HAMBALYO AROOS
Anagoo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku
qoranyihiin waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga direynaa Caruuska Saciid
Maxammuud Yuusuf iyo Caruusadda Abshiro Saalax Aadan oo arooskoodu ka
dhacay Denmark.
Dadka hambalyada diraya waa:
- Suldaan Maxammuud Saciid Qiilmawaaye iyo
xaaskiisa
- Weris Xaaji Maxammed Salaan
- Hooyo Maryan Aadan hashi
- Hooyo Haawa Aadan hashi
- Aabe Mahamuud yusuf
- Abdi aziz Mahamed adan
- Siraad Mahamed Aadan
- Yusuf Abdiraihman ODeywaa
- Hibo Ali Shido
- Dr Mahuyadiin Ali yusuf iyo Xaaskiisa
- Abdishakuur Mahamuud Yusuf (shiine)iyo
xaaskiisa
- Mahamed Mahamuud Yusuf( saadaq)xaaskiisa
- Farhiya Mahamuud Yusuf
- Libaan Mahamuud Yusuf
- Ahmed Mahamuud Yusuf
- Yusuf Mahamuud Yusuf iyo xaaskiisa
- Musse Ahmed Qorsheel
- Saalax Ali Dheeg
- Faarax Saciid Aw-Yuusuf iyo xaaskiisa
- Yaasiin Saciid Qiilmawaaye iyo xaaskiisa
- Cabdiraxmaan Maxammed Xuseen Daarood iyo
xaaskiisa
- Faarax Abshir Ali Shirwac iyo xaaskiisa
- Abdirashiid Ismaaciil Beeldaaje iyo
xaaskiisa
- Ali Ismaaciil Beeldaaje iyo xaaskiisa
- Ibraahim Saalax Aadan
- Faysal Saalax Aadan
- Ubax Saalax Aadan
- Xamdi Ciise Aadan
- Faadumo Ibraahim Jaamac
- Aamino Ibraahim Jaamac
- Maryam Ibraahim Jaamac
- Hodan Ibraahim Jaamac
- Cali Ibraahim Jaamac
- Cabdicasiis Daahir Bacoodle
- Yoonis Daahir Bacoodle
- Luul Ismaaciil Xaaji Warsame
- Caanood Faarax Aadan
- Cabdullaahi Faarax Aadan
Dhammaan dadka kor ku xusan oo kala jooga
dalalka Sweden, Denmark, Norwey, England, USA iyo Canada waxay hambalyo iyo
tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan Saciid Maxammuud Yuusuf iyo Abshiro Saalax
Aadan oo xafladda arooskooda ka dhacay tr. 19.04.2003 magaallada Odense ee dalka
Denmark. Waxay leeyihiin noqda kuwii isku barakooba, kala helana ubad kheyr leh,
aamiin
Hambalyada arooska waxaa loogu hagaajin karaa ibra88@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | April 21, 2003
|