Waxaan aduunka iyo cidkasta oo Somaliyeed
Culimo,Aqoon yahan,Siyaasi wax-garad dhamaantood aanu u sheegayanaa in
cambaareeyaan denbiilaha degaanka aanu lahan ku soo duuley ee ku daadiyey
dhiiga kuna laayey Dhalinyarada aan waxba galabsan, waxaanu aduunka
gees,ilaa gees gaadhsiinayanaa in la ogaado isla markaana uu maanka ku hayo
in aanu samaynin isku day danbe iyo siyaasad duulaan xambaarsan oo uu ku
qaado degaan aan looga yeedhin oo aan laga doonaynin,
waxaan gaadhsiinaynaa dalalka safka hore
sida (Igad) iyo kuwa la midka ah in ay talaabo ka qaadaan gacan ku dhiglaha
isla markaana waa in loo raaco wixii khasaare mood iyo noolba lahaa ee
gaadhay magalada laascaanod ee gobolka Sool waxaan ergada ,wufuuda iyo madax
dhaqameedka fadhiya shirka dib u heshiisiinta somalida Eldored Kenya ka
codsanaynaa in talaabo laga qaado madaama hore shirka loogu saxeexay ninka
nin kale degaankiisa ku duula waxaa loo aqonsanayaa cida qaska degi waayey
ee somaliya wada,
warkii
shalay ee digniinta ahaa ee ururka... GUJI
MADAXA URURKA DARWIISH PARTY OF KENYA
MAXAMED .M. GUTAALE
ASALAMA ALAYKUM
gutalle@yahoo.com
Dec 8, 2002
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh
ururka ku saxiixan
<><><><><><><>
Yusuf
C/casiis oo Laga Soo daayey Xabsiga Bosaso
Yusuf C/casiis Maxamed oo ka mid ah
Xubnaha Sarsare ee Jaamacadda Bariga Afrika ayaa maanta kowdii duhurnimo
laga soo daayey... Guji..
TAARIIKHDII
SAXAABIGII: USAAMA BINU ZEYD
Nin
Soomaaliyeed oo Lagu Diley Atlanta, USA
Ninkaas Soomaaliyeed oo markii uu soo tukadey salaadii taraawiixda kasii
aadey shaqo ayaa .... GUJI
8/12
Zenawi
oo Qaraxii Mombasa ku eedeeyey Soomaali
waraysi uu Zenawi bixiyey markii uu kasoo laabtay Ameerika ayuu ku sheegay
in qaraxii Mombasa ay.. GUJI 8/12
AL-HASSANI: Makutaameysaa
inaad wadamada carabta timaadid?
CASHARKII
36aad EE SIIRADII RASUULKA (SCW)
Bilaabitaankii Duullaamadii Jihaadka.... GUJI
[Wd. Cusman Bilaad]
Yusuf
C/casiis oo Laga Soo daayey Xabsiga Bosaso
Yusuf C/casiis Maxamed oo ka mid ah Xubnaha Sarsare ee Jaamacadda Bariga
Afrika ayaa maanta kowdii duhurnimo laga soo daayey... Guji..
Ururka
Darwiish Party Kenya oo u digey Madaxweynaha Somaliland
warsaxaafadeed ururkaasi soo gaarsiiyey SomaliTalk ayuu ku sheegay inay
digniin kabixinayaan safarka iyo... Guji....
7/12
"Waa
Xil Saaran Amnesty International inay booqato oo
u hadasho Afarta Soomaalida ee kujira xabsiga Mombasa Kenya", sidaas
waxaa yiri Maxamuud Wardheere oo warqad u diray... Guji....
6/12
MINNESOTA, USA: Maxkamadii Siciid M. Guuleed oo Dib Loo Dhigay Ilaa Khamiista
soo socota: Faahfaahinta kala soco Somalitalk....
JWXO
oo Hablayada Ciida u Direya Shucuubta Islaamka
Wararkii Radio Xoriyo ee maanta Guji....
6/12
/11com
|