Axsaabta ugu muhimsan dalka ayaa ah kuwa ay
kala hogaaminayaan, Uhuru Kenyata, oo ah wiil u dhalay Madaxweynihii hore ee
dalka Kenya. Iyo Moy Kibiki, oo ah Ruug-caddaa Siyaasi ah, xilal kala
duwanna ka soo qabtay dalka Kenya. Shacabka reer Kenya waa ay u kala qaybsan
yihiin Axsaabta ay hogaaminayaan labadan hogaamiye ee isku Beesha ka soo
wada jeeda. Waxaanan la saadaalin Karin hadda Xisbiga jagada ku guuleysan
doonaa, maxaa yeelay labada xisbiba makala dhacaan xagga taageerada, waxaase
arintaa ay kala bixi doontaa galabta marka uu gabalku dhaco.
Bulshada reer Kenya ayaa ah dad dhisan oo
aad u fahamsan Dimuqraadiyada, waxaase la saadaalin Karin sida ay noqon
karto nabad galyada maalmaha inagu soo aadan, iyadoo laga tuhun qabo in ay
dadka qaar arbushaad sameeyaan, Booliska keynase waxa ay heegan aan noocisoo
kale la’arag u galeen sidii ay usugu lahaayeen nabadgalyada dalka. Taliyaa
Ciidanka Booliska ayaa cadeeyey in aan la ogolaan doonin isu soobax ka
danbeeya maalinta doorashada, taas oo dadka niyada u dajisay, waxaad
magaalada Neyrobi ku arkeysaa Ciidanka Booliska oo si raxan raxan leh ugu
gaafwareegaya magaalada.
Kenya
Election: Latest News -- English Version
FAHAD YAASIN XAAJI DAAHIR
editor@somalitalk.com
Dec 27, 2002
10.5
milyan oo u Dareeraya Doorashada Kenya
Madaxa gudiga doorashooyinka Mr
Samuel Kivitu ayaa ugu baaqay dhamaan dadwaynaha codkooda dhiibanaya in ay
xaqiijiyaan sidii bari ay ugu dareeri lahaayeen goobaha sanduuqyada
codbixita iyo in... GUJI...
26/12
<><><>
Rabshaddo
Hareeyey Tartanka Quruxdda Gabdhaha Soomaalida Gothenburg, Swden
Shan qof ayaa xabsiga loo taxaabay, hal
qofna cisbitaalka kaddib markii iska hor imaad ka dhacay goob ay ka
socotey xaflad loogu magac daray "Miss Somalia" ....GUJI
Warqad Furan Oo Ku Socota Dhammaan Beesha Hawiye Warqadan
oo lasoo gaarsiiyey SomaliTalk Muqdisho ayaa si toos ah ula hadleysa dhammaan
beelaha.... GUJI 14/12
Dhawaaq caalami ah iyo Ururka Darwiish Party
Waxaan mar kale ku celinaynaa Maamulka W/galbeed
ee Riyaale Hogaanka ka yahay in aanay ku talo xumoobin degaanka.. GUJI
14/12
Baaq ay soo saartey Jaaliyada Absame ee
Sweden
Baaqaan oo SomaliTalk uu soo gaarsiiyey Suldaan Mohamed Suldaan Siraaji
ayaa waxa uu kusaabsanyahay Laascaanood GUJI...
14/12
... ELDORET:
Taxanaha Wararka
... Soomaaliya
iyo dhacdooyinkii 2001/2000
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|