Ridwaan oo waraystay Mawliid Macaane.
"Cabdulaahi Yusuf (waxa)
uu dhistay maamulka Puntland, Shaati gaduudna Waxaa uu dhistay
maamulka Koonfur galbeed, Morgan Asalkiisii ayuu uguuray, sidaas daraadeed
Xuseen Caydiid iyo Gabyoow miyaa loo aqoonsan Karaa inay matalaan SRRC?"
Mowliid Macaane
21.9.2002, Sabti
Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa waraysi la yeeshay Gudoomiyaha ururka SAMO ahna
Xogyaha Guud ee golaha SRRC sida uu ii sheegay MD. Mawliid Macaane oo haatan ku
sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Mawliid waxaa safarkiisa Ku weheliyay Cusmaan Xasan Cali Caato waxaana ay ii
sheegay macaane in Caato uu uyimid Caruurtiisa joogta Nairobi halka isagana uu u
yimid arimo Caafimaad.
Waraysigan oo uu la yeeshay Ridwaan Xaaji Cabdi weli oo ah Wriyaha IQRA ee
magaalada Nairobi isla markaana Somalitalk iyo Goobjoog uga soo warama Kenya.
waxaana warsigu u dhacay sidatan:
Ridwan:
Safarka aad Ku joogtaan Nairobi Mala kulanteen Saraakiisha Kenya?
Mawliid:
Maya wax lama aanaan kulmin dawlada Kenya.
Ridwan: Qaabka ergooyinka ay uga qayb galayaan shirka Eldoret wali ma la'idiin
soo gudbiyay?
Mawliid: maya wali wax naloo soo gudbiyay ma jirto laakiin waan sugaynaa.
Ridwan: shirka Soomaalida loo qaban doono sideed u aragtaan adiga, caato,
finish
iyo qanyare oo aad iisheegtay in aad tihiin afartiina isbahaysiga Nabada Gobolka
Banaadir?
Ma'Ogtahay in Wararka Kuqoran Luqadda Ingiriiska ee khuseeya Soomaalida ay maalin kasta kusoo dhacaan linkiyada kuqoran meesha ugu saraysa bartamaha bogga hore ee SomaliTalk.com.
|
|
Macaane: Dhamaanteen waan soo dhowaynaynaa shirka dib u heshiisiinta soomaalida
ee lagu qaban doono Eldoret ,
waxaana ka rajaynaynaa in lagu dhiso Dawlad qaran oo
loo dhanyahay iyo in lagusoo afjaro dagaalka sokeeye.
Ridwan:
waxaan la socdaa in aad is khilaafteen idinka iyo xubnaha kale ee SRRCda
ku sugan dalka Itoobiya ma heshiiseen iminka?
Mawliid: SRRC waa anaga oo heshiis caalami ah magaca SRRC kula Gashay Kooxda
Carta taasaana loo aqoonsanyahay SRRCda dhabta ah waxaana kuu sheegayaa in
Cabdulaahi Yusuf uu dhistay maamulka Puntland, Shaati gaduudna Waxaa uu dhistay
maamulka Koonfur galbeed, Morgan Asalkiisii ayuu uguuray, sidaas daraadeed
Xuseen Caydiid iyo Gabyoow miyaa loo aqoonsan Karaa inay matalaan SRRC?
Ridwaan Xaaji Cabdi weli
ridwanhaji@yahoo.com
SOMALITALK.COM | NAIROBI
FAAFIN:
Sept 21, 2002 | SOMALITALK
WARAYSIGII HORE EE IQRA LA YEELATAY MOWLIID MACAANE 1/4/2002
»
DKMG oo
awoodeeda ku tijaabisa dadka danyarta ah [Macalin]
»
Ragga toodii
aragnaye , Dumar talo ma laga deyey [Hirsi]
» Baadida
Nin Baa Kula Deydeyi Daala Kaa Badane [Gutale]
» QAAMUUSKA
MAAHMAAHYADU WAA QIIMA-GAL [Imdeeq]
»
SOOMAALIYA -
QABQABLE DAGAAL IYO QABYAALAD[Canab]
»
Mushkiladaha Soomaalida Qurbaha
(3) [wq.SaciidCali]
»Minnesota.... sanad kadib
September 11 ! [wq.Ceynte]
Ethiopia
oo Kulmisay RRA
kadib markii ay dawladda ethiopia
xiriirka saaxiibtinimo layeelatay maamulka baydhabo waxaa ka siraadmay colaad
salka ku haysa...
GUJI..
10/9
Daahir Dayax, Wasiirka Arimaha Gudaha
DKG, oo waraysi siiyeye Radiodalmar GUJI
Wasiirka
Arimaha Dibadda Jabuuti
oo lahadlay Jaaliyadda Soomaalida
Kenya GUJI..
10/9
WARARKA
SOOMAALIYA EE 9/9/2002
*Qaar
Ka Tirsan Hogaamiye Kooxeedyada Oo Ka Carooday......
*Shaati Guduud oo ka ambabaxay Baydhabo.
*Urur cusub oo looga dhawaaqay Beledweyne
*Guddoomiyaha qawmiyadda Carabta Somaliyed Oo sheegay...
Wararkan oo dhan Ka akhri Halkan -
GUJI..
UK: Kulankii Raabidada oo ka dhacay London
JAWAAB Pro.Samatar: FIQI
TOLKII KAMA JANNA TAGO
Jaamacadda
Boosaaso Waxaa Loo Dhisay Kobcinta Aqoonta
Sidaas waxaa yiri
Ciise Dhollowaa oo jawaab ka bixinayey hadalkii Prof. Samatar ee ahaa
GUJI..
9/9
Warbixin:
Suuqa Al-Karama
MINNEAPOLIS : Suuqa Al-Karama waa suuq Soomaaliyeed oo kuyaal..
GUJI..
9/9
Wardheere
&Toddobaadkii
8/9
USA: Dawladda Federaalka ma rabto governorka Minnesota inuu aado Cuba asagana kama
yeelayo iyo. GUJI...
8/9
Jaamacadda
Carabta oo Taageersan DKG
Sida ey qortay saxaafada Yemen
waxaa eey go'aamiyeen Wasiirada arimaha dibada ee Jaamacadda carabta in GUJI..
Faalo:
Dib u dhigidda Shirka Kenya
warkaan iyo Dhac Loo Gaysanayo Basaska Oo Muqdisho Si Weyn Looga Dareemay
GUJI..
8/9
Wareysi
uu C/lahi Nuur Kolombo oo ka tirsan Bahda SagalRadio la yeeshey Ruug-cadaagi
saxaafada Somali, Mr. Mohamed Hassan Kahin
Riix
Halkan
XAGARYARE: Booliiska
Jarmalka oo Heegan Galay
Khudbadii
C/Raxman Jaamac Barre
kajeediyey shirka Beesha
Sade ee kasocdey gobolka Gedo markay taariikhdu ahayd...GUJI..
Shirkii
Kenya oo Dib Loodhigay
wasiirka arimaha dibada kenya ayaa
sheegay in shirkii nabada Soomaalida uu noqon doono 30ka bishan IQRA..
7/9
DOODFURAN: Dib-u-dhigdda
Shirka Kenya & Dadweynaha
Axdi
ma laha xabashidu lagu aaminaa
[FAALLO]
WARARKA OGADEN - 7.9.2002
Dhirbaaxoyinkii ku dhacayay Ciidamada Nacabka Gumaysiga Itoobiya oo halkoodii ka soo socda
GUJI..
WARARKII
MUQDISHO - 6.9.2002
Dadweyne Aad U Tiro Badan Oo Maanta Socod Ku Maray Goobihii Dagaaladu ka
dhaceen iyo Darawal waday gaari booyad ah oo lagu dilay Isgoyka Tawfiiq..
GUJI..
Shir-DegDeg:
Bahweynta Mudullood ee UK
Shir deg-deg ah oo ey isugu yimaadeen odayaasha,
aqoonyahanada iyo dhallinyarada bahweynta Beesha Mudulood ayaa walaac ka
muujiyey dagaaladdii.. GUJI..
6/9
Wiilashii
Diley Kaiser oo Maxkamad lataagey
Maxkamad kutaal dalka
Ingiriiska ayaa la horkeenay wiilasha diley Kaiser Osman oo qaxooti halkaas ku
ahaa
GUJI..
5/9
WARARKII
AGOOSTO
| WARARKii
July» GUJI
»
June | MAY
APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
em@spam.com
|