SomaliTalk HTML CD


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK  - MAQAAL
Xoghayaha Guud ee GMM
Abdallah Moallim Maxamud(Cabdullaahi siyaasi)
Moallem10@hotmail.com

Bogaadin iyo Dhiirgelin

Guddoomiyaha Golaha Midnimada Muddulod Dr Cabdi Maxamed Culusow,guddiga fulinta iyo dhamaan xubnaha GMM waxaay dhanbaal hambalyo, bogaadin iyo dhiirigelin ah u dirayaan Guddoomiyaha siyaasadda ee G/Shabeelada dhexe Maxamed Dheere ,Dr Hilowle Imam Cumar,inj Caddow,Xuseyn Jilicow(Shriifka),Bashhiir Raage iyo odayaasha kale oo iyagga ku guuleystay joojinta dhiiga walaalahood ee isku maandhaafay arrimo xaga siyaasada ah ,waxaayna GMM mar kale ka codsanayaan odayaasha aan kor ku soo xusnay iyo dhamaan odayaasha ,siyaasiinta, aqoonyahanka iyo culumaaudiinka beesha Muddulood in ay dhameeyaan, meelna uga soo haraan khilaafka soo kala dhexgalay Xaaji Muuse iyo Cumar finish oo iyaga ah wiil iyo adeerkiis . Sidoo kale waxaan odayaasha ka codsnaynaa in ay ballaariyaan dadaalkooda kuna daraan in ay gogol guud oo oday keen ah u dhigaan beesha Mudulood si lo abuuro hogaan siyaasadeed oo leh dastuur lagu kala danbeeyo iyo hogaamiya lagu mideysanyahay beeshana u horseedo guul iyo ilaalinta xuquuqda dadkeeda iyo deegaankeeda iyo tan somaaliyeed guud ahaan.

1. Dr. ABDI MOHAMED ULUSSO, waa Guddoomiyaha Guud ee Golaha Midnimada Muddulood;

2. ABDALLA MOALIM MAHAMUD(Cabdulahi siyaasi), waa xoghayaha Guud ee Golaha Midnimada Muddulood

3.MAXAMED MUXIDIIN CALI,waa afhayeenka guud ee Golaha midnimada muddulood fadhigiisana yahay Magaalada Muqdisho

4. Dr ABDULLAHI MOHAMED HIRALE, waa Guddoomiyaha Golaha Midnimada Muddulood ee Sweden.

5. DR. ABDULLAHI HASSAN Alasow ‘BARIIRRE’, waa Guddoomiyaha Golaha Midnimada Muddulood ee Canada.

6. ALI MOALIM MUSE, waa Guddoomiyaha Gol;aha Midnimada Muddulood ee USA,

7. ABDULLAHI AHMED MOHAMED, waa Guddoomiyaha Golaha Midnimada Muddulood ee Holland.

8. MOHAMED AHMED ALASOW ‘Januune’, waa Guddoomiyaha Golaha Midnimada Muddulood, Swizterland.

9. ABDALLA MOALLIM MOHAMUD, waa Guddoomiyaha Golaha Midnimada Muddulood ee Waddamada Carabta.

10. ABDULQADIR ALI GAAB, waa Guddoomiyaha Golaha Midnimada Muddulood ee Waddanka Ingriiska.

11. AHMED HADAFOW, waa Guddoomiyaha Golaha Midnimada Muddulood ee waddanka Jarmalka.

12. HASSAN SHEKH ABDI, waa wakiilka GMM ee Afrika, wuxuuna joogaa LESOTO.

13.Mr HASSAN HOLOWLE ,waa gudoomiyaha golaha midnimada muddulood ee dalka Pakistan

14.HASSAN MOHAMED IBRAHIM,waa gudoomiyaha golaha midnimada muddulood ee dalka finland.

15.MAHAMED MAHAMUD DHEERE,waa gudoomiyaha golaha midnimada muddulood ee dalka sudan.

16.MOHAMED MOHAMED (MILAN).waa gudoomiyaha golaha midnimada mudulood ee dalka kenya

Moallem10@hotmail.com 

AFEEF: Aragtida qoraalkan waa mid u gaara qoraaga ku saxiixan

FAAFIN: SOMALITALK.COM | AGOOSTO 12, 2002

MAQAALKA XIGA - GUJI    

 

Bogga Maqaalada: www.somalitalk.com/maqaal
Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
CTML CD
MACLUUMAADKA INTERNETKA
Bogga Maqaalada: www.somalitalk.com/maqaal
. GUURKA.&.GURIGA MUSLIMKA 
. DHIBAATOOYONKA QURABAHA |
. IS-XISAABI INTAAN LAGU XISAABIN
. GEERAAR ALLAH AMMAAN AH
. AHMIYADDA SALAADDA...
. QORAALADII WARDHEERE
. QORAALADII IBRAAHIM SAALAX..

NOLOSHII SAXAABIGA ABUU DAR AL QHIFAARI
Casharkii 23aad ee Saxaabadii Rasuulka (scw)
DHISITAANKII MASJIDKA RASUULKA SCW
Casharkii 33aad ee Siiradii Rasuulka (scw) 


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD