TACSI

 

Tacsida ehelka Marxuumka waxaa loogu hagaajinkaraa

karaani@yahoo.com  

TACSI Marxuum Yaasiin Faarax Malaay

Waxaa Tacsi la gaarsiinayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Marxuum Yaasiin Faarax Malaay oo ku magac dheera MATAAN oo ku geeriyooday dalka HOLLAND maalintii Sabtida aheyd taariikhduna aheyd  2002-10-12. 

Waxaan marxuumkaas EEBBE uga baryayaa inuu JANNADII FARDOWSA hoy/guri uga dhigo, eheladii qaraabadii uu ka tegayna samir, iimaan iyo bedddel kheyr leh ugu beddelo. 

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

 

 

 

Qore: YAASIIN  MAXAMUUD  Y.(KARAANI)

        E-Mail  karaani@hotmail.com 

Oct 13, 2002

 


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.



HTML CD