BAYAAN KA SOO BAXAY KULANKII
JAALIYADDA SOOL, SANAAG, HAWD, EE WADANKA KENYA!!!!
BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM.
ASALAMA ALAYKUM.
dhamaan waad wada salaanam
tihiin akhriste rag iyo dumarba intaas ka bacdi sida ka muuqata cinwaanka korka
ku xusan waxaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 3/9/002 kulan isugu yimid jaaliyada
beesha Sool,Sanaag,Hawd ee Wadanka Kenya kulankaas oo lagaga hadlayey arimo
dhawr ah waxaa ka soo qayb galay dad-weyne aad u tira badan oo ka dhasahy beesha
Sool,Sanaag,Hawd,
ka dib kulankaasi waxaa si wada
jir ah loogu soo saaray bayaan ku wajahan beesha iyo siyaasadeeda gudaha iyo
debeda intaba waxaana aad looga hadlay gaar ahaan iyo guud ahaanba beelaha
deriska beesha la ah madaama dadka soomaalida ay yihiin dad ay ka dhaxayso wada
dhalasho luqad iyo diin in nabad lagu wada noolaado isla markaasina qiimaha
nabada geed kasta oo ay saaran tahay laga soo dejiyo laguna dedaalo sidii loogu
wada noolaan lahaa xasilooni buuxda,
waxaa kale oo si gaar ah looga
hadlay looguna celceliyey beelaha deriska beesha la ah in ay kala laabtaan
gacmaha ay kula jiraan ee siyaasada huwan , shirkuna waxa uu xaqiijiyey in ay
haboon tahay inta la gaadhayo midnomo Soomaaliyeed in dhamaan beelaha soomalida
degaan kasta ha ahaadaane nabad lagu wada noolaado isla markaasina la taageero
cid kasta oo wada ama diyaar u ah midnimo soomaaliyeed taas ayaana beesha
agteeda muqadis ka ah,
waxaa aad loo soo dhoweeyey
lana taageeray shirka nabadaynta Soomalida ee dhowaan lagu qaban doono Wadanka
Kenya Gaar ahaan magaalada Eldored waxaanuna ugu baaqaynaa in laga qayb qaato
lana soo dhoweeyo shirkaas nabadaynta Soomalida ee ay wadaan dalalka deriska
waxay beeshu diyaar u tahay in ay ka qaadato qaybteeda si hufnaan ah waxaanu mar
walba diyaar u nahay dhisida qaran Soomaliyeed oo xalaal ah waxaanu ka soo hor
jeednaa kala qaybinta geyiga soomaliyeed cid kasta oo isku dayda ama la timaada
goosasho ma taageeridoono faragelintoodana uma dul qaadan doono,
waxaan kulanka lagu
gebagebeeyey beeshu way ka fac weyn tahay ururdan xiligan jira ama ku doodaya
goosasho iyo gooni isu taag beeshuna waxay halgankeeda ku gebagebaysay guulihii
ay ka soo hoysay gobonimada geyiga Soomaaliyeed taas oo ay kumanaan naftii hure
dhiigooda u hureen in ay gumasiga ku kiciyaan geyigooda xalaasha ah iyada oo ay
umada Soomaliid wada xasuusan tahay jabkii ay gaadhsiiyeen gumaysigii (british
gov) waxaanu mar labaad soo dhoweynaynaa midnimada Umada Soomaaliyeed Xili kasta
ha gaadhee waxaanu ka soo hor jeednaa goosasho iyo gooni isu taag aan dhaxal gal
ahayn
ASALAMA ALAYKUM
MAXAMAED MAXAMUD GUTALLE
gutalle@yahoo.com
"Sool
iyo Sanaag waa qayb kamida Puntland"
Sidaas waxaa yiri
sarkaal sare oo katirsan DGPL oo u waramayey saxaafadda
GUJI... 2/9
Urur
Cusub oo laga Sameeyeey Laascanod
Uurkan oo lagu magcaabay (S.S.H.Y.L.) oo noqonaya Sol, Sanaag, Hawd, youth
League, waxaa GUJI...
28/8
AFEEF: Aragtida qoraalka waxaa
leh qoraaga ku saxiixan
SOMALITALK.COM | Sept 4 2002
Eldoret
waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono
shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo .
IQRA..
26/8
Jaaliyada
Somaliland ee Asia & BBC-Somaliga
Qoraalkaan oo loo gudbiyey Wasiirka
wasaaradda warfaafinta iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland
ayaa....
GUJI...
26/8
Dr.
Ulusso oo
la Kulmay Beesha Celi Cumar
Shir weyne Beesha Celi laguna qabtay
magaalada London eyna soo qaban qaabiyeen dhalinyarada ku nool London, UK oo... GUJI...
26/8
Waraysi
uu Bixiyey Cali Jarmal
Waraysi dheer oo uu bixiyey Mudane Ali Addow
Mohamed (Ali Jarmal) ayuu kusheegay in shirka Kenya GUJI...
26/8
Nin
Qarxin lahaa Masaajidda Maraykanka
Warkaan oo kamida wararka Toddobaadka uu iskusoo
dubaridey Maxamuud Wardheere..
KA.AKHRI.HALKAN...
25/8
WARARKA KALE
AGOOSTO | WARARKii
July» GUJI
»
June | MAY
APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
em@spam.com
|