Hamid Karzai oo ka Badbaadey isku Day Dil:
Hamid Karzai - Photo CBC |
KANDAHAR,
Afghanistan Wararka ka imanaya
Afghanistan ayaa sheegay in maanta oo khamiis ah uu madaxweynaha Afghanistan,
Hamid Karzai, ka fakaday isku day dil. Waxaa warku dheegay in mid kamida
ilaaladiisu uu rasaas ooda kagaqaaday isagoo madaxweynuhu kujira gaarigiisa oo
kasii baxaya guriga guddoomiyaha (governor-ka) gobolka Kandahar.
Waxaa warku intaas ku daray in la dhaawacay guddoomiyaha gobolka KANDAHAR ee
magaciisa layiraahdo, Gul Agha Sherzai.
Xaalada madaxweynaha warku waxba kama sheegin.
sidaas waxaa werisyey hay'adda AP
Waxaa wararka kale ee gobolka ka imanaya
sheegayaan in saddex qof halkaas ku dhinteen markii waardiye kale uu rasaas
jawaab celin ah kufuray qofkii rasaasta soo ridayey.
Karzai waxa uu gobolka Kandahar u joogey in uu
ka qayb galo dabaaldegga xafladda nikaaxa walaalkiis. Sidaas waxaa soo weriyey
Televisionka Canada ee CBC.
Makala cadda rasaasta dhaawacday guddoomiyaha
gobolka in ay ka soo dhacday qofkii isku deyayey dilka iyo in ay kasoo dhacday
waardiyayaasha Maraykaanka [U.S. bodyguard] oo jawaabta rasaasta ah soo ridey.
Sida uu soo weriyey TV-ga CBC, Saraakiil
Maraykan ah ayaa sheegeen in aysan caddayn cidda isku dayga dilkaas ka dambeysey.
Isku dayga dilkaan waxa uu dhacay waxyar ka dib
markii uu bomb ku qarxay magaalada Kabul oo qiyaastii 500km u jirta Kandahar.
QARAX KA DHACAY KABUL
Wararka
kale ee ka imanaya Afghanistan waxa ay sheegayaan in ay
ugu yaraan 30 qof noqdeen wax dhintay iyo dhaawac kaddib markii bomb gaari ku
dhexjirey ku qarxay meel suuq ah oo dadku ku badanyihiin ee bartamaha magaalada
Kabul gelinkii dambe ee maanta oo khamiis ah. [Dhegeyso
halkan - CBC]
Qof u hadlayey qaramada midoobey oo weydiistey
in aan magaciisa la sheegin ayaa sheegay in 22 qof ay ku dhinteen qaraxa ka
dhacay meeshaas u dhow wasaarada warfaafinta, sidaas waxaa soo weriyey
Televisionka Canada ee loo yaqaan CBC.
Boolisku makala sheegin dhaawaca iyo dhimashada,
waxayna sheegeen in 34 qof la geeyey cisbitaalada.
ISHA WARKA: AP |
CBC [Khamiis Sept 5, 2002]
###
<><><><><><>
UK: Wiilashii
Dilay Kaiser Osman oo Maxkamad Lasoo Taagay
Warbixin:
Dagaalkii is-Goyska Fagax
Dagaalkan oo
kadhacay isgoyska fagax ee Muqdisho, Cusman Caato oo ka hadlay dembiilayaasha
dagaalka iyo wadahadallo u socda garab RRA ah iyo is-bahaysiga dooxada Jubba
GUJI..
4/9
TACSI: Marxuum Sh. Maxamud
Cabdi Xirsi (Maxamuud- Buur)
Afduubkii
Max'ed Faarax oo Soo Afjarmay
Kaddib markii saakay
dagaal laba kooxood ka dhacay agagaarka Hotel Lafaweyne ayaa halkaas waxaa
GUJI..
4/9
Jaaliyadda
Sool, Sanaag & Hawd ee Kenya
ayaa kulan ay
yeesheen kaddib soo saaray bayaan, kaas oo...
GUJI
4/9
Suudaan
oo Joojisey Wadahadaladii SPLA
warkaan &
Mogabe oo afka ka weeraray Tony Blair
IQRA
4/9
R.W.
Ruushka oo Tegey Itoobiya
Ra'sul wasaaraha
Ruushka iyo wafdi u hogaaminayo ayaa 1dii bishan Septembar socdaal XORIYO
3/9
TACSI: FAADIMO AADAN CALI
oo ku geeriyootey Chicago
"Sool
iyo Sanaag waa qayb kamida Puntland"
Sidaas waxaa yiri
sarkaal sare oo katirsan DGPL oo u waramayey saxaafadda
GUJI... 2/9
HARGAYSA
IYO XORNIMADA SAXAAFADDA
C/Raxman Ismaaciil Cumar
oo ah qoraa sare ee jariiradda Hargaysa fadhigeedu yahay ayay.. GUJI...
2/9
Diyaargarowga
Sannad Dugsiyeedka 2002-2003
St. Paul, MN -Xaflad
waxbarasho ee diyaar-garawga Sanad dugsiyeedka 2002-2003 Minnesota ayaa.
GUJI...
2/9
Maxamed
Qanyare
"Ma qabo inuu
yahay Shirka Nayroobi mid najxaya waayo waxbaa ku hoos qarsoon" sidaas
wuxuu kusheegay waraysi dheer oo
GUJI...
2/9
Shirkadda Kaah Express
Xarunteeda Dalka Jarmalka oo lasiiyay Shatiga Xawaaladda
GUJI..
XAGARYARE: KOONFUR
SOOMAALIYA SIDA HALOO DHAAMO
Wararkii
Wardheere ee Toddobaadka
Diyaaradii
Safiirka Sacuudiga ufadhiya USA oo la fariisiyey Colorado, nin dembi uusan gelin
u xiraa 17sano oo lasoo daayey, iyo.. GUJI...
1/9
BAAQ:
Maxamed C/Rashiid Cali Sharmarke
Qoraal uu Maxamed
Cabdirashiid soo saaray oo kusaabsan arimaha Puntland ayuu ku sheegay in..GUJI...
31/8
Ururka
Xuquuqda Insaanka ee Banadir
Warsaxaafadeed uu
soo saaray ayuu ku cambareeyey Afduubkii Max'ed Faarax ee Muqdisho, waxa kale oo
ururku dunida ogeysiiyey in...
GUJI... 31/8
Warsaxaafadeed:
Beelaha Gedo ee Nairobi
Jaaliyada gobalka Gedo ee
ku dhaqan Nairobi waxaan si buuxda u taageeraynaa shirka nabadaynta ee...
GUJI...
31/8
Ciidanka
gumaysiga oo gubay Dannood
warkaan iyo Xaruumo uu ciidanka gumaysiga Itoobiya
banneeyay, Iyo Wafdigii Jaamacada Carabta oo wali Muqdisho ku sugan...
XORIYO
31/8
"Cambaareyn
Afduubkii Max'ed Faarax" UN
Hay'da UN ayaa
cabaaraysay afduubkii Afraad ee Muqdisho ee shaqaaleheeda, warkaan iyo 8dii
Soomaalida ahaa oo nairobi maxkamad lagusoo taagey. .
IQRA..
30/8
Magcaabidda
Golaha Wasiirada Puntland
MDGP, Cabdullaahi
Yuusuf, ayaa magcaabay golaha wasiirada, wasiir ku xigeenada, taliyaha ciidanka
booliska iyo kuxigeenkiisa
GUJI..
30/8
Dhibaatooyinka
Soo Foodsaara Ubadka iyo Hooyooyinka Soomaaliyeed ee Denmark
Warbixin: Ibraahim
Saalax oo booqay tuulada Gudbjerg ee gobolka Fyn, Denmark ayaa sheegay in.. GUJI..
30/8
C/Laahi
Yuusuf oo Sheegay in uu kala furfuray koox Al-Qacida ah
sidaas waxaa qoray
jariidada Al-sharq-al-Awsat oo kubilowday.
GUJI..
30/8
Wareysi Sagalradio
ee Agasime ku xigeenka hayada Amnesty International
Guji
halkan
Baaq:
ixtiraamida rabitaanka Bulshada
Qoraalkan oo
kubilwday "Hogaan Dhaqmeedka Puntland oo Ku Baaqay Nabad iyo Ixtiraamida
Rabitaanka Bulshada"
Af.SoomaaliI
| English.Version
[SPR 29/8]
Aqoon-isweydaarsi:
Dood Shirka Eldoret
warkaan iyo 8 qof oo Soomaali ah oo lagu
xiray Garoonka Jomo Kenyatta ee Nairobi, iyo...
IQRA..
29/8
War-Saxaafadeed:
Kablalax Daarood
Qoraalkaas ayaa ku bilaabmay "Awoodda
iyo kalsoonida shacbiga reer Puntland oo ...."
GUJI.
29/8
Soomaali
lagasaaray liiska Argagixisada
Dawladda Maraykanka ayaa ka codsatay in United
Nationska ka saarto liiska argagixisada GUJI.
29/8
Nin
Soomaaliyeed oo u Baahan in Degdeg Kelyaha Looga Bedelo
AUSTRALIA -
Ninkaas Soomaaliyeed oo kelyihiisu hawlgab noqdeen waxa uu u baahanayahay
US$22,000, waxaana hadda loo hayaa US$12,000, hadaba waxaa laga codsanayaa
dhammaan in GUJI...
28/8
Shirweynaha
Aduunka oo Kasocda K/Afrika
Shirkan oo lagaga hadlidoono Ilaalinta deegaanka,
La dagaalanka cunto yaraanta, Ka hor taga xaalufinta deegaanka iyo GUJI...
28/8
Urur
Cusub oo laga Sameeyeey Laascanod
Uurkan oo
lagu magcaabay (S.S.H.Y.L.) oo noqonaya Sol, Sanaag, Hawd, youth League, waxaa
GUJI...
28/8
|