Shaqadii gudiyadda oo 5 kamid ah oo loosoo gudbiyay
Kiplagat.
Ridwan Xaaji Cabdiwali
ridwanhaji14@hotmail.com
2/4/2003
Nairobi-Kenya(RID)
Guud ahaan 6da guddi ee arimaha dib u heshiisiinta ayaa loo gudbiyay
qoraaladoodii gudoomiyaha gudiga farsamada IGAD ahna ergayga kenya u qaabilsan
wada hadaladda nabadda ee dalka soomaaliya.
Gudiyadaas oo ay kamid ahaayeen xalinta khilaafka iyo dib u heshiisiinta, hub ka
dhigista, dhaqaalaha, hanti isu celinta iyo axdiga ayaa soo jiitamayay tan iyo
15kii October markii shirwaynaha qaran uu ka furmay magaalada Eldoret ee dalka
Kenya.
Marka laga reebo gudiga axdiga ee arimaha dastuurka inta kale waa ay gudbiyeen
qoraaladoodii oo haatan loo xilsaaray gudiga Iswaafajinta qoraaladda 6da ah.
Waxaana gudiga axdiga khilaafkiisu uu ku salaysanyahay labo fikrad oo ay kala
muujinayaan xubnaha gudigaas oo kor u dhaafaya 30 xubnood waxaa ay ku kala
gadisanyihiin qaabka dawlad nimo iyo shuruucda loo dajinayo.
Ridwaan Xaaji C/Wali
Mbagathi, Nairobi, Kenya
ridwanhaji14@hotmail.com
SOMALITALK.COM | March 3, 2003
KIPLAGAT
OO HOGAAMIYAYAASHA SOOMAALIYEED UGU BAAQAY SHIR DEGDEG AH OO LAQABANAYO 18ka
MAARSO
Shirkaas qododbada looga hadli doono waxaa kamid ah: Qaab
shismeedka dawladda Soomaaliyeed iyo sida loo fulinayoI.. GUJI.
15/3
MILICSI
KU SAABSAN AXDIGA FEDERAALKA EE KU MEEL GAARKA AH
Qormada-koowaad ee dastuurka federaaliga ah ee Soomaaliya oo ka kooban 30 baal
waxaa soo akhriyey Ibraahim
Maxameddeeq ... GUJI
<><><>
Gen.
Maxamed Abshir Muuse oo Laga Yaabo in uu Sii Joogo Maraykanka
Gen. Abshir ayaa markii uu tegey
xafiiska INS si loogu cusboonaysiiyo sharciga kumeel gaarka ah ee uu ku joogey
USA ayaa waxaa loo sheegay in uu INS-ta tuso Visa, Baasaboor iyo tigidhkii uu
Maraykanka kaga bixi lahaa, laakiin.. GUJI...
8/3
DKG
oo Dugsi Hoose/Dhexe Kadhigeysa Goob Ganacsi
Waxaa Dugsigii Xamar Jadiid laga dhigayaa goob ganacsi sida ku cad wareegto
kasoo baxday DKG, arintaas oo.. GUJI
7/3
WAR-BIXIN
KU SAABSAN SHIRKA NAIROBI
Qaar ka mid ah ergada DKG ayaa si toos ah ugu soo xerooday madasha loogu talo
galay inuu shirka Soomaalidu ka socdo... warbixintii Ibraahim
Maxameddeeq 6/3
WARARKA
SHIRKA MBAGATHI
»»SRRC
oo eedayn Kulul usoo jeedisey DKG
»»Cismaan
Caato oo Weli diidan SHirka Nairobi
»»Shariif
Salaan oo Kubaaqay in Laga Soo qayb galo Shirka
»»Cawad
Cashara: Eedaynta Deriska waxba kama jiraan
Dhamman
Ka Akhri Halkan Feb 28
|