ITOOBIYA MA DAWLAD KU DHISAN DIMUQRAASI MISE DAMAC?
Abdi
Yare
kahin2002@hotmail.com
ma ogtahay nidaamka dhabta ah ee ay
xukuumadihii itoobiya soo maray wadaageeen ?
mase ogtahay in waliheed aysan soo marin
xukuumad shacabku soo doortay?
inta aynaan isku dayin inaan ka jawaaabno bal
horta aan dib u fiirino taariikhda xukuumada itoobiya ilaa tan hada haysta.
1855 ayaa waxaa boqortooyada xabahida qabsaday
tewadros kii kiilabaad kadib mar
kiidagaalo badan ay isla galeen iyaga dhexdooda ayaa uu i is dilay kadibna uu
lawareegii yohanis4 (yohaanis\kii afraad) 1868 ilaa hada sida ka jirta itoobiya
waaa dhacda in in marka xukuumad dhalato ay ku xad gudubto qaynaha kale e
bulsha deedna uu mucaarad ubaysan ka garab dhasho xuuumadii cusbayd habka
qalafasan ee ayku dhaqmayaa awgeed kadib waxaa isna ka garab dhashay mucaarad
aad u xoogbadan oouu hogaamin ayo minilik2(labad) kaasi ooisna lawareegay kaib
markii lagu dilay yohanis dagaal uulagalay suudaan kuna dhintay mesha oo
yaqaano magdala oo sudan ah 1889 minilik na uuhaystay ila ii ka geeriyoodday
kaas oogaa in aybedeli doonto un cida siaga xoog kaga qaada kadib geeridiisana
waxaa qabsaday gadhiisa saiduti taas o iayada sida lasheego la dilkay1920kii
kadib waaa lawareegay xayle salaase walow
uusan ka duwanayn xukuudahii ka danbeeya iyo kuwii hore toona ayaa hada waxaa
lagu tiriyaa inuu kamid ahaa raga ugu ad adka dhinaca ba ni aadn nimada iyadoo
xiliyaadaas ay dhashen dawlado afrikaan ah o ku dhisan habka dimoqraasiga ah
ayaa dadku waaa aad u diidanaayee ninaadkiisa gumaysi hase ahaate xayle salase
dheg jalaq uma siin oo waxa u u raadinayay dal balaadhsi kaasi oolawareegay
qaybtii ugu danbaysay ee dhulka somalidu degto (OGADEN) kadib waxaa wadan ka
kadhacay banaa ban xyo lagaga so horjeedo iyadoo ay sii siyaadsay nacayb ki8isa
abaartii1972 ilaa974 taas oo uu iska inbdhatiray waxna uusan ka qaban ladin
waxaa dhacay inqilaabyo badan oo dhicisoobay iyo dhaqo ka fadhiisigii
shaqaalaha kadib markii ay dhamaanwayday ayaa uu magacaabay fenrayo 1974dawlad
maqarsaar ah oo uumadax uga dhigay Endelkechew Mokonen oo katirsan qoyska Xayle
Salaase hase ahaate bishiui September lasameeyey inqilaab xukunka laga qaaday
oodad badan ayku dhinteen xataa Mokonen kaas xayle salaasena la xabisay ilaa uu
ka dhinto ogosto 1975tii loona doortay maxad wayneTafari Benti hase ahaate sida
aan soo sheegnayba waa dawlado ku dhisan hadba ninkii xoog leh sidaas daraadeed
markiiba la afgenbiyey o xukunka uu qabaday mingistu Xayle Maryam
Xukuumada mingiste waay ukala qaysanay shan
gobol oo waawayn (ERITREA, OGADEN.ASSAB,DIRE DAWA,IYO TIGRE) sida aan soo
sheegnay qorsahaha iyo habka gumaysa oo ah isir ay wadaagaan sida cadaadinta
xuquuqda aadamka saxaafada ikhtioyaarka hadalka (freedom of speech iyo kuwo
kale oo badaniy hase ahaatee intaas aan soo sheegnay ee waaagaa iyo
qalafsanaantiis shkhsiyad ayaan waxaa aad looga so hoorjeedasaday waxaana
dhashay mucaaradyo aad u xoogleh taas oosababtay in dhaqaalaha wadan ku uuhoos
u dhaco wixii soogalana lagula dagaalamo jabhadaha hubaysan kadib markii uusoo
ifbaxayt burburkuu wadananii looyaqaanay midawga soofiyte(SOVIET UNION ee
wadamo badean oo yurub ah sida hungry polan czekslovakia iwm ay kaxorooben ayaa
waxaa cadaatay in xukuumada mingiste ay san sii iri doonin
Horaantii 1991 ayaa waxaa sii darmay xooga
jabhada lagaalamayay sida EPLRF( ERITREA PEOPLELIBRATION FRONT) iyadoo ay
xiligaasna jiray abaar aad uxun o ayku dhinteen dad gaadhaya 4 milyan dad
wynuhuna uuaad udalkbayayo inuu is casilo hads e ahaatee uu diiday kuan
dhawaaqy xabad joojin hase ahaate cidna dheg jalaq uma siin
kadib uu dalka kabaxsaday 21dii may iagoo
magaan galyo ka helay Robert Mugabe
kadib waxaa dalka laweegay jabhada hada
haysata ee TPLF YHADABA AKHRISTOW MAIYAAD UMALAYN IN HIDAHA AY KULAA DUWANAAN
WAAYEE 7DAAA MADAX WAYNE UUKA DUWN YAHAY ZENAWI?
MASE LASOCOITAA IN UUYAHAY MIDKA UGU DARAN
DHANKA XAQUUQDA AADAMAHA
SI AAN ISULA ARAGNO MARLABAAD AYAAN KA
SHEEKAYN DOONAA WAXII LASOO GUDBOONAADAY IYO DAMCIISA SOOMAALIDA
MALEZ NA WAXAA UU RAJAYNAYAA SIDA AY UGU
GUULAYSTEEN MADAX DII KA HORAYSAY( MINILIK , XAYLE SALAASE ILAA MINGISTE OO
HADAF KOODU AHAA INAY QABSADAN DHAMAAN SOOMALIDA) SOOMALIYEED AYAA ISNA RABAA
IN UU LAWAREEGO HANMBADA IYAGU IS KU JEEDA EEN ARAG!
Abdi Yare
kahin2002@hotmail.com
-dhammad-
Faafin: SomaliTalk.com | July 6, 2003
Idaajaa oo Qoraal
Taariikhi ah Kasoo Saaray Federaalnimada Soomaaliya
Axmed Faarax Cali "Idaajaa" ayaa qoraal kasoo
saaray ujeedada
Guji...
....
Copyright
& Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
Kulaabo bogga hore ee
www.somalitalk.com
|