SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - RA'YI

 

I  I  D  H  E  H

kaligiis muslim waa jaajuus laga yaqaano Nairobi

wq. Jaamac Xaaji | jaamacxaaji13@hotmail.com 

ninka lagu magacaabo xuseen cilmi oo sheega inuu yahay tafaftiraha al siyaasa oo ah wargayska beenta oo halka bog ka kooban,waxaa kaloo uu sheegtaa inuu yahay sheekh iyo gudoomiyahay ururka uu kaligiis wato ee wamo peoples party.

waxaa uu jaajuus u yahay dadka neceb soomaalida sharikadahooda iyo ururada soomaaliya ka jira

ninkan waxaa uu yahay nin soomaalida dhib badan ku haya oo lagu tilaamo shaydaan ama magacyo kale sida kaligiis muslin, kaligiis  fitnoole iyo waxyaabo kale.

waxaa uu sheegaa in sharikada al barakaat ay tahay argagixiso sidoo kalana waxaa uu ku tilaamaa ururada muslimiinta al islaax iyo al itixaad ianay yihiin argagixisada.

waxaa uu warbaahinta u qaybinyaa warar been ah oo uu ku sheegayo in ladili rabo maadaama uu yaqaano sida soomaalidu ay uneceb tahay.

waxaa uu kashidaal qaataa labo nin oo qabqablayaal ah iyo labo ganacsiga ka sheqaysta sidaas daraadeed wqaxaa uu nercebyahay soomaalida iyo ganacsigeeda iyo diinteedaba

waxaa uu sheegtaa siyaasi wariye iyo sheekh diinta ku xeelk dheer

waxaan ugu baaqaynaa in uuna naftiisa haligin oo beenta iyo fitnada uu joojiyo.

Jaamac Xaaji

jaamacxaaji13@hotmail.com 

 AFEEF: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

 Sept 16, 2002 | SOMALITALK

 


» DKMG oo awoodeeda ku tijaabisa dadka danyarta ah [Macalin]
» Ragga toodii aragnaye , Dumar talo ma laga deyey [Hirsi]
» Baadida Nin Baa Kula Deydeyi Daala Kaa Badane
[Gutale]
» QAAMUUSKA MAAHMAAHYADU WAA QIIMA-GAL [Imdeeq]
» SOOMAALIYA - QABQABLE DAGAAL IYO QABYAALAD[Canab]
» Mushkiladaha Soomaalida Qurbaha (3) [wq.SaciidCali]
Dhacdooyin Bileedka Ogaadeenya (Jul,Aug)
Warbixintan oo lagaga hadlayo Dhinacyada Siyaasada, Milatariga, Xuquuqul Insaanka iyo Xaaladaha kale ee ka Jira Ogaadeenya iyo Itoobiyada Gumeysataba GUJI
Maxaabiis Oromiya Laga Sii Daayay
xabsiyadda dalka Itoobiya gaar ahaan dhulka ugu wayn ee dalkaa "Oramiya" ayaa laga sii daayay maxaasiib aad u fara badan
GUJI 14/9
Gudoomiyaha UEFA oo la kulmay Somalida
Guddoomiyaha xiriirka Kubbada Cagta ee Yurub ayaa
GUJI.. 13/9
Eedaysane Argagixiso ah mise M
udane
Musharax ah: C/risaaq Aaden Cali oo ka mida sadexdii..  GUJI.. 13/9
Qoraaga Wargeyska Assiyaasi - Nairobi
oo sheegay in noloshiisu khatar kujirto  GUJI.. 13/9
Cadaadis Lasaarayo Itoobiya
waa cadaadis ku saabsan arimaha Soomaaliya, warkaan iyo Ganacsato Ingiriis ah oo yimid magaalada Muqdisho  XORIYO 13/9
"FARAGELINTA ETHIOPIA
 iyo Dagaal ooge Col. Abdullahi Yuusuf Axmed,"  sidaas waxaa kubilaabmay qoraal SomaliTalk kasoo gaarey GUJI 12/9
IGAD oo Shir Jaraa'id ku Qabatay Nairobi
shirkaas jaraa'id waxay IGAD ku sheegatay in shirka dib u heshiisiinta soomaaliyeed  uu yahay mid lagu IQRA. 12/9
Waftigii Xasan Abshir oo Kadhoofay Yemen

WARARKA KALE AGOOSTO  | WARARKii  July» GUJI
» June |  MAY APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 
em@spam.com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo . IQRA..  26/8
 
XAMARCADEEY
Caddeynta Xaqiiqada dhabta ah ee Dhulka Banaadiriga
Taariikhdu dadkay bartaa Dunida way iftiimisaa
GUJI...
[Dr. C/Qadir -Muriidi golf]
 
CALI JARMAL
Waraysi uu Bixiyey Cali Jarmal 
Waraysi dheer oo uu bixiyey Mudane Ali Addow Mohamed (Ali Jarmal) ayuu kusheegay in shirka Kenya GUJI... 26/8
 
N A B A D A Y N
Baaq Nabadeed Colaadda Mesagawaay
Dhammaan Muddulloodka wax garadka ah ee ku nool Skandinaviya ( Sweden. Denmark, Finland, Norway) Waxay ugu baaqayaan... GUJI.. 22/8 
 
S U U G A A N
Abwaan Maaweel oo Kawaramay Suugaantiisa
Maaweel oo dhowaan socdaal ku soo gaadhay magaalada Nairobi ayaa waxaa waraystay Ibraahim Maxamedeeq oo ah qoraa suugaanta soomaalida xiiseeya ayaa ... GUJI.. 22/8 
 
LAASCAANOOD
Urur Cusub oo laga Sameeyeey Laascanod
Uurkan oo lagu magcaabay (S.S.H.Y.L.) oo noqonaya Sol, Sanaag, Hawd, youth League, waxaa  GUJI... 28/8
 
KOONFUR AFRIKA
Shirweynaha Aduunka oo Kasocda K/Afrika
Shirkan oo lagaga hadlidoono Ilaalinta deegaanka, La dagaalanka cunto yaraanta, Ka hor taga xaalufinta deegaanka iyo  GUJI... 28/8
 
S A C U U D I G A
Xasan Abshir oo Lakulmay Amiir Cabdalla
Ra'iisul wasaaraha DKG ayaa sucuudiga kula kulmay Amiirka Cabdalla Bin Cabdulcasiis Al-Sacuud  GUJI   Agosto 14
 
M U Q D I S H O
Falal Kufsi Iyo Dil Iswata Oo Ku Soo Kordhay Muqdisho
Magaalada Muqdisho, caasimaddii dalka Soomaaliya, hoygii nabadda iyo amaanka, xadaaradda iyo tacliinta... hadda waxay noqotay GUJI... Agoosto 6
 
X A M A R
Caydiid oo Codsi udiray Reer Muqdisho
warkaas iyo Taliyaha Ciidanka Ka Fallaagoobey Qanyare Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhowaan Dhacay AKHRI   Agosto 13
 
K U W A I T
BAYAAN ku wajahan maamulka Hargeysa
KUWAIT - Guddiga Fulinta ee Jaaliyadda gobolada Sool Sanaag iyo Hawd ee degganna Kuwait ayaa. GUJI..  Agosto 12
 
DILKA K/AFRIKA
Qofkii 18aad ee Soomaali ah oo lagu dilo K/Afrika
Deeqa Ibraahim Cawad (Allah ha u naxariistee) ayaa dhimatay kadib markii dad aan la aqoon ay kuweerareen gurigooda uu kuyaal xaafada MAYFAIR ee. Warbixinadii  Axmed.Dowlo | Caqiil.Sh.Yuusuf Agost 5


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD