Dr. Ghanim Alnajjar oo ka Dayriyey Xaaladda
Xuquuq Insaanka ee Soomaaliya
Hamid Karzai oo ka badbaadey isku day dil:
KANDAHAR, Afghanistan Wararka ka imanaya Afghanistan ayaa sheegay in maanta oo khamiis ah uu madaxweynaha Afghanistan ka fakaday isku day dil. Waxaa warku dheegay in mid kamida ilaaladiisu uu rasaas ku furan isagoo kasii baxaya guriga governior-ka.
Waxaa warku intaas ku daray in la dhaawacay govenorka gobolka KANDAHAR ee magaciisa layiraahdo, Gul Agha Sherzai. Xaalada madaxweynaha warku waxba kama sheegin
GUJI..
[Khamiis Sept 5, 2002]
|
September 5, 2002
Dr. Ghanim Alnajjar oo soo gabagabaynayey 11
maalmood oo xog-waraysi doon ahaa oo uu kusoo maray qaybo ka mida Soomaaliya
waxa uu muujiyey in gebi-ahaanba Soomaaliya ay ka jirto dhibaato weyn oo
kusaabsan xuquuqda bini Aadamka, waxana uu ku baaqay in la loo ololeeyo sidii
loo asaasi lahaa guddiyo madax bannaan oo ka shaqeeya xuquuqul insaanka, sidaas
waxaa cadeeyey Warsaxaafadeed ay sii deysey hay'adda qaramada midoobey xafiiska
ui qaabilsan Soomaaliya.
intii Dr. Ghanim uu joogey Soomaaliya waxa uu
kulan la yeeshay Cabdullaahi Yuusuf "madaxweynaha" Puntland, taas oo
Cabdullaahi Yuusuf si-shuruud-la'aan ah u ogolaaday in uu siideynayo shan
siyaasi oo xiran iyo in uu dib u eegayo ama suurtagal tahay in la qaado xaaladda
degdega ah ee hadda, waa sida warku u dhigaye. Waxa kale oo Dr. Ghanim
muujiyey walaaca wararka sheegayey dilka iyo xabisaada dhacday dagaalkii ugu
dambeeyey (puntland), waxa kale oo Dr. Ghanim sheegay sida uu ugu qanacsanyahay
heerkii ay "Puntland Peace Mission" ka qaateen nadaynta ku dhisan
dhexdhexaadinta ee Cabdulaahi Yuusuf iyo Jaamac Cali.
Somaliland-na Dr. Ghanim wuxuu
kula kulmay "madaxweyne" Daahir Riyaale Kaahin. Taas oo Dr. Ghanim
muujiyey xukunka oo si ammaan ah u kala wareegey kaddib geeridii "madaxweyne"
Maxamed Cigaal. Waxa kale oo Dr. Ghanim sheegay sida uu ugu qanacsanyahay in
joornaalistihii la xiray loo ballan qaaday cafiska.
SOMALITALK KENYA | ridwanhaji@journalist.com
Warxafaadeedkii oo dhamaystiran
oo Ingiriiska ah waa kan hoos ku qoran:
UNITED
NATIONS NATIONS UNIES
SOMALIA
Office
of the Un Resident & Humanitarian Coordinator
_______________________________
PRESS RELEASE
INDEPENDENT EXPERT SAYS HUMAN
RIGHTS PROBLEMS IN SOMALIA REQUIRE SERIOUS ATTENTION
Nairobi (4 September 2002) - At
the conclusion of an 11-day mission to Somalia and the region, the Independent
Expert on the situation of human rights in Somalia, Dr. Ghanim Alnajjar, called
on local leaders, civil society organizations, and the international community
to work together to address serious human rights problems throughout Somalia,
and advocated for the establishment of national and regional Independent Human
Rights Commissions.
“Independent Human Rights
Commissions are important because they allow people to express concerns and to
speak directly and constantly with local authorities to promote human rights,”
Dr. Alnajjar said. After visiting northwest Somalia (Somaliland) and northeast
Somalia (Puntland), he noted that authorities in both places have agreed to the
establishment of such commissions, which he lauded as a positive development.
Dr. Alnajjar met with Puntland
“President” Abdillahi Yusuf, who agreed to the unconditional release of five
political detainees and to look into the possibility of repealing the current
state of emergency. He expressed concern about reports of killings and
imprisonments during the recent fighting there. The Independent Expert noted
with satisfaction the work done by the Puntland Peace Mission to promote
conflict resolution through its efforts to mediate between rivals Abdilaahi
Yusuf and Jama Ali Jama.
In Somaliland, Dr. Alnajjar met
with “President” Dahir Riyale Kahin. He noted the peaceful transfer of power
after the death of former “President” Mohamed Egal, the emergence of
democratic processes and party-based politics, and was pleased that authorities
agreed to grant amnesty to a journalist who had been jailed for three days. Dr.
Alnajjar noted that domestic violence remains a problem, and talked with local
women’s groups about setting up a shelter for victims.
The team looked into a variety
of pressing human rights concerns, including the state of the judicial system,
law enforcement and prison conditions, the challenges of demobilization and
child soldiers, economic and social rights, the status of women, human rights
education, and
difficulties faced by tens of
thousands of internally displaced persons (IDPs).
“I call upon the
international community and local authorities to pay more attention to the
internally displaced, and for more coordinated action to alleviate their
appalling conditions,” Dr. Alnajjar said. There are some 320,000 internally
displaced in Somalia, with most living in abject poverty and in areas under the
control of armed faction leaders.
Insecurity prevented the
Independent Expert’s three-person team from traveling to the capital Mogadishu
or the southwestern town of Baidoa. “I am concerned that, since my last visit
one year ago, there has been an escalation of violence in parts of Somalia and a
deterioration in security, which is having an impact on the human rights of
thousands of ordinary people,” Dr. Alnajjar said, noting that
This is Dr. Alnajjar’s second annual visit to the country since being
appointed Independent Expert for Somalia by UN Secretary-General Kofi Annan
in June 2001. Dr. Alnajjar, a professor of Political Science at the
University of Kuwait, carries out his duties on an independent and voluntary
basis. Dr. Alnajjar’s visit will result in a follow-up report to his
initial findings from last year, published as E/CN.4/2002/119 and available
at www.unhchr.ch <http://www.unhchr.ch>.
For further information, please contact:
Sonya Laurence Green,
Information Officer
UN Resident & Humanitarian
Coordinator’s Office for Somalia
Tel: +254-2-4448434, Fax: +254
2 4448439, Email: sonya.green@undp.org
|