Waraaqaha Casuumadaha oo la bilaabay
qaybintooda si rasmi ah.
Somalitalk 10 October 2002
Ridwaan Xaaji Cabdiweli
I I D H
E H
|
|
xalay ayaa rasmiyan loo bilaabay qaybinta
waraaqaha casuumadaha ee shirka dib u heshiisiinta soomaaliyeed oo 15ka October
lagu qaban doono magaalada Eldoret oo 320km dhanka galbeedka kaga taala
magaalada Nairobi. [ELDORET
WAA MAGAALO SIDEE AH]
horay waxaa qorshuhu ahaa in dadka kasoo qayb
galaya shirka guud ahaan ay noqdaan 300 oo ergo hase yeeshee waxaa soo baxaya
warar sheegaya in tirada la kordhiyo kadib markii qaar kamid ah kooxaha
soomaalida ay saluugeen tirada lagudoonsiiyay.
Baaqii ay soo saareen hogaamiya kooxeedyada
soomaaliyeed ayaa siyaasiyiin keenyaan ah ay ka xumaadeen iyagoo sheegay in loo
baahanyahay isu tanaazul iyo in wax walba laga hor mariyo danta guud ee
soomaalida.
waxaana la filayaa in maalmaha soo socda lasoo
daad gureeyo ergooyinka ka qaybgalaya shirka Eldoret ee ku sugan gudaha dalka
soomaaliya.
ridwanhaji@journalist.com
SOMALITALK | Oct 10, 2002
Shirkii
Bahda Sportiga Somalida ee Norway
shir aad u balaarnaa oo looga hadlayay dhamaan qaybaha uu ka kooban yahay
sportiga Somalida ee Norway.GUJI
Wararka
Muqdisho/Cadaado ee Maanta
»» Walaac Laga Muujiyey Hadalkii 8da
Urur ee diidmada shirka..
»» CADAADO oo Maanta Laga Furay Garoon Diyaaradeed..
»» MUQDISHO oo Qiimaha Hilibka Geelu Sare u kacay.....
Dhammaan Ka
akhri Halkan 0ct 9
Itoobiya
oo kordhisay qiimaha shidaalka
iyo Roobabkii dayrta oo Ogadenya si fiican uga curtay, Shirar lagu qabtay
dalalka Swedan iyo Holland GUJI
9/10
Ilaalada
Hoyga C/Qaasim oo Gadoodey
»» 300,000. Sh.So. ayaa lasiiyey
ilaalada iyagoo aan 9bilood...
»» RRA oo beeniyey in la kufsaday Gabar 8 jir ah....
»» Xaabsade iyo Aadan Madoobe oo Looga Yeeray Itoobiya...
Dhammaan Ka
akhri Halkan 0ct 8
Ka
Qaybgelimeyo Shirka Eldoret
ilaa la saxo khaladaadka... sidaas waxaa yiri ururo warsaxaafadeed kasoo saaray
Muqdosho GUJI...
oct 8
Nuur
Cali Buubaal oo La Dhaawacay
MUQDISHO - Koox dabley ah ayaa ku dhaawacay Muqdisho ganacsade weyn oo caan ah GUJI...
oct 7
Mudulod
Denmark oo doortey Xubnihi GMM
Shir lagu qabtey Denmark Magalada Aarhus ayaa waxaa ka so qaybgaley Muduloodka
degen Denmark GUJI.
oct 7
Shaarguduud
waxa uu kusoo laabankaraa
Baydhabo oo keliya isagoon huwanayn magac madaxweyninimo.. waxaa yiri C/laahi
Axmed Black GUJI
oct 7
Lewiston-USA.
Duqa magaalada ayaa ku yiri soomaalida ha yareeyaan soo quluqulkooda; waa la
idin dhibsaday.
“ Soomaali hadaad tihiin soo qulqulka yareeya.. GUJI
»Nin
Nebi Muxamed (SCW) ku Sheegay Argagixiso GUJI.
»Baaq
nabadeed ku jeeda Reer Mudug GUJI
Muslimiinta
Kenya oo loogu baaqay in ay Midoobaan
Kuna Hadlaan Hal Cod Si Ay
U Soo Bandhigaan Danahooda Dalka.
GUJI...
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|