SomaliTalk ads
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - PUNTLAND
 Warsaxaafadeed Degdeg ah oo Kasoo Baxay Puntland

Warsaxaafadeed SomaliTalk kasoo gaarey xafiiska MDG.Puntland ayaa shaaca ka qaaday in shalay Dec 30 uu dagaal aad u xoog badnaa ka dhacay magaalada Dhuudo oo 160km u jirta Qardho. Taas oo sida warsaxaafadeedkaas ku cad laqabtay 185 maxbuus, lagana qabsaday hubkii marka laga reebo laba gawaarida technikada loo yaqaan oo u dhaqaaqay dhanka xeebaha bari ayuu ku daray warsaxaafadeedkaasi. 

Faahfaahin dhimashada iyo khasaaraha nafeed ee halkaas ka dhacay wax tafaasiil ah kama bixin war saxaafadeedkaasi.

Dhanka kale ayuu warsaxaafadeedkaasi sheegay in maanta uu bilaabanayey kulanka Baarlamaanka oo ka dhacayey Garoowe, maadaama ayuu warsaxaafadeedku yiri, ay dhammaan xubnaha sarsare ee dawlada Puntland hadda wada yimaadeen garoowe. Kulankaas waxaa ka qayb gelayey Cabdullaahi Yuusuf ayuu warsaxaafadeedku kusoo gabagabeeyey. 

Ma jiro wax war ah oo rasmi ah oo SomaliTalk kasoo gaarey dhanka Jaamac Cali Jaamac, waxaanse Puntland ka helay warar kale oo ay nasoo gaarsiiyeen ilo ka madax bannaan labada dhinacba,  Halkan ka akhri wararkaas.... GUJI

Warsaxaafadeedkaas oo kuqoraa luqada Ingiriiska waa kan hoos ku qoran.Hoos Akhri 

KAAH
Choose kaah for confidence, convenience & competitive, rapid, reliable & responsive

 

BREAKING NEWS.
Plpresidency, Puntland State of Somalia

There was a heavy fighting yesterday, December 30, 2002 around n and around the village of Dhuuda 160 KMs to the south of Qardho.This was started by anti-puntland rebels to break through the seige of Puntland forces. This resulted in the surrender of 185 rebels militia and capture of almost all their military hardware. Only two technicals fled to the eastern coast area of the country. They are being chased and will be likely captured shortly.

Details of casualties in life are still inconclusive.

The new development will hopely close a chapter in Puntland stability as rebels have been soundly crushed and law and order fully restored throughout Puntland State.

In another unrelated development, the Parliament of the State of Puntland will convene in the Capital City of Garowe shortly in an ordinary session of the House as the entire Executive Branch of the Government has moved back to Garowe.

The President of State will attend this opening session of the House.

Plpresidency, Puntland State of Somalia
 plpresidency@yahoo.com

<><><>

I  I  D  H  E  H

 Halkan ka akhri wararka kale ee PL.... GUJI

Munaasabadii xil wareejinta kenya siday u dhacday?
Madaxweynaha Cusub Mwai kibaki oo la dhaariyey GUJI... 
»»Isu soo bixii dadweynaha ee Uhuru Park.. GUJI...
»»Taariikh kooban ee Madaxweynaha Cusub GUJI.... 30/12
 

... ELDORET: Taxanaha Wararka  

 


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002
SUUQ WEYNAHA ALKARAMA
Waa suuq Soomaaliyeed oo ku yaal xaafada Cedar ee Magaalada Minneapolis, GUJI...

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD