“ Cudurkas Sars-ka Oo Hindiya Soo galay “
Qoraaga:
abdiaziz ahmed mousa
abdiaziz2@hotmail.com
FAAFIN: APRIL 30, 2003
Cudurka saf mareenka ah Ee sars-ka ayaa markii
ugu horeysay lagu arkay Nin 32 jir ah oo :Taksiila ah”(taxi-Driver) Dalka
Hindiya magaaladda Pune. waxana la Sheegayaa in taksiilahaasi uu cudurkaa ka
qaaday markii uu soo Kiraystay Nin Ganacsade ahi oo ka soo laabtay dalka
Indonesia . ninkaas ganacsadaha ah oo markii la baadhay laga helay isna Cudurka
Sars-ka
Magaaladda Ugu dadka badan Hindiya Ee “kolkata”
oo hore loogu yeedhi jiray “ calcuta ” ayaa lagu soo waramayaa in laba qof
in ka badan laga helay cudurkaasi warkan oo uu saaka qoray wargeyska Asian Age
ee ka soo baxa Bombay Hindiya ayaa cadeeyay in cudurka sars-ku oo Khatar ku hayo
magaaladda kolkata
Dr S.P. Agrawal oo ah agaasimaha Guud ee
caafimadka Hindiya ayaa u Sheegay Saxaafadda madaxbanaan in lagu daweynayo
Hospitaalka Delhi iyo Mumbai Dad looga Shaki Qabo Cudurkaasi.. waxanu haynaa
ayuu yidhi agaasimuhu caalamada muujinaya cudurkan kuwaas oo ay ka mid yihiin
xumadda iyo qufac.
Dadka Reer Hindiya ayaa qaatay haraaqaha yar
yar e afka lagu xidho si ay iskaga ilaaliyaan neefta dadka cudurkaasi qaba .
Shaqaalaha Diyaaradaha Hindiya Gaar ahaan kuwa Taga Shiinaha Thailand iyo
Vietnam ayaa Shaqo Jaajin Bilaabay Shalay ka dib markii ay ka baqeen in uu
cudurkaasi ay qaadan.. ganacsiga dalalkaasi Dhex mari jiray ayaa waxoogaa hakad
galay cudurkaasi awgii.
Freelance journalist Pune India abdiaziz ahmed mousa
abdiaziz2@hotmail.com
FAAFIN: APRIL 30, 2003
QORAALADII
HORE EE CabdiAziz...GUJI
WORLD: AP
| AFP
| Ruters | interfax
| CBC | BBC
| CBS | CNN
| NBC | ABC
| Times.uk | Time
| Guardian | VOA
| WallStreet | NYTimes
| WPost | Fox
| Toronto.Star | ISlamOnline.IOL
| Australia.News
| Independent
| Canadian.Press | China.News
| Japan.News
| Whitehouse.News |
Mirror | Turkey.News |
IRAN.irna
MID EAST: IslamToday
| ArabNews | Asharq.al.awsat
| Aljazeera
| Al.khaleej | Al.ayam
| alwatan | Alrai
| Assafir
| Arabia | Algeria.El.Watan
| AdDustour | BBC.Arabic
| Cairo.Times | Egypt.Al.Ahram
| Jerusalem.Post | Khaleej.Times
| Middle.east.online
| QatarGulfTimes | SaudiGazette
| Abu.Dhabi.News |
Albawaba | KUNA
| IRAQ/QUESTIONS
VIDEO: AP.TV |
ITV
| Reuters
TV | ABU-DHABI.TV
| CANADA.TV
| SaudiTV | BBC.TV
| TRANSLATOR
MAP: Khariidada
Ciraaq | TAARIIKHDA
CIRAAQ
CIRAAQ: MAALINTII 14
| 13
| 12 | 11 |
10 | 9 |
8 | 7 |
6 | 5
| 4 | 3
| 2 & 1
ITALIAN: RAI.RADIO.LIVE |
LA
GUERRA IN IRAQ | Corriere
Della Sera | video
| Televideo.rai
HADDA.SOCDA:LIVE:
ABU-DHABI.TV
| AUSTRALIA.TV
| CANADA.TV
| RADIO.AUSTRALIA
| VOA
|