Permanent Mission of Somalia to the United Nations
War-Saxaafadeed
13-08-02
Safiirka Dowladda ku meel gaarka ah u fadhiya UNka, Mudane Axmed Cabdi Xaashi ayaa waxaa shalay qaabilay madaxa u qaabilsan arimiha qaarada
Africa.
Kulanka bala dhinac waxay ka wada hadleen arrimaha Geeska Afrika iyo
gaar ahaan xaaladaha ka jira dalka Somalia. Safiirky, Mr Axmed Cabdi Haashi, wuxuu gaar ahaan warbixin faahfaahsan
ka siiyey ku xigeenka xaaladda ay Soomaaliya ku sugan tahay taasoo
uu dhinacyo badan ka tilmaamay.
Wuxuu Safiirku tusaaleeyey sida aan beesha caalamku wax ugala qaban
Dowladda ku meel gaarka ah sidii loo hirgelin lahaa go’aammadii
shirweynihii Soomaaliyeed ee Carta.
Wuxuu kaloo Safiirku uga warramay Ku-xigeenka mowqifka Dowladda ku
meel gaarka ah ee ku saabsan shirka dib-u-heshiisiinta Soomaaliyeed, kaasoo la filayo in dhawaanta Nairobi lagu qaban doono.
Wuxuu safiirku ka codsaday Qaramada Midowey in ay gacan ka geeystaan
sidii la isugu keeni lahaa ummadda Soomaaliyeed dibna la isugu soo
celin lahaa, loona dhisilahaa "government of National unity".
Safiirku waxa uu aad ugu taag-taagsadey in la jabiyey Qaanuunkii Qaramada
Midowey ee lagu joojinaney "Hubka" sida sharci darada ah ku soo
galayey dalka Soomaliya. Wuxuuna sheegan in loo baahan yahey sidii
hubka soo gelaya Somalia loo joojin lahaa, UNka qeyb weyn uga qaadan laheyd.
Laxiriir:
ciid2000@hotmail.com New
York, USA FAAFIN:
August 15, 2002 | SOMALITALK.COM
Afeef: aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku
saxiixan
Xasan
Abshir oo Lakulmay Amiir Cabdalla
Ra'iisul wasaaraha DKG ayaa sucuudiga kula
kulmay Amiirka Cabdalla Bin Cabdulcasiis Al-Sacuud
GUJI
Agosto 14
Warsaxaafadeed:
Beelaha Mareexaan
warsaxaafadeedkaan
waxaa soo saaray, ugaasyada, nabadoonada & odayaasha beelaha reer xassan,
howraarsame iyo habar yaaqub oo GUJI
Agosto 14
Prof. Samatar oo Kufashilay Diidmadii
Galayr
Xaflad lagu qabtay machadka Humphrey oo ah
halka uu Dr galayr wax ka dhigi doono ayaa
GUJI
Agosto 14
Midowga
Ardayda Soomaalida Minnesota
oo soo abaabuley shir
ballaaran oo wax loogu qabanayo waxbarashada dalkeena hooyo
GUJI
Agosto 14
SOOMAALIDA ODENSE,
DENMARK OO U QAXAYA DALKA ENGLAND
Warbixin dheer oo Ibraahim Saalax kasoo
diyaariyey dhibaatooyinka lasoo gudboonaadey Soomaalida u qaxday dalka
Ingiriiska ayaa kubilaabatay.. GUJI..
Agosto
WARARKii
July» GUJI
»
June | MAY
APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
.
|