September 17, 2002
Md. Deeroow Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Laabtay
Cabdalla
Deerow Isaaq
|
A. D. | weekly@somalitalk.com
SomaliTalk | Muqdisho,
Soomaaliya
Guddoomiyaha golaha Shacbiga Soomaaliyeed Dr. Cabdalla Deeroow Isaaq, ayaa
shalay ku soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu in muddo ah, shaqo
ugu maqnaa wadamada ay ka midyihiin Imaaradka Carabta, Ciraaq iyo Suuriya,
isagoo ka qayb galay shirkii Baarlimaanada Carbeed ee ka dhacay dalka
Ciraaq.
Deeroow oo ka war bixinayay socdaalkiisii hawleed, ayaa sheegay in uu la
kulmay mas’uuliyiin ka mida wadamadii uu soo maray, ayna ka wada hadleen
arin ay ugu muhiimsan tahay dhinaca dib u heshiisiinta iyo sidii Soomaaliya
gacan looga siin lahaa dhinaca dib u dhiska, wuxuu Md. Deeroow cadeeyey in
dhamaan kulamadii gaar gaarka ahaa ee uu la kala yeeshay saraakiishii ay is
arkeen, uu ku dhamaaday isfahan.
Isbahaysiga Dooxada Jubba Oo Cashuur Ka Bilaabay Kismaayo
Isbahaysiga Dooxada Jubba oo iminka gacanta ku haya magaalada dekedda ah ee
Kismaayo iyo degmooyin kale, ayaa shalay lagu soo waramayaa inay cashuur ku
soo rogeen goobihii ganacsiga ee magaalada Kismaayo iyo waliba baabuurta u
kala gooshta Kismaayo iyo gobolada kale.
Qaar ka mida ganacsatada, ayaa sheegay in aysan awoodin in maalin walba laga
qaado cashuur joogtaa, iyagoo sheegay in dhaqdhaqaaqa ganacsigoodu uu aad u
liito.
Mogadishu Weekly Reporter A.D
Mog-Somalia
weekly@somalitalk.com
Muqdisho, Soomaaliya
DOODFURAN: ARAGTIDA
DADWEYNAHA iyo CASHUURTAQ KISMAAYO
SOMALITALK.COM | Sept
17, 2002
WARARKA
SOOMAALIYA EE 9/9/2002
*Qaar Ka Tirsan Hogaamiye Kooxeedyada Oo Ka Carooday......
*Shaati Guduud oo ka ambabaxay Baydhabo.
*Urur cusub oo looga dhawaaqay Beledweyne
*Guddoomiyaha qawmiyadda Carabta Somaliyed Oo sheegay...
Wararkan
oo dhan Ka akhri Halkan - GUJI..
WARARKII
HORE EE MOGADISHU WEEKLY REPORTER - GUJI
Faalo:
Dib u dhigidda Shirka Kenya
warkaan iyo Dhac
Loo Gaysanayo Basaska Oo Muqdisho Si Weyn Looga Dareemay
GUJI..
8/9
WARARKII
MUQDISHO - 6.9.2002
Dadweyne Aad U
Tiro Badan Oo Maanta Socod Ku Maray Goobihii Dagaaladu ka dhaceen iyo
Darawal waday gaari booyad ah oo lagu dilay Isgoyka Tawfiiq..
GUJI..
Warbixin:
Dagaalkii is-Goyska Fagax
Dagaalkan oo
kadhacay isgoyska fagax ee Muqdisho, Cusman Caato oo ka hadlay dembiilayaasha
dagaalka iyo wadahadallo u socda garab RRA ah iyo is-bahaysiga dooxada Jubba
GUJI..
4/9
Falal
Kufsi Iyo Dil Iswata Oo Ku Soo Kordhay Muqdisho
Magaalada Muqdisho,
caasimaddii dalka Soomaaliya, hoygii nabadda iyo amaanka, xadaaradda iyo
tacliinta... hadda waxay noqotay GUJI...
Agoosto 6
Xasan
Abshir oo Ka Dhoofay Muqdisho
Ra'iisul wasaaraha DKG oo u dhoofay
Sucuudiga iyo Wafdigii
Ka Socday IGAD Oo Maanta Gaaray Jawhar GUJI.HALKAN
ama HALKAN
Agoosto 2
Qanyare
oo Kahadlay arimaha Shirka nairobi
"Ma rajaynayo inay ka soo bixi karaan shirka Nairobi wax Natiijaa."
sidaas waxaa yiri... GUJI
July 31
Xasan
Abshir oo Amray in La Joojiyo Dhismayaasha Sharcidarada ah
Ra’iisul wasaaraha DKMG ah ayaa amar ku bixiyey in la is-hortaago dhismayaal
si sharci darro ah looga sameysanayo dhulka uu... GUJI..
July 30
WARARKA
SOOMAALIYA - JULY 28
Dagaal mar kale ka qarxay
bartamaha Baydhabo iyo Cumar Finish oo qabtay Shir Jaraa’id markii u horeysay
dagaalada Muqdisho ka dib GUJI.HALKAN
Warsaxaafadeed:
Xoghaynta Mudullood
Guddomiyaha GMM Dr Cabdi Culusow, guddiga fulinta iyo xubnaha Golaha midnimada
mudullood Dhamaan waxaay iyaga oo GUJI.HALKA
ama halkan
July 27
Muqdisho
Oo Markale Dib U Jaleecaysa Maalmahedii Dagaalka
Waxaa laguqiyasay in 40 qof ay kudhinteen, 60 kalena kudhaawacmeen dagaalkii
Muqdisho ee.. GUJI..
July 26
Dadka
iyo Dagaal Oogayaasha Kuweebaa Gardaran?
WARARKA KALE
AGOOSTO | WARARKii
July» GUJI
»
June | MAY
APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
em@spam.com
|