Waxaa la soo sheegay in ninkaas Soomaaliyeed oo
magaciisa la yidhaahdo Abdisamed Jama Musse lagu dilay magalada Atlanta USA
habeenimadii axadii hore 01/12/02, Marxuumku
wuxuu la tukadey saladi tarawixda saaxibadii 21:00 local time, Ka dibna
shaqo ka sii aaday, subaxnimadii isniinta ayaa maydkiisa la helay ayaa la
soo shegay.
Warkaan wixii kusoo kordha kala soco SomaliTalk
M jidaal
jidal5@hotmail.com
December 8, 2002
LIFAAQ: warar kale oo soogaarey SomaliTalk
ayaa sheegay in ninkaas soomaaliyeed uu ahaa Tax-wade (taxi Driver). welina
lama oga cida ka dambeysey dilkaas.
<><><><><><><><>
Zenawi oo Soomaalida ku eedeeyey Qaraxii
Mombasa
Wararysi ay idaacada BBC qaybteeda
Ingiriisku la yeelatay ra'iisul wasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi, markii uu
kasoo laabtay safarkii uu
ku tegey Maraykanka ayuu ku sheegay in uu hayo waxyaabo muujinaya
in laga yaabo in koox soomaaliya ka hawl gasha ay ka dambeeyeen weerarkii
israa'iiliyiinta Kenya.
Zenawi wuxuu sheegay in kooxdaas oo ku
xiriirsan Alqaciida oo la yiraahdo alitixaad laga yaabo in ay dooni kaga soo
safreen soomaaliya oo sidaas kusoo galeen Mombasa, waa sida uu warku u
dhigaye.
Laakiin Zenawi wax caddayn arintaas u ah
masoo hordhigin BBC-da Afrika.
Waxaase BBC-du sheegaty in Zenawi haystaa
fursad uu sarkaalka Maraykanka ah ee tooddobaadka soosocda imanaya
AdisAbaba ugu cadayn karo in kooxdaasi ay lug ku lahaayeen weerarkaas.
ISHA WARKA: http://news.bbc.co.uk/1/hi/world/africa/2554285.stm
Dec 8, 2002
<><><><><><><>
Yusuf
C/casiis oo Laga Soo daayey Xabsiga Bosaso
Yusuf C/casiis Maxamed oo ka mid ah
Xubnaha Sarsare ee Jaamacadda Bariga Afrika ayaa maanta kowdii duhurnimo
laga soo daayey... Guji..
TAARIIKHDII
SAXAABIGII: USAAMA BINU ZEYD
"Waa
Xil Saaran Amnesty International inay booqato oo
u hadasho Afarta Soomaalida ee kujira xabsiga Mombasa Kenya", sidaas
waxaa yiri Maxamuud Wardheere oo warqad u diray... Guji....
MINNESOTA, USA: Maxkamadii Siciid M. Guuleed oo Dib Loo Dhigay Ilaa Khamiista
soo socota: Faahfaahinta kala soco Somalitalk....
JWXO
oo Hablayada Ciida u Direya Shucuubta Islaamka
Wararkii Radio Xoriyo ee maanta Guji....
Soomaalida
Minnesota, USA iyo Maalmaha Ciidul Fidriga
Shalay oo ciid ahayd iyo maanta oo
Jimce ah waxay Soomaalida labada magaalo ee St.Paul/Minneapolis u ahayd
maalmo farxad gaar ah u leh, warbixin arintaas ku saabsan
Ka.Akhri.Halkan
Maanta
oo Muslimiinta India Ciideen
ayaa waxaa ku beegan maalin
Islaamka u ah maalin murugo, waa December 6 oo ah maalintii la
burburiyey Masjidkii.... GUJI
"Cali
Khaliif Galaydh ayaa faafiyey in Aabahay Xiriir La Lahaa Usaama,....
Al-Itixaad iyo Al-Islaax-na
waxay xiriir la leeyihiin Alqacida" Sidaas waxaa yiri Xuseen
Caydiid oo waraysi dheer oo SomaliTalk la yeesheen kaga hadlay arimo
dhinacyo badan taabanaya. waraysigii oo dhan.. GUJI..
[Fahad Yaasiin]
/11com
|