LEGAL AID SOCEITY OF
MINNEAPOLIS
IMMIGRATION LAW PROJECT
430 1st Av.North Suite 300
Minneapolis, MN 55401
Xareynta Sharciga TPS
iyo Qareeno Bilaash ah
I I D H
E H
|
|
Somalida gobolka Minnesota waxaa la ogeysiinayaa in Dowladda Maraykanka ay
ogolaatay in Somalida heysata sharciga ku meel gaarka ee TPS loo yaqaan loo
kordhiyo sanad siyaado ah ka dib markii ay qiimeeyeen amniga qof ku nool
waddanka Soomaaliya. Xareynta sharcigaasi wuxuu ku eg yahahy Bisha September
17,2003.
Sharuudaha Qofka sharcigan xareyn kara:
1-Inuu yahay qof Soomaali ah
2-Inuu horey u xoreeyey sharciga TPS (xitaa haddii weli uu sugayo)
3-Inuu san dambiile aheyn
4-Inuusan heysan sharci kale laheyn
5-Inuu codsiga ku lifaaqo lacag $120 oo money order waa haddii uu rabo warqadda
rukhsada shaqada
6-Waa inuu buuxiya foomamka I-821 iyo I-765 ee laga helo webka immigration
www.immigration.gov
Waxaa la filayaa in dad lagu qiyaasay 360 qof oo Soomaali ah ay xaq u leeyihiin
in ay xareeyaan sharcigan TPS ah.
Qareenada ama shaqaalaha Mashruuca Qaanuunka Socdaalka ee Minneapolis Legal AID
ayaa si bilaash kuu caawini doona Maalmaha soo socda:
Maalinta |
Bisha
|
Saacadda |
Meesha |
Arbacada
|
August 13,03 |
9:00am-11:30 |
430 1st Av.North #300, Minneapolis, MN55401 |
Arbacada
|
Sept. 10,2003 |
9:00am-11:30am |
430 1st Av.North #300, Minneapolis, MN55401 |
Khamiis |
August 21,03
|
1:00pm-4:00pm |
Brian Coyle Center : 420 15th Av.South Minneapolis,MN
oo u dhow (Xaafadda Ceder ee Soomalida degan)
|
Sabtida |
Sept. 6,2003
|
1:00pm-4:00pm
|
Brian Coyle Center : 420 15th Av.South Minneapolis,MN
oo u dhow (Xaafadda Ceder ee Soomalida degan)
|
Diyaariyey: Garyaqaan Sh.Xasan Jaamici
Email:
Hmohamud@midmnlegal.org
Faafin: SomaliTalk.com | July 8, 2003
....
Copyright
& Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
Kulaabo bogga hore ee
www.somalitalk.com
|