SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - SANU

 SANAD GUURADII 60 naad EE URURKA SANU [SOMALI AFRICAN NATIONAL UNION] EE BANAADIRIGA OO LAGA XUSAY MOMBASA EE DALKA KENYA

waxaa xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacay Dalka Kenya magaalada Mombasa xafladaas oo ay soo abaabuleen wax garadka iyo odayaasha ku dhaqan magaalada Mombaasa ee dalka Kenya ee ku saab saneeyd sanad guuradii 60 naad ee ururka siyaasadeedka Banaadiriga ee SANU - Somali African National Union.

Xafladaas oo ay ka soo qeyb galeeyn qaar ka tirsan madaxda sare ee ururka SANU oo lagu casuumay in uu kala qeyb galo maalintii la aas aasay oo ah 15 april oo lixdan jirsatay ururka SANU.

ugu horeyntii waxaa furitaanka xafladda lagu furay aayado qur'aan ah iyo dar daaran waxaana halkaasi ka soo jeeydiyay shariif Amiin baxasan,sidoo kale waxaa asana qudbad soo dhaweyn iyo xogwareeysi halkaasi ka soo jeydiyay Prof.Dr. Shariif Maxamed Xasan,wuxuu aad iyo aadba ugu dheeraaday muhiimada midnimadu ay leedahay waxaana sidoo kale asagana magarafoonka ku soo dhaweeyay Gu'doomiye ku xigeenka SANU Dr. Abdulkadir Xaaji Sufi (muriidigolf) waxaa qudbad dheer ka soo jeediyay munaasabada sanad guurada 60aad ee 15 April 2003. ee SANU .

Muriidi golf wuxuu hadalkiisa ku bilaaway waxay iitahay farxad in maanta aan idila qeyb galo SANU oo lixdan jirsatay iyo sida diiraneyd ee aad igu soo dhaweyseen magaalada mombasa ee dalka kenya.

wuxuu xusay ururkii HYC [Hamar Youth Clup] oo ahaa xisbigii ugu horeeyay ee laga as aaso Somaaliya Gaar ahaan magaalada mugadishu waxaana hoosta ka xariiqay qiimaha iyo qadarinta ay u leedahay Reer Banaadir xisbigaasoo marka danbe isu badalay UGB [unione Govone Banadir].ilaa ugu danbeen isu badalay SANU [Somali african union] oo maanta ugu wakiil ah Shirka dib u hashiisinta Soomaaliyeed ee Nairobi Dalka Kenya .

ugu danbeentii wuxuu u rajeeyay Dhamaan Bulsha weeynta Banaadiriga Midniimo Hurumar iyo guul in ay ku waaraan asaagoodana wax ay la qeyb sadaan.

dadka ka soo qeb galay xafladaasi hadaan idiin so koobno waxay kalayahiin . 

  • Prof, Dr.Shariif Maxamed Xasan
  • Sayid Bakar Muqtaar
  • Shariif maxamed axmed Abow
  • Sharafoow Abu Xawad
  • Iman Nur iman
  • C/qaadir maxamed Yasiin (AARKI)
  • Amiin Shariif Baaxasan
  • Sujaac Suufi (AAsaawoow)
  • Yaxye Cusmaan Yuusuf
  • Baash Xabiib abanuur
  • Shariif Maye
  • Dr. Caamir Cali
  • Cusmaan Sheikh Abuukar
  • Abuukar maxamed Xaaji (AMASH)
  • Shariif Haashim Sh Xasan.

wa bilaahi towfiiq

Kala xiriir:muriidigulf@hotmail.com 

Faafin: SomaliTalk.com | April 13, 2003

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great

I I D H E H 

Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo . IQRA..  26/8
 
QAAMUUS
QAAMUUSKA MAAHMAAHYADU WAA QIIMA-GAL GUJI Ibraahim Maxamedeeq
 
XAMARCADEEY
Caddeynta Xaqiiqada dhabta ah ee Dhulka Banaadiriga
Taariikhdu dadkay bartaa Dunida way iftiimisaa
GUJI...
[Dr. C/Qadir -Muriidi golf]
 
S U U G A A N
Abwaan Maaweel oo Kawaramay Suugaantiisa
Maaweel oo dhowaan socdaal ku soo gaadhay magaalada Nairobi ayaa waxaa waraystay Ibraahim Maxamedeeq oo ah qoraa suugaanta soomaalida xiiseeya ayaa ... GUJI.. 22/8 
 
LAASCAANOOD
Urur Cusub oo laga Sameeyeey Laascanod
Uurkan oo lagu magcaabay (S.S.H.Y.L.) oo noqonaya Sol, Sanaag, Hawd, youth League, waxaa  GUJI... 28/8
M U Q D I S H O
Falal Kufsi Iyo Dil Iswata Oo Ku Soo Kordhay Muqdisho
Magaalada Muqdisho, caasimaddii dalka Soomaaliya, hoygii nabadda iyo amaanka, x adaaradda iyo tacliinta... hadda waxay noqotay GUJI... Agoosto 6
DILKA K/AFRIKA
Qofkii 18aad ee Soomaali ah oo lagu dilo K/Afrika
Deeqa Ibraahim Cawad (Allah ha u naxariistee) ayaa dhimatay kadib markii dad aan la aqoon ay kuweerareen gurigooda uu kuyaal xaafada MAYFAIR ee. Warbixinadii  Axmed.Dowlo | Caqiil.Sh.Yuusuf Agost 5


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD