»
CEERYAANTA
SIYAASADEED IYO CAHDIYADII SOMALILAND
»
God walaal ha
qodin haddaad qodidna.....[M.Koronto]
»
“Kulli
Fitnah Cinda Kursi” [cabdulwaaxid Khaliif]
» kaligiis
muslim waa jaajuus laga yaqaano Nairobi [Jaamac]
» SHIRKA
SOOMAALIDA KENYA MA DHABAA MISE.. [pilot]
» DKMG
oo awoodeeda ku tijaabisa dadka danyarta ah [Macalin]
» Ragga
toodii aragnaye , Dumar talo ma laga deyey [Hirsi]
» Baadida
Nin Baa Kula Deydeyi Daala Kaa Badane [Gutale]
» QAAMUUSKA
MAAHMAAHYADU WAA QIIMA-GAL [Imdeeq]
»
QABQABLE
DAGAAL IYO QABYAALAD [Canab]
»
Mushkiladaha Soomaalida
Qurbaha (3) [wq.SaciidCali]
SOMALIYA UMA BAAHNA BAAQ EE WAXAY
U BAAHAN TAHAY WAX QABAD DHAB AH.
qaramada midoobay oo somaliya
ugu baaqday iney xusaan maalinta nabada aduunka ee 21ka september.
wakiilka xoghayaha guud ee
qaramad midoobay u qaabilsan arimaha somaliya Mr. Winston Tubman ayaa ugu baaqay dadka somaaliyeed iney xusaan maalinta nabad
aduunka oo ku beegan 21september. wakiilka ayaa sheegay iney arintani qeyb ka
tahay dadaal caalami ah oo loogu jiro nabada aduunka,sidoo kale waxa uu
sheegay inay tani u tahay somaliya maalin ay si weyn u xasuustaan maadaama ay
dagaalo badan soo mareen.
waa dhab in nabada loo
hogaansamo dadkana lagu wacyi galiyo waayo nabadu waa nolosha hadii aanay
nabdi jirina nolol jirimayso.
sidaas daraadeed waa mid
wanaagsan iney qaramada midoobay maalin u dabaaldagaan nabada,iyadoo sababta
loo dhisayna Qaramada midoobay ay ahayd iney wax ka qabato dhibaatooyinka soo foodsaara
aduunka haday ahaan lahaayeen dagaalada, caafimaadka, wabarashada, xuquuqul
insaanka, gaajada. iyo waxyaabo kaloo aad u badan,dhamaantoodna waxaa u
xilsaaran hay,ado ka shaqeeya.
Ma'Ogtahay in Wararka Kuqoran Luqadda Ingiriiska ee khuseeya Soomaalida ay maalin kasta kusoo dhacaan linkiyada kuqoran meesha ugu saraysa bartamaha bogga hore ee SomaliTalk.com. Eeg sawirka hoose, halkaas waxaa kujira linkiyo ay kusoo dhacaan warar kala duwan oo Soomaalida Khuseeya.
|
|
iyadoo ay taasi jirto ayay
qaramada midoobay somaliya ku soo rogtay cunaqabatayn dhinaca hubka ah,balse
ma jirto cid ku samaysay daba gal iyo iney dhaqan gashay cunaqabatayntaasi,
taasina waxay sababtay inuu hubku soo galo maalin walba dalka si aan
xadidnayna ugu faafo dalka oo dhan.waayo dowlada ethiopia ayaa mar walba soo
galisa hubka iyadoo siisa hogaamiye kooxeedyada si ay maatada ugu laayaan kuna
dhiiriglisa iney samaystaan ismaamulo ay madax banaan yihiin kuna saleysan hab
qabiil taasoo ay dooneyso iney somaliya noqoto immaarado yar yar oo aan tabar
lahayn sidoo kale waxay tageero siisaa ismaamulada lana samaysataa xiriiro
aanay garaneyn in iyaga lagu burburinayo,shir walbana way qaadacdaa iyadoo
hogaamiye kooxedyada adeegsata taasoo ay uga dan leedahay ineysan waligeed
somaliya nabad ka dhicin.
arimahanina waa kuwo ay
ogtahay Q/midoobay in badana lagala hadlay sidii ay uga hortagi lahayd
faragalinta ay ethiopia ku hayso ummada somaliyed iyadoo werar cad ku soo
qaada gudaha somaliya sidaas daraadeed maanta ma ahan iney ugu baaqaan dabaal
dag iyo xusid maalin nabaded iyadoo aanay waxba ka qaban dhibaatooyinkaas ka
jira gudaha somaliya marka hore waxaa habonaan lahayd iney wax ka qabto arimas.
sidoo kale waxaa ka jira
somaliya cuduro badan oo aanan la garanayn kuwaasoo ay dad badani u dhinteen
bukaandas oo aanan helin dawo ku filan codsiyo badan oo loo dirayna aanay wax
weyn ka qabanin Q/midoobay, waxaana ka jira somaliya dagaalo mar walba soo
noqnoqda . iyo xadgudub loo gaysto xuquuqul insaanka.
hadaba baaqan ayaa waxa uu la
mid yahay bukaan dhiig bax u dhimanaya oo loo aqrinayo qaababka looga hortago
dhiig baxa,halkii ay ahayd in marka hore la daweeyo dabeedna waxii loo sheegi
lahaa loo sheego.
balse nasiib daro Q/midoobay
way ka gaabisay kaalintii kaga aadanayd xalinta somaliya iyadoo wax weyn ka
qabatay wadamo badan oo aduunka ah kana qatarsanaa somaliya marka la fiiriyo
dhinaca amaanka una fidisay gargaar gaarsiisayna iney helaan sharci iyo dowlad
nidaamsan.
ugu dambayntii shacabka
soomaaliyed waa iney ka tashadaan sidii ay meel iskaga dhigi lahaayeen
dhibaatada dhexdooda ah kana tanaasulaan wixii dhexmaray.
iyagoo nabada ku dadaalaya
hogaamiye kooxedyadana iska qabanaya waayo iyaga ayay nabadi ka dhalan
la,dahay maskaxdana ku hayaan ineysan cidi umaqneyn ceelna uusan u qodneyn.
CANAB MAXAMUD CABDULLE.
canabmumtaz@hotmail.com
» QABQABLE
DAGAAL IYO QABYAALAD [Canab]
AFEEF: Aragtida
qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan
Sept 20, 2002 | SOMALITALK
»
DKMG oo
awoodeeda ku tijaabisa dadka danyarta ah [Macalin]
»
Ragga toodii
aragnaye , Dumar talo ma laga deyey [Hirsi]
» Baadida
Nin Baa Kula Deydeyi Daala Kaa Badane [Gutale]
» QAAMUUSKA
MAAHMAAHYADU WAA QIIMA-GAL [Imdeeq]
»
SOOMAALIYA -
QABQABLE DAGAAL IYO QABYAALAD[Canab]
»
Mushkiladaha Soomaalida Qurbaha
(3) [wq.SaciidCali]
Dhacdooyin
Bileedka Ogaadeenya (Jul,Aug)
Warbixintan oo
lagaga hadlayo Dhinacyada Siyaasada, Milatariga, Xuquuqul Insaanka iyo Xaaladaha
kale ee ka Jira Ogaadeenya iyo Itoobiyada Gumeysataba
GUJI
Maxaabiis
Oromiya Laga Sii Daayay
xabsiyadda dalka Itoobiya gaar ahaan dhulka ugu wayn ee dalkaa "Oramiya"
ayaa laga sii daayay maxaasiib aad u fara badan GUJI
14/9
Gudoomiyaha
UEFA oo la kulmay Somalida
Guddoomiyaha xiriirka Kubbada Cagta ee Yurub ayaa GUJI..
13/9
Eedaysane
Argagixiso ah mise Mudane
Musharax ah: C/risaaq Aaden Cali oo ka mida sadexdii.. GUJI..
13/9
Qoraaga
Wargeyska Assiyaasi - Nairobi
oo sheegay in noloshiisu khatar kujirto GUJI..
13/9
Cadaadis
Lasaarayo Itoobiya
waa cadaadis ku saabsan arimaha Soomaaliya, warkaan iyo Ganacsato Ingiriis ah oo
yimid magaalada Muqdisho XORIYO
13/9
"FARAGELINTA
ETHIOPIA
iyo Dagaal
ooge Col. Abdullahi Yuusuf Axmed," sidaas waxaa kubilaabmay qoraal
SomaliTalk kasoo gaarey GUJI
12/9
IGAD
oo Shir Jaraa'id ku Qabatay Nairobi
shirkaas jaraa'id
waxay IGAD ku sheegatay in shirka dib u heshiisiinta soomaaliyeed
uu yahay mid lagu IQRA.
12/9
Waftigii
Xasan Abshir oo Kadhoofay Yemen
WARARKA KALE
AGOOSTO | WARARKii
July» GUJI
»
June | MAY
APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
em@spam.com
|