
Somali
Banadir Human Rights Organization
21/9/2002 The Hague
Canbaareyn Afduub lo o
geystay Dhibanne Cabdixakiin Maxamed Xaaji (SHiikheey) waxaa magaaladda Xamar
Xafadda X/Weyne Lagu Afduubay wiil Dhalinyaro ah oo ka mid ah Beelaha aan
hubeysneyn.
Waxaa shalay galabnimadii laga af-duubtay wadada Via Roma ee degmada X/weyne
ee magaalada Muqdisho Cabdixakiin Maxamed Xaaji (Shiikheey) oo Caan ka ahaa
degmadaasi.
Cabdixakiin oo ahaa madaxa Shirkada Al-Faghi ee aflaanta Hindiga ah u Turjunta
Af-Soomaaliga ayaa ay dableydu khafaalatay Isaga oo markaa ka soo baxay
gurigiisa kuna sii jeeday Masjidka gurigaas ku dheganaa, waxaana ay
qaraabadiisu sheegeen in ay garanayaan dableyda fulisay falkaasi af-duubka ah,
iyada oo odayaasha degmada X/weynana ay dedaal ugu jiraan sii deyntiisa
waxaa beryahan danbe Caado noqotay Afduub heer xirfadeed taaso Burcad
hubeysan Caade ysteen Afduub aan wanaagsaneyn kula kaca Bulshada
Ra'yidka ah
sida Haweynka, Maatidda,
waayeelka, Caruurta iyo iwm. Bulshadda aan ayaga hubeysneyn
wararka af
ingiriisiga ee soomaaliya
|
|
Hadaba ha'yada u Doodda Xuquuqda Aadamiga ee Banadir Human Rights Org. wuxuu
ugu baaqayaa kuwa Caadeystay oo Shaqadooda noqotay ku ganacsi xirfad afduub.in
ay ogaadan falkaas danbiilenimadaas la horkeeni doono dheera ama Dhawaa
Shirciga Hortiisa. hadaba Somali Banadir Human Rights Organisation wuxuu ugu
Baaqayaa kooxdii ka danbeysay Afduubkaasi geestay in ay kusii dayaan Sharuud
l'a aan ayado dhawraya Diinta Islaamka ,iyo ku Xadguduka Xuquuda
Insaanka,dhibanaha ,Cabdixakiin Maxamed Xaaji (Shiikheey)
Sida lawada xusuusanyahay Tiradda afduublka sanadkaan 2002 oo kaliya wuxuu
gaaraayaa Qiyaastii. 87 ruux ajanab iyo Soomaali isugujira.
wabilaahi Towfiiq
Gu'doomiyaha Ha'yada Xuquuqda Aadamiga ee Somali Banadir
Dr.Cabdulkadir xaaji Suufi (Muriidi Golf )
reerxamarta@hotmail.com
Caddeynta Xaqiiqada dhabta ah ee
Dhulka Banaadiriga Taariikhdu dadkay bartaa Dunida way iftiimisaa GUJI...
[Dr. C/Qadir -Muriidi golf]
Falal
Kufsi Iyo Dil Iswata Oo Ku Soo Kordhay Muqdisho
Magaalada Muqdisho,
caasimaddii dalka Soomaaliya, hoygii nabadda iyo amaanka, xadaaradda iyo
tacliinta... hadda waxay noqotay GUJI...
Agoosto 6
FAAFIN:
Sept 21, 2002 | SOMALITALK
AFEEF:
Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan
»
DKMG oo
awoodeeda ku tijaabisa dadka danyarta ah [Macalin]
»
Ragga toodii
aragnaye , Dumar talo ma laga deyey [Hirsi]
» Baadida
Nin Baa Kula Deydeyi Daala Kaa Badane [Gutale]
» QAAMUUSKA
MAAHMAAHYADU WAA QIIMA-GAL [Imdeeq]
»
SOOMAALIYA -
QABQABLE DAGAAL IYO QABYAALAD[Canab]
»
Mushkiladaha Soomaalida Qurbaha
(3) [wq.SaciidCali]
WARARKII
AGOOSTO
| WARARKii
July» GUJI
»
June | MAY
APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
em@spam.com
|