isku qariyaan ama waa is
qariyaan" "If you want
to measure how strong Islamic extremism is by measuring the number of
mosques
and the number of women wearing the
veil,
that would be a wrong measure. If American satellites could somehow count these
things, they would have a very wrong measure.
There's nothing behind it,
absolutely nothing behind it.
Even the ones who wear the
veil drink alcohol, go to sleep with men and hide their identity." He
concluded, without irony, "We hope this place will become the Mecca for
education all over Somalia."
Abib...Read Here....
Ninkii uu Ahmed Abib u
waramayey oo magaciisa la yiraahdo GEORGE PACKER (oo sida uu qirtay ah nin aan
wax diin ah lahayn) hadaladiisii waxaa kamid ahaa:
Dadkii Islaamiyiinta ahaa ee aan
la kulmay waxay ahaayeen koox daacad ah, si wanaagsan u nool oo dadaalaya,
kuwaas oo badan koodu ahaan lahaa kuwo ku nool gurigayayga Orem, Utah (USA)"
George Packer...Read
Here....
What I found at the very least complicated the American idea of who "they" are.
The Islamists I met turned out to be a group of earnest, right-living strivers,
many of whom would have been at home in Orem, Utah. Their turn to Islam has
less to do with rejecting the West than with wanting to join the modern
world....
Read Here....
|
Wax dad badan ku mashquul san yihiin axmed maxaa
jaamacada looga eryey, waxaan leehay ma arkeen wali
maqaalka gudiga jaamcadu,
markaa waa in ay ini dhibto qofka meel kaga dhaca dadka musliinta sharaftooda ,
ilaahay wuxuu ku yidhii kitaabka quraanka, waa qisadii lawada yaqaanay ee
suratul an,nuur ee ifki,ee been abuurashadii ku dhacay umul muminiin,
caashi, ilaahay raali ha ka noqdee, ilaahay ku bari yeelay, surad an nur aayad (4).
Kuwa sina ku gana ama ku sheega haweenka dhawrsoon, oo an keenin afar markhaati
garaaca sideetan (80) garaacood, hana ka aqbalina, marag waligood, kuwaasi waa
faasiqiin, ayaad kale surad an nuur aayad (15) markaa kula kulmaysaan qadafka carabkiin,oo
ku dhahaysaan afkiin waxay adaynaa ogayn, una malay naysaan wax fudud oo eebe
agtiis ay ka wayntahay.
Xadiiskii rasuulka (ee uuwariyey imaam axmed wuxuu ka
waariyey cani-sobaan , cani nabiyu salaahu calayhi wasalam, wuxuu yidhi rasuulku
1) hadhibina adoomada ilaahsy ,2) hana ceebaybnin ,3)hana dooni ceebahooda,
ninkii doona ceebaha walaalkii muslin,ilaahay baa doona ceebtiisa ilaa ilaahay
uu ku fadeexadeeyo isaga oo gurigiisa jooga.
Hadaba waxaa leeyahay (axmed xashi abiib)
ilaahay ha uga toobadan keeno uu waliba meel fagaaro ku cadeedo ama joornaalad ku
soo qoro, waayo waa hadal gaf oo ah inuu iclaamiyo in uu ka toobad keenay, si loo
ogaado.
Waxaan leeyahay cirdiga muslimiinta hala iska ilaasho ,oo
ha ogaado in ilaahay ciseeyey dadka muminiinta. Adoo gaal u waramaya in aad
dadka muslinka aad cirdigooda wax ka sheegto ma'aha wax wanaagsaan, ilaahay
diintiisa ha barto inta uu tusaale ku soo qaadanayo jaamacad camuud waxay noqon
mako, waxaa halkaa inoo ga cad jahliga uu kaga sugan yahay diinta islaamka axmed xaashi abiib, waliba ninkaas ayaa musuul u haynjiray jaamacad
camuud , waar xishoo oo gabdhaha muslimiinta ee kaa fiican afka ha u taagin,
intaanad hadalna wax baro, jaahil yahaw, cilmigu waa siduu yidhi ilaahay ha u
naxareestee (sheekh ibnu qayim al jawsi) cilmigu waa qaala, laahu wa qaala rasuul
,wa qaala saxaaba.
wixii khayr waxan ka racaynaa salafkii, wixii gadaal ka
yimid waan ka fogaanaynaa.
maqaalka waxaa ka radisaa (The
Nation, www.thenation.com)...
Waa kan maqaalkii ee akhri... GUJI.. (English)
Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wa barkaat
Xaamud Cali Cilmi
hamud13@hotmail.com
QORAALADII HORFE EE XAAMAUD
Faafin: SomaliTalk.com | Aug 25, 2003
....
Copyright
& Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
Kulaabo bogga hore ee
www.somalitalk.com
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan
|