SomaliTalk ads
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - KENYA

ELDORET 24/12/2002 

QOWMIYADDA BANAADIRIGA 

Ujeedo: Warbixin guud oo an siineeyno dhamaan Beelaha reer Banaadiriga.

Hadaan idiinku wargalino Safarkii aan ku nimid Shirka Eldoret ee Kenya 17kii oktoober 2002.

Waxaan shirkan kaga soo qeebgalnay Casuumaad La aan anagoo isticmaaleeyna kharajka iyo nooliga Dayuuradda jaabkeeyna . ka dib markaanu nimid shirkaan waxaa nalagu yiri yaa idiin soo cusuumay ,qeeyloo dheer iyo dagaal ka dib ayaa waxaa noola ogolaaday 5 xubnood in ay ka qeeyb gasho shirka xubnaha kaharay wafdigeeyna waa loo diiday qarajka iyo jiifkaba cuntaba anagaa ayaa iska bixineeynay anagoo diideeyna in aan dib u noqoono .waxaa kaloo halkaas ku sugnaa dadkale oo reer Banaadir ah oo ku yimid si kala duwan sida. (TNG & Civil society) , 

mahad eebe ha kagaartee waxaa dadkii reer banaadiriga ee halkaasi isugu wada yimid ku mideeyay kuna dhaariyay in aay dhowraan midnimadda reer banaadiri Sheekheyni Weeynaa Al-Sheekh ABBA oo halkaas ugu soo qeeyb galay asagoo matalaaya culumawdiinka soomaaliyeed ee dib u hashiisiinta Soomaaliya.

Hoos Akhri

KAAH
Choose kaah for confidence, convenience & competitive, rapid, reliable & responsive

Dhibaatooyinka Xiligan Colaadaha Soo Gaarey Reer Banaadiriga
Ibraahim Maxameddeeq oo waraysi dheer la yeeshay qaybo kala duwan oo ka mid ah bulshada dadka reer Banaadiriga, waraysigiina wuxuu u dhacay sidan.... GUJI...

waxaa halkaasii lagu doortay Mudanne : Maxamed Cusmaan Maye ayadoo loo wada dhanyahay in u matalo Qowmiiyadda Banaadiri .

sidaasi ayadoo howsha ku socoto aya waxaa geeriyooday marxuum Dr. Raajis Alla ha u naxriistee.

ka dib markii tacsiidii laga soo noqday aya xaaskii marxuum Dr. Raajis ,Fahmo Maxamed Nuur ay la timid Qoorsho Cusub oo ay ku burburineeyso Midniimadii Reer Banaadir ,ayadoo diidan in aay Beelaha ay ka mid yahiin ,Reer Baraawe,Baajuun,iyo Carab Soomaali, Sadkooda laga siiyo waxii ku soo aaday Reer Banaadir ayadoo ku an dacooneeysa in Beelahaasi ay ka mid aheeyn Reer Banaadir. .

Sidaasi darteedi waxaa soo dhaxgalay qilaaf ayada iyo Gudoomiyaha reer Banaadiriga asagoo ku talinaayo in Beel kasta ee reer Banaadir ah Xaqeeda la siiyo aana la dulmin .

Taasoo ay ka biiyo diiday Fahmo Maxamed Nuur gaar siisayna Heer gacan ay u qaado Gudoomiyaha Dadka hortooda kuna dhaaratay in ay ka dhoofin doonto Dalka Kenya una dhoofin doonta Soomaaliya ayadoo wali maanka ku haaysa tii ay ka sameeysay Jabuuti.

Halkaani waxaan idin ku soo gudbineeynaa hab qeebsigii aan u qebsanay xubnahii aan helnay waana sidan.

  • (1) Maxamed Cusmaan Maye ................................Gudoomiye
  • (2) Ahmed Sujaac Suufi ………………………………………………Marka
  • (3) Saalax Ismaaciil Saqaawe …………………………………….Muqadisho
  • (4) Suldaan Cabdulqaadir Awies Mahadi …………………...Muqadisho
  • (5) Jeylaani Nuur Ikar …………………………………………………Muqadisho
  • (6) Fahmo Maxaed Nuur …………………………………………… Muqadisho
  • (7) Enj: Aweis Cadde Maxamed …………………………………Muqadisho
  • (8) Abuukar SH. Abuukar (Baafo) ………………………………Muqadisho
  • (9) Cusmaan Abuukar Mahdi ………………………………………Muqadisho
  • 10) Sheekh Cabdulaahi Saciid ……………………………………Jaziira /Gandarshe
  • 11) Suldaan : Amiin Maxamed Nuur …………………………. Baravaano
  • 12) Saciid Cabduraxmaan Heredo …………….……………… Baravaano
  • 13) Maxamed Ismaaciil Barkaale …………………………….….Baajuun
  • 14) Ibraahim Xasan Cabdi……………………………………………Baajuun
  • 15) Maxamed Saciid Coon ………………………………………… Carab Soomaali
  • 16) Cabdi kariim Saciid Seef ………………………………………Carab Soomaali

Staff

  • (1) Dr. Abdulkadir Haaji Sufi (muriidi golf )………………………. Senior Adviser
  • (2) Aden Amiin Sheikhey …………………………….. Secretary
  • (3) Col. Maxamed Aweis Cusmaan …………………………. Security Staff

The name of our delegate in the women group who are five is:

Drs. Biibi Khaliif Mahamed

The name of our delegate in the women group who are eleven is:

Mrs. Khadija Sufi Husein

Go’aanadan waxaa lagu ansaxiyay si dimaquraadi ah in la soo dhaweeyo dhamaaan beelaha ka tirsan reer Banaadiriga waxaa ka soo hor jeestay oo kaliya dadka magacyadoodii kala ah –

  • (1) Fahmo Maxamed Nuur
  • (2) Zeynab Aweis Xusein
  • (3) Khadiija Suufi Xuein (Nuunow)
  • (4) Aweis Cadde maxamed

Thank you,

The names of all clans of Banadiri are here.

E-mail: banadirilinks114@hotmail.com

Dec 24, 2002

Baaq Kuwajahana Qowmiyadda Banaadiriga
Dhamaan Beelaha Reer Banaadiriga ee Ku nool dibadda iyo Gudaha dalka waxaa... GUJI...  22/12

 

<><><>

I  I  D  H  E  H

Rabshaddo Hareeyey Tartanka Quruxdda Gabdhaha Soomaalida Gothenburg, Swden
 Shan qof ayaa xabsiga loo taxaabay, hal qofna cisbitaalka kaddib markii iska hor imaad ka dhacay  goob ay ka socotey xaflad loogu magac daray "Miss Somalia" ....GUJI    

Warqad Furan Oo Ku Socota Dhammaan Beesha Hawiye
Warqadan oo lasoo gaarsiiyey SomaliTalk Muqdisho ayaa si toos ah ula hadleysa dhammaan beelaha.... GUJI  14/12

Dhawaaq caalami ah iyo Ururka Darwiish Party 
Waxaan mar kale ku celinaynaa Maamulka W/galbeed ee Riyaale Hogaanka ka yahay in aanay ku talo xumoobin degaanka.. GUJI 14/12

Baaq ay soo saartey Jaaliyada Absame ee Sweden
Baaqaan oo SomaliTalk uu soo gaarsiiyey Suldaan Mohamed Suldaan Siraaji  ayaa waxa uu kusaabsanyahay Laascaanood GUJI... 14/12

 ... ELDORET: Taxanaha Wararka  

... Soomaaliya iyo dhacdooyinkii  2001/2000 


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002
SUUQ WEYNAHA ALKARAMA
Waa suuq Soomaaliyeed oo ku yaal xaafada Cedar ee Magaalada Minneapolis, GUJI...

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD