SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - FAALLO
Maxaa kala haysta KANU iyo NAK

W.D : Ridwaan Xaaji Cabdiwali

KENYA | SOMALITALK.COM  | 19/9/2002

Xisbiyada ku bahoobay NAK waxay tiradoodu dhantahay 13 xisbi oo mucaaradka Kenya ah waxaana haatan ay u muuqdaan in ay tartan la gali karaan KANU oo ah xisbiga talada haya ee dalka Kenya.

I  I  D  H  E  H

Madaxwaynaha Dalka Kenya waxaa uu la rabaa kursiga madaxwaynanimada Mr. Uhuru Kenyatta oo ah Wasiirka Dawladaha Hoose oo haatan taageera balaaran ka haysta Dalka Kenya.

Xisbiga Nak Ee National Alliance Party Of Kenya Waxay 18kii September U Doortay Mr. Mwai Kibaki Musharaxiisa Madaxweyne Ee Doorshada Soo Socota Ee Dalka Kenya.

Madaxweyne Ku-Xigeenna waxaa loo doortay Hoggaamiyaha Xisbiga Ford Kenya Michael Wamalwa Kijana Iyadoo Hoggaamiyaha Xisbiga NPK Mrs Charity Ngilu loo doortay Ra’iisul Wasaare.

Lix Saacadood Oo Waan Waan Adag Ah, Ugu Dambayntii Waxa Laga Gudbay Loolankii Jagada Ra’iisul Wasaaraha Oo Dib U Dhacu Kaga Yimid Sheegida Go’aanka NAK.

Nak Waxay Ka Kooban Tahay 13 Xisbi Oo Mucaarad Ah Go’aankani Waa Isku Daygii Ugu Horeyey Ee Istraateejiyada Mucaaeadka Ee Doorashada.

Mwai Kibaki Waxa Uu Loolan La Geli Doona Musharaxa Shirweynaha Kanu Iyo Simoen Nyachae Ee Ford People.

Mr. Kibaki Oo Ah Hoggaamiyaha Xisbiga DP Waxa Uu Wasiir Noqday 1965, Madaxweyne Ku-Xigeenna waxaa uu noqday 1978-1988.

Mr. Kibaki Doorashadii Ugu Dambaysay Ee 1997 Waxa Uu Ku Galay Kaalinta Labaad 1.9 Million Cod, Halka Madaxweyne Moi uu Ku Guleystay 2.4 Million Cod

 

ridwanhaji@journalist.com

SOMALITALK.COM | Sept 19, 2002

 

WARARKA KALE AGOOSTO  | WARARKii  July» GUJI
» June |  MAY APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 
em@spam.com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo . IQRA..  26/8
 
XAMARCADEEY
Caddeynta Xaqiiqada dhabta ah ee Dhulka Banaadiriga
Taariikhdu dadkay bartaa Dunida way iftiimisaa
GUJI...
[Dr. C/Qadir -Muriidi golf]
 
CALI JARMAL
Waraysi uu Bixiyey Cali Jarmal 
Waraysi dheer oo uu bixiyey Mudane Ali Addow Mohamed (Ali Jarmal) ayuu kusheegay in shirka Kenya GUJI... 26/8
 
N A B A D A Y N
Baaq Nabadeed Colaadda Mesagawaay
Dhammaan Muddulloodka wax garadka ah ee ku nool Skandinaviya ( Sweden. Denmark, Finland, Norway) Waxay ugu baaqayaan... GUJI.. 22/8 
 
S U U G A A N
Abwaan Maaweel oo Kawaramay Suugaantiisa
Maaweel oo dhowaan socdaal ku soo gaadhay magaalada Nairobi ayaa waxaa waraystay Ibraahim Maxamedeeq oo ah qoraa suugaanta soomaalida xiiseeya ayaa ... GUJI.. 22/8 


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD