Baaqii somaali galbeed ooy qoreen dad aan xilkas
ahiiyn.
Waxaa dhowaan, insha Allah, soo baxaya CD-gii mudada dheer lasugayey,
waa kii ugu horeeyey ee HTML iyo Macluumaadka Internetka oo Af-Soomaali ah,
si aad wax uga ogaatid CD-gaas Guji.Halkan
|
ka Odayaasha dagan wadanak Ameerica iyo Europe,
waxaan dhamaan dad waynaha somaaliyeed ushee yeeynaan inuusan dadkii isku sheegay ineey yihiin somaali galbeed baaquna siwada jir ah loosaa saaray ineeyna waxba kajirin waayo dadka qoraalkan qoraaya waa masuuliintii somaali gabeed waxna kama ogin baaqaana waa baaq aan waxba kajirin.
Uruurka somaali galbeed dadkaasi wax ba maka,oga sababtoo ah uruurku hada ma aha uruur siyaasi eewaa uruur utaagan nabgalo anagu hada madhaleeceey neeyno, Etoobiyo iyo Onlf waayo anagu waxaas oodhan banaan kaan kajoognaa waxaana had iyo jeerba rabnaa in labada dhinac ayjoojiyaan dagaalna xal manoqdo
Dadka kahadlaya magaca gobalka waa wax sax ah magaca hadii labadalayana dadka ayeey utaalaa ee taariikhda ma aha in been laga sheego dacaayadu iyo waxa dhab ta ah hala kalasooro waxaan dadka somaaliyeed ooga digeeynaa ineey iska ilaaliyaan waxa aan xaqiiqada ahiiyn.
Halkan riix: http://pobox.upenn.edu/~fbl/singhbutta.html
Yusuf Cabdi Cali Absamecommunity@hotmail.com
Afeef: Aragtida
qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan kana tarjumi meyso aragtida SomaliTalk
Baaq:
Waxgaradka Somali Galbeed ee W/A
Woqooyiga Ameerika - Baaqan waxa uu ummada Soomaaliyeed ugu yeeray in...
GUJI
July 31
DOODFURAN: GOBOLKA
OGADEN MISE SOOMAALI GALBEED
SOMALITALK.COM
|
August
6, 2002
WARARKii
July» GUJI
»
June | MAY
APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
Help The Fight Against Spam!
|