GO'AANO KHUSEEYO SOMALIYA OO
KASOO BAXAY SHIRKII WASIIRADA ARIMAHA DIBADA EE WADAMADA JAAMACADA CARABTA
QAAHIRA KU YEESHEEN TODOBAADKII HORE
Sida ey qortay saxaafada
wadanka Yemen waxaa eey go'aamiyeen Wasiirada arimaha dibada ee wadama ku jiro
Jaamacadda carabta in taageero Buuxdo lasiiyo DKG ee soomaaliyeed ayagoo ka
codsaday dhamaan wadama Ku jiro ururka jaamacada carabta in eey furaan
safaaradaha soomaaliyeed ee Kuyaalla wadamadooda, waxaana ey cadeeyeen
wasiiradu in eey si adag ooga Soo horjeedaan handadaad kasta oo kuwajahan
soomaaliya, waxaana ey Go'aamiyeen in lasameeyo gudi ka kooban 7-dowladood oo
lasocdo kana war Qabo arimaha dib u heshiisiinta soomaaliyeed.
Gudigaan oo sida
ey ku Sheegtay jariidada ALTHAWRA
cadad keedii shalay soo baxay in dowlada Yemen ey xubin katahay ayaa la
qorsheeyay in uu goobjoog ahaan ooga qeyb Galo shirka dib u heshiisiinta
soomaaliyeed ee lagu wado bishan
dhammaadkeeda in lagu qabto wadanka kenya.
Maxamed
Qanyare
"Ma
qabo inuu yahay Shirka Nayroobi mid najxaya waayo waxbaa ku hoos qarsoon"
sidaas wuxuu kusheegay waraysi dheer oo
GUJI...
2/9 |
Sidoo kale waxaa wasiiradu ey Go'aamiyeen in jaamacada carabtu sameyso SABTUUQ
taakulo oo lagu Taakuleeyo DKG ee Soomaaliyeed.
Sida la og yahayna ururka
jaamacada carabta waxaa uu kamid yahay ururada Aduunka ee aqoonsaday DKG ee
soomaaliyeed.
Hadba su'aasha la isweydiinayo
ayaa ah dowladaha carabta ma kadhabeyn Doonaan taageeradoodaa eey sheegeen iney
siinayaan soomaaliya?
DKG ee soomaaliyeedse ma ka
faaiideeysan doontaa taageerada ey ka Heleyso ururada aduunka sida jaamacada
carabta?
W.D. Abuukar Yaasiin Xaaji
Daahir
SANCA YEMEN
abuukarsom@hotmail.com
FAAFIN: SOMALITALK.COM | sept 7 2002
Shirkii
Kenya oo Dib Loodhigay ilaa 30ka Sept
wasiirka arimaha
dibada kenya ayaa sheegay in shirkii nabada Soomaalida uu noqon doono 30ka
bishan IQRA..
7/9
DOODFURAN: Dib-u-dhigdda
Shirka Kenya & Dadweynaha
Khudbadii
C/Raxman Jaamac Barre
kajeediyey shirka
Beesha Sade ee kasocdey gobolka Gedo markay taariikhdu ahayd...GUJI..
MUQDISHO
& MAANTA - Jimce 6.9.2002
Dadweyne Aad U
Tiro Badan Oo Maanta Socod Ku Maray Goobihii Dagaaladu ka dhaceen iyo Darawal
waday gaari booyad ah oo lagu dilay Isgoyka Tawfiiq..
GUJI..
Wiilashii
Diley Kaiser oo Maxkamad lataagey
Maxkamad kutaal
dalka Ingiriiska ayaa la horkeenay wiilasha diley Kaiser Osman oo qaxooti
halkaas ku ahaa
GUJI..
5/9
Hamid
Karzai oo ka Badbaadey isku Day Dil
Madaxweynaha Afghanistan
ayaa maanta ka badbaadey isku day dil isagoo joogey Kandahar
GUJI..
5/9
Warbixintii
Dr. Ghanim ee
Soomaaliya
Warsaxaafadeed
kasoo baxay UNka Soomaaliya ayaa sheegay in Dr. Ghanim uu kulan la yeeshay
Cabdullaahi Yuuf iyo Daahir Riyaale taas oo...
GUJI..
5/9
Yvonne
Ridley oo Islaamtay
Suxufiyadii u
dhalatay Ingiriiska ee Talibaan xireen 2001kii ayaa ku tala jirta inay shaaca
ka qaaddo islaamidda ay soo islaamtay GUJI..
5/9
Warbixin:
Dagaalkii is-Goyska Fagax
Dagaalkan oo
kadhacay isgoyska fagax ee Muqdisho, Cusman Caato oo ka hadlay dembiilayaasha
dagaalka iyo wadahadallo u socda garab RRA ah iyo is-bahaysiga dooxada Jubba
GUJI..
4/9
WARARKii
July» GUJI
»
June | MAY
APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
Help The Fight Against Spam!
|