SomaliTalk ads
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - KENYA

Eldoret 22 Diceber 2002 

Qowmiyadda Banaadiriga

Ku: Dhamaan Beelaha Reer Banaadiriga ee Ku nool dibadda iyo Gudaha dalka

Ujeedo Wargalin iyo qeeylo dhaan

Waxaan idii la socoodsiineeynaa in la wado Shir qool ku saleeysan Bur burin Qowmiyadda Banaadiriga

Taas oo ay wadaan Dad naga mid ah oo ay kala yahiin .

  • (1) Fahmo Maxamed Nuur
  • (2) Zeynab Aweis Xusein
  • (3) Khadiija Suufi Xuein (Nuunow)
  • (4) Aweis Cadde maxamed

Dadkaan aan kor ku soo xusay waxaay diidanyahiin wada jirka reer banaadir waxayna sii gaar u diidanyahiin Dadka ku abtirsadda Bahweeyn Reer Baraawe , Baajuun iyo Carab Soomaali .

Hoos Akhri

KAAH
Choose kaah for confidence, convenience & competitive, rapid, reliable & responsive

Qofna kama dah soona in dadkaan ay yahiin dad u dhashay Beelaha Banaadiriga waana dad aan ka mid aheeyn Beelaha ,Hawiiye, Daarood, Dir iyo Digil & Miriifle. Taasina waxaay cadeeyneeysaa in ay kala jab imaan doono hadii aan xuquuqdooda dafirno ama aan dhahno managa tirsantahiin .

Dhibaatooyinka Xiligan Colaadaha Soo Gaarey Reer Banaadiriga
Ibraahim Maxameddeeq oo waraysi dheer la yeeshay qaybo kala duwan oo ka mid ah bulshada dadka reer Banaadiriga, waraysigiina wuxuu u dhacay sidan.... GUJI...

Madaama Gudoomiyaha Reer banaadirga u dooda Xuquuqda Banaadiriga oo dhan ,waxay noqoon kartaa In Wuxuu u dagaalamaayay noqoto-karto Koox jacleeysi iyo xaqiraad xuquuqeeyd dad ka mid ah kuna abtirsada Beesha reer Banaadir.

Ugu danbeeyntii waxaan ku soo gaba gabeeynayaa dadkaan aan kor ku soo xusnay ay damac sanyahiin in ay Bur buriyaan Guusha iyo Sharafta u soo hooyay Gu’doomiyaha Qowmiyadda Banaadiriga Mudane Maxamed Cusmaan Maye dadka Beelaha Banaadiriga ayna doonayaan in ay dib ugu celiyaan Magacii aan ka dhiidhinay aanu diidnay oo ahaa OTHERS .

Sidaasi darteed waxaan idiinka Codsanayaa in si deg deg ah aad ugu soo tala bixisaan arrintaan si ay midnimada reer Banaadir ku Burburin.

Halkaan waxaan idinku soo gudbineeynaa Habka aan u qeybsanay xubnaha aan helnay:

  • (1) XAMAR -sideed xubnood ( 7 )
  • (2) BARAWE –laba xubnood ( 2 )
  • (3) MARKA – labo xubo ( 2 )
  • (4) BAAJUUN –labo xubnood ( 2 )
  • (5) JAZIIRA-GANDARSHE ( 1 )
  • (6) CARAB-SOMALI ( 2 )

……………………………………….

Totaal _________16 Xubnood

Wabi laahi Toowfiiq

Gudoomiyaha Qowmiyada Reer Banaadir

Mudanne Maxamed Cusmaan Maye

E-mail: banadirlinks@hotmail.com 

Tel:254-722746841

Dec 22, 2002

 

<><><>

I  I  D  H  E  H

Rabshaddo Hareeyey Tartanka Quruxdda Gabdhaha Soomaalida Gothenburg, Swden
 Shan qof ayaa xabsiga loo taxaabay, hal qofna cisbitaalka kaddib markii iska hor imaad ka dhacay  goob ay ka socotey xaflad loogu magac daray "Miss Somalia" ....GUJI    

Warqad Furan Oo Ku Socota Dhammaan Beesha Hawiye
Warqadan oo lasoo gaarsiiyey SomaliTalk Muqdisho ayaa si toos ah ula hadleysa dhammaan beelaha.... GUJI  14/12

Dhawaaq caalami ah iyo Ururka Darwiish Party 
Waxaan mar kale ku celinaynaa Maamulka W/galbeed ee Riyaale Hogaanka ka yahay in aanay ku talo xumoobin degaanka.. GUJI 14/12

Baaq ay soo saartey Jaaliyada Absame ee Sweden
Baaqaan oo SomaliTalk uu soo gaarsiiyey Suldaan Mohamed Suldaan Siraaji  ayaa waxa uu kusaabsanyahay Laascaanood GUJI... 14/12

 ... ELDORET: Taxanaha Wararka  

... Soomaaliya iyo dhacdooyinkii  2001/2000 


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002
SUUQ WEYNAHA ALKARAMA
Waa suuq Soomaaliyeed oo ku yaal xaafada Cedar ee Magaalada Minneapolis, GUJI...

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD