SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - DENMARK
Muduloodka Denmark oo doortey Xubnihi GMM

 

I  I  D  H  E  H

Shir lagu qabtey Denmark Magalada Aarhus ayaa waxaa ka so qaybgaley Muduloodka degen Denmark. Ayaa waxaa logu doortey Xubnihi uga mid noqon lahaa Golaha Midnimada Mudulood (GMM) Kuwasoo lo dortey:

  • Gudomiyaha GMM ee denmark:Ise Ibrahim Dibosito
  • Gudomiye ku xigenka GMM ee Denmark Yusuf Hassan Mahamed(Jego)
  • Xogeyaha 1aad GMM ee Denmar Abdi Hasan Mahamod
  • Xageyaha 2aad GMM ee Denmar Liban A/rahnan Maálin

Dorashada ka dib, ayaa looga wada hadlay waxyalo aad ufara badan oo ay ka mid yihiin Dhibaatada Guud ahaan Somaliya ee 12jirsatey iyo mida ugaar ah Mudulod.

Dood dheer ka dib ayaa dhamaan xubnihi shirka ka soo qaybgaley Goáan lagu gaarey in ay tahay mida kaliya ee somalia xal ku imankaro waa in qola kasta ay samaysato Maamul Gobaleed u gaar ah oo ay u madaxbanantahay, taas ayaa laysku racay; waana in la ayidaa,lana dhiira geliyaa Maamul Goboledyada waana mida kaliya ee somalida isku aaminikarto 12sano ka dib;

Waxana si wad jir ah ula hadlayaan Qolooyinka cadeystey in ay xoog ku haystan Gobalada aysan u dhalan; in ay iskaga soo baxaan si nabad ah xalka somaliyana usoo deg dego, Haddii kale waxa la gaari doona waqti ay kaga soo baxaan Colaad iyo foolxumo wixii cawaaqib xumo ku yimaadadana ayagaa masuliyadeeda iska leh; hana iska iloobaan Gobal aysan udhalan in ay ka taliyaan.

Waxay kalo si wadajir ah Baaq ugu soo jeediyeen Muduloodka

:- Muduloodka waa in ay dhoraan Midnimada Mudulood iyo wada dhalashada.

:-waa in ay ka fogadaan waxyaalaha keenikara Gacan kahadalka.

:-waa in ay iska dayan damaca gaarka ah iyo dhiiga Mudulood ee lagula gorgortamaya shaqsiyadka Sumacada Somalinimadoda ay dhimatay danbina ka galay Somalida oo dhan.

:-Waa in Muduloodka si sharaf iyo wanaag leh oo cadaalad ah ula dhaqmaan Somalida kale oo walalahood ah nabadana jecel iyo diris wanaagii lagu yaqin.

:-Muduloodka waa in ay kala ogaadan Somalida dhibatada wado iyo mida wanaaga Jecel.

Xubnihi shirka ka soo qaybgalay waxaa ka mid ahaa:

  1. Nur Ali Jimaále,
  2. A/aziz Yusuf Osman(Bikey)
  3. Muhudin Hassan Ali(Saqle),
  4. Mahamed Salad Ali Siyaad,
  5. Ahmed omar Mohamod,
  6. Hassan Omar Gab,
  7. Yasin Ahmed Langaroni,
  8. Abukar Isman,
  9. Liban Husen Idangale,
  10. A/lahi Bare.

Xiriiryaha Guud ee Muduloodka Denmak 
Muduloddk@yahoo.dk
 

Qoraalkaan waxaa xaqiijiyey golaha sare ee Mudullood.

»» KAYDKA WARARKA MUDULLOOD 

»»Afhayeenka Yalaxow oo Shardi kuxiray shirka kenya GUJI...

 Oct 7, 2002

 Bulgaria iyo Romania oo Mucaawinaya Som.
u qaybsanaha arimaha gobolka Baalkanka ee DKMG , ahna safiirka Soomaaliya u fadhiya Liibiya ayaa GUJI..   

WARARKII OCT 6, 2002


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
DIGNIIN:

»» Virs cusub... BUGBEAR
»» Virus cusub .... OPASOFT
»» Viruska Halista ah ee Goldfish. 
»» Taxadarka Emailada Nayjeeriya
»» Xusuusin  carruurta iyo Internetka
 Dhammaan ka akhri halkan 

OGEYSIIS - OTTAWA

KALFADHIGA ISLAAMIGA EE 5AAD

QURBAHA IYO SOOMAALIDA 10 SANO KA DIB

Sat October 12, 2002
11:00 AM –8:00 Pm
202 Mont petit
125 University St 
(Ottawa University)

Faahfaahinta - GUJI...  

  Muslimiinta Ethiopia oo Caawimo Geysanaya  
  
EU & Kenya oo Saxiixday Heshiis maalgelinya shirka Soomaalida
  Ogadeenya oo Lagu Xirxiray Shacab

I I D H E H 

Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo . IQRA..  26/8


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD