ISLAM |
Siiro |
Saxaabad |
Sako |
QURAAN» |
Xaafid |
Xaj |
Ciid.Adxa |
Qurbaha |
Students |
Guurka |
EAU |
HTML |
TAARIIKH |
QUIZ |
SAMAFAL |
. Kulankii Soomaalida London, Canada
. Macluumaadka Bilaha iyo Cimilada
|
XAYAYSIIS
XAFIISYADA XAWAALADA DALSAN
|
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sacuudiga
Kulankii jaaliyada iyo Safaarada Soomaalida
GUJI
|
Jaamacadda camuud ee Boorame
Warbixin kusaabsan Jaamacada Camuud
GUJI
Jaamacada EAU ee Boosaaso
Warbixin kusaabsan Jaamacada Bariga Afrika GUJI
|
MASJIDKA ABUBAKAR
Mashruuca Masjidka Abuubakar ee Minneapolis, Minnesota, USA
GUJI
|
CARRUURTA IYO WAALIDKA
Mataqaan macnaha ay u taaganyihiin xarfaha muujinaya nooca filimka ah (ha noqdo nooca uu doono). Eeg sharaxadan hoose, carruurtana uga taxadar wixii aan ku haboonayn daawashada:
G — General audiences. All ages admitted.
PG — Parental guidance suggested. Some material may not be suitable for children.
PG-13 — Special parental guidance strongly suggested for children under 13. Some material may be inappropriate for young children.
R — Restricted. Under 17 requires accompanying parent or adult guardian.
NC-17 — No one under 17 admitted.
SOURCE:
Motion Picture Association of America rating definitions:
Eeg sidoo kale Film Advisory Board
|
Waa Maxay Screen Resolution
800x600 waa kan ugu badan oo la adeegsado, macneheed? si aad u ogaatid
GUJI
MAQAAL:
4tii Maxamed
|
TAARIIKHDA MAANTA: | DAABACADA QORAALKA: Agoosto 23, 2002
Xoghayah Guud ee GMM
Abdullahi Moallim (Cabdullahi siyaasi)
Moallem10@hotmail.com
Baaq Nabadeed
Guddomiyaha GMM Dr Cabdi Culusow, guddiga fulinta iyo xubnaha Golaha Midnimada
Mudullood Dhamaan waxaay iyaga oo aad iyo aad uga tiraanyeysan, aad iyo aadna
uga xun colaada ka jirto degmada Messagawaay ,dhex mareysana laba beelood ee
walaala ah tacsi u dirayaan dhamaan eheladi dadkooda ku nafwaayeen dagaalkaas ,sidoo
kale waxaay u sheegayaan in ay hiil iyo hoobo la garab taagan yihiin dadki
iyagana dhaawaca iyo bara kaca ka soo gaaray dagaalkaas .GMM waxaay odayaasha,
culumaa’udiinka ,aqoonyahanka iyo bulshada mudulood meel kasto oo ay joogaan
ka codsanayaan in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u joojiyaan colaada u dhexeyso
labadan beelood ee walaalaha ah.
GMM wuxa ay labada beelood ee khilaafka ka
dhexeeyo iyo beelaha mudulood ku abtirsado dhamaan ka codsanayaan in ay gacan ka
hadalka ku bedelaan wada hadal iyo in xaaja kasta lagu furdaamiyo madasha iyo
geedka hoostiisa iyado oo loo kaashanaayo culumaa'udiinka ,odayaasha dhaqanka
iyo indheergaradka beesha mudulood, sidoo kale waa in khilaafaadka lagu bedelo
wada shaqayn,iskaashi iyo wada xaajood iyo ilaaheey nooma keenee dhibaato haddii
ay timaado in la qaboojiyo ka hor inta aynan faraha ka bixin .
Mahad alle kedib GMM waxaay mahad balaaran u
soo jeedinayaan Imaam Maxamuud Imaam Cumar, Macalim Nur Maxmed siyaad,
Cabdullahi
Geedi shadoor iyo dhmamaan odayaasha kale ee isu xilsaaray dhameynta khilaafka u
dhexeeyo beelaha colaada ku dhexmartay Degmada messegawaay, waxaana ilaahey ugu
rajeynaynaa in ay howshaas ay gacanta kula jiraan kala soo hoydaan guul lagu
dego ,raynrayn, barwaaqo iyo nabad waarto oo laga helo.
1. Dr. ABDI MOHAMED ULUSSO, waa Guddoomiyaha Guud ee Golaha Midnimada Muddulood;
2. ABDALLA MOALIM MAHAMUD(Cabdulahi siyaasi),
waa xoghayaha Guud ee Golaha Midnimada Muddulood
3.MAXAMED MUXIDIIN CALI,waa afhayeenka guud ee
Golaha midnimada muddulood fadhigiisana yahay Magaalada Muqdisho
4. Dr CABDULLAHI MAXAMED HIRALE, waa
Guddoomiyaha Golaha Midnimada Muddulood ee Sweden.
5. DR. ABDULLAHI HASSAN Alasow ‘BARIIRRE’,
waa Guddoomiyaha Golaha Midnimada Muddulood ee Canada.
6. ALI MOALIM MUSE, waa Guddoomiyaha Gol;aha
Midnimada Muddulood ee USA,
7. ABDULLAHI AHMED MOHAMED, waa Guddoomiyaha
Golaha Midnimada Muddulood ee Holland.
8. MOHAMED AHMED ALASOW ‘Januune’, waa
Guddoomiyaha Golaha Midnimada Muddulood, Swizterland.
9. ABDALLA MOALLIM MOHAMUD, waa Guddoomiyaha
Golaha Midnimada Muddulood ee Waddamada Carabta.
10. ABDULQADIR ALI GAAB, waa Guddoomiyaha
Golaha Midnimada Muddulood ee Waddanka Ingriiska.
11. HASSAN SHEKH ABDI, waa wakiilka Golaha
Midnimada Mudulood ee Afrika, wuxuuna joogaa LESOTO.
12.Mr HASSAN HOLOWLE ,waa gudoomiyaha golaha
midnimada muddulood ee dalka Pakistan
13.HASSAN MOHAMED IBRAHIM,waa gudoomiyaha
golaha midnimada muddulood ee dalka finland.
14.Yusuf MAXAMED MAXAMUD biiteeye,waa
gudoomiyaha golaha midnimada muddulood ee dalka sudan.
15.MAXAMED MUSE ,Waa gudomiyaha Golaha Midnimada Mudulood ee dalka Kenya.
Laxiriir: Moallem10@hotmail.com
Baaq
Nabadeed Colaadda Mesagawaay
Dhammaan Muddulloodka
wax garadka ah ee ku nool Skandinaviya ( Sweden. Denmark, Finland, Norway)
Waxay ugu baaqayaan... GUJI.. 22/8
WARARKii
July» GUJI
»
June | MAY
APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
.
|