SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - RA'YI
 September 12, 2002

WAFDIGII RISUL WASARE XASAN ABSHIR OO MAANTA KA ANBA BAXAY SANCA

waxaa saaka ka anba baxay magaalada sanca wafdigii kasocday DKG ee soomaaliyeed ee uu hogaaminaayay raisul wasare Xasan Abshir Faarax oo baryahaanba booqasho rasmi ah ku joogay wadanka yemen

wafdiga ayaa intii uu joogay waxaa uu wada hadalo layeeshay masuu liyiin sar sare oo katirsan xumaada dalka yemen oo eey ka mid ahaayeen dhigiisa C/qaadir Baa jamaal iyo ku xigeenka madaxweynaha yemen C/rabbi Mansuur Haadii.

waraysi)"DKG Shaqsi gaar ah (Xaabsade) lama Gelin Heshiis
waxayse wada hadal la yeelatay hoggaanka RRA Shaarguduud maahee intiisii kale" Sidaas waxaa yiri C/Qaasim Salaad Xasan oo u waramayey...
GUJI..  
Jaamacadda Boosaaso Waxaa Loo Dhisay Kobcinta Aqoonta
Sidaas waxaa yiri Ciise Dhollowaa oo jawaab ka bixinayey hadalkii Prof. Samatar ee ahaa GUJI..  

suuqWarbixin: Suuqa  Al-Karama
MINNEAPOLIS : Suuqa Al-Karama waa suuq Soomaaliyeed oo kuyaal.. GUJI..  

Wardheere &Toddobaadka
USA: Dawladda Federaalka ma rabto governorka Minnesota inuu aado Cuba asagana kama yeelayo iyo. GUJI...

sikshekh.jpg (49456 bytes)Caddeynta Xaqiiqada dhabta ah ee Dhulka Banaadiriga
Taariikhdu dadkay bartaa Dunida way iftiimisaa GUJI...

alijamal_small.jpg (28503 bytes)Waraysi uu Bixiyey Cali Jarmal 
Waraysi dheer oo uu bixiyey Mudane Ali Addow Mohamed (Ali Jarmal) ayuu kusheegay in shirka Kenya GUJI...  

ab22801.jpg (5210 bytes)Abwaan Maaweel oo Kawaramay Suugaantiisa
Maaweel oo dhowaan socdaal ku soo gaadhay magaalada Nairobi ayaa waxaa waraystay Ibraahim Maxamedeeq oo ah qoraa suugaanta soomaalida xiiseeya ayaa ... GUJI.. 
 

Raisul wasare abshir ayaa ey masuuliyiintaasi kawada hadleed arimo badan oo khuseeyo xiriirka laba dal iyo waliba arimaha dib u heshiisiinta soomaaliyeed oo ey masuuliyiinta yementu sheegeen sida ey u taageersan yihiin xukuumda soomaaliyeed iyo waliba sida ey ugu dadaalayaan in uu guuleysto shirka dib u heshiisiinta soomaaliyeed ee lafilaayo inuu ka bilowdo wadanka kiinya ayagoo cadeeyay iney jeclaan lahaayeen in eey arkaan soomaaliya oo ka caafimaaday dhibaatada dagaal iyo mashaakil ka dowlad la'aaneeyd qaadatana booskeedii eey kulaheey caalamka iyo waliba carabta dhexdeeda

dhinaciisa ayaa isaguna Raisul wasare abshir uu uga mahad celiyay masuuliyiinta yemen sida wanaagsan eey ey isu garabtaageen shacabka soomaaliyeed.

Asagoo gaar ahaana uga mahad celiyay madaxweyne Cali Cabdalla Saalax dadaalkiisa ku aadan soomaaliya iyo dhamaan arimaha wadanka carabta oo dhan.

Wafdiga Raisul wasare Xasan Abshir ayaa saaka u sii kici timay xagaa iyo wadanka imaaraadka carabta.

W.D.Abuukar Yaasiin Xaaji

SANCA YEMEN

abuukarsom@hotmail.com 

 

September 12, 2002


Jaamacadda Carabta oo Taageersan DKG
Sida ey qortay saxaafada Yemen waxaa eey go'aamiyeen Wasiirada arimaha dibada ee Jaamacadda carabta in GUJI..  
Xasan Abshir oo Booqanaya Yemen
Ra'iisul wasaaraha DKG ayaa berito oo Axad ah booqasho kutegaya Sanca, sidaas waxaa sheegay... GUJI..  7/9

WARARKA KALE AGOOSTO  | WARARKii  July» GUJI
» June |  MAY APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 
em@spam.com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo . IQRA..  26/8
 
XAMARCADEEY
Caddeynta Xaqiiqada dhabta ah ee Dhulka Banaadiriga
Taariikhdu dadkay bartaa Dunida way iftiimisaa
GUJI...
[Dr. C/Qadir -Muriidi golf]
 
CALI JARMAL
Waraysi uu Bixiyey Cali Jarmal 
Waraysi dheer oo uu bixiyey Mudane Ali Addow Mohamed (Ali Jarmal) ayuu kusheegay in shirka Kenya GUJI... 26/8
 
N A B A D A Y N
Baaq Nabadeed Colaadda Mesagawaay
Dhammaan Muddulloodka wax garadka ah ee ku nool Skandinaviya ( Sweden. Denmark, Finland, Norway) Waxay ugu baaqayaan... GUJI.. 22/8 
 
S U U G A A N
Abwaan Maaweel oo Kawaramay Suugaantiisa
Maaweel oo dhowaan socdaal ku soo gaadhay magaalada Nairobi ayaa waxaa waraystay Ibraahim Maxamedeeq oo ah qoraa suugaanta soomaalida xiiseeya ayaa ... GUJI.. 22/8 
 
LAASCAANOOD
Urur Cusub oo laga Sameeyeey Laascanod
Uurkan oo lagu magcaabay (S.S.H.Y.L.) oo noqonaya Sol, Sanaag, Hawd, youth League, waxaa  GUJI... 28/8
 
KOONFUR AFRIKA
Shirweynaha Aduunka oo Kasocda K/Afrika
Shirkan oo lagaga hadlidoono Ilaalinta deegaanka, La dagaalanka cunto yaraanta, Ka hor taga xaalufinta deegaanka iyo  GUJI... 28/8
 
S A C U U D I G A
Xasan Abshir oo Lakulmay Amiir Cabdalla
Ra'iisul wasaaraha DKG ayaa sucuudiga kula kulmay Amiirka Cabdalla Bin Cabdulcasiis Al-Sacuud  GUJI   Agosto 14
 
M U Q D I S H O
Falal Kufsi Iyo Dil Iswata Oo Ku Soo Kordhay Muqdisho
Magaalada Muqdisho, caasimaddii dalka Soomaaliya, hoygii nabadda iyo amaanka, xadaaradda iyo tacliinta... hadda waxay noqotay GUJI... Agoosto 6
 
K U W A I T
BAYAAN ku wajahan maamulka Hargeysa
KUWAIT - Guddiga Fulinta ee Jaaliyadda gobolada Sool Sanaag iyo Hawd ee degganna Kuwait ayaa. GUJI..  Agosto 12
 
DILKA K/AFRIKA
Qofkii 18aad ee Soomaali ah oo lagu dilo K/Afrika
Deeqa Ibraahim Cawad (Allah ha u naxariistee) ayaa dhimatay kadib markii dad aan la aqoon ay kuweerareen gurigooda uu kuyaal xaafada MAYFAIR ee. Warbixinadii  Axmed.Dowlo | Caqiil.Sh.Yuusuf Agost 5


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD