Booliska Pakistan oo Xirxiray Soomaali PESHAWAR,
PAKISTAN - Warar ay maanta (Agust 18) faafisay jariidada Star Tribune, ayna kasoo xigatey
hay'adda wararka ee AP, ayaa sheegay in Booliska Pakistan ay sheegeen in ay
xireen shan Soomaali ah kuwaas oo sida warku
sheegay loo malaynayo in lagu xiririiriyey al-Qaida.
Raggaas sida warku sheegay waxaa la xirxiray
markii 2 a.m lagu weeraray gurigooda oo kuyaal University Town, oo ka
mida PESHAWAR, sidaas waxaa sheegay sarkaal katirsan Booliska oo
weydiistey in aan la magcaabin.
Dadkaas la xirxiray oo warku sheegay in Visa-yaashoodu
dhacsanaayeen waxa ay hadda kujiraan xabsiga dembi baarayaasha.
Magacyada shanta Soomaalida ah ee la xirixiray
waxaa warku ku sheegay in ay kala yihiin: Ali Ahmad Hussain (oo loo yaqaan Waheed
Akram);
Hussain Muhammad (oo loo yaqaan Kultoom Sheikh); Ahmad Noor (oo loo yaqaan
Muhammad Muhammadi), Abdul Rashid, iyo Abdul Nabi.
Wax faahfaahin dheeraad ah sarkaalkaasi ma
bixin.
Warkan oo faahfaahsan ka akhri Jariidada
Star Tribune - English Aug 18, 2002
Suldaan Axmed oo Lagudiley kalabayr
wararka ka
imanaya Kalabayr ayaa sheegay in halkaas lagu diley suldaan Axmed
Maxamuud Hurre GUJI.. 17/8
DOODFURAN:
Aragtida
Dadweynaha ee Dilka Suldaan Axmed
Ururrada Soomaalida Borlänge oo
midoobey
Waxay in muddo ahba ku howlanaayeen
bulshada Soomaaliyeed ee Degmada Borlänge sidii
ay
GUJI...
17/8
Warbixin Shirkii Ardada Soomaalida Minnesota
Shir si caalami ah loo soo agaasimay oo eey soo qaban-qaabiyeen naadiga ardada soomaaliyeed ee
Minnesota
ayaa xalay lagu qabtay jaamacada Minnesota
GUJI...
17/8
Sannadeguuradii
18aad ee JXWO
iyo
Biyo Xidheenkii ugu Weynaa Dunida oo laga bilaabay Wabiga Nile ee Itoobiya
XORIYO Agost
16
DOORASHADA UGAASKA BEESHA CIISE
Gudoomiyaha gudiga sare ee midawga qabiilka wayn ee
Ciise, mudane maxamed Ugaas Xasan
GUJI
16/8
Yemen
oo Taageertay Shirka Kenya
Wasiirka Arimaha
Dibadda ee dowladda Yemen, Abuubakar Al-qirbi ayaa sheegay in...
GUJI
16/8
Sarsaxaafadeed
Safiirka DKG ee UN-ka
Safiirka DKG, Axmed Cabdi Xaashi, ayaa waxaa
qaabilay madaxa UN u qaabilsan arimiha qaarada Africa
GUJI
15/8
300
Ergo oo Kasoo qaybgelya shirka Eldoret
Guddiga Farsamada
shirka nabada Soomaaliya ayaa soo jeediyeen in ay shirka ka qayb galaan
250–300 ergo IQRA
Shirka
Eldoret oo Qabsoomidoona 16ka Sept
Gudiga farsamada
ee soo qabanqaabinaya shirka heshiisiinta Soomaalida ee Eldoret ayaa
soojeediyey in.
GUJI
Agosto 15
Cabdullaahi
Yuusuf oo Jooga Garoowe
Warsaxaafadeed
Somalitalk kasoo gaarey Puntland ayaa sheegay in Cabdullaahi Yuusuf uu maanta...
GUJI
Agosto 15
Xasan
Abshir oo Lakulmay Amiir Cabdalla
Ra'iisul wasaaraha DKG ayaa sucuudiga kula
kulmay Amiirka Cabdalla Bin Cabdulcasiis Al-Sacuud
GUJI
Agosto 14
Warsaxaafadeed:
Beelaha Mareexaan
warsaxaafadeedkaan
waxaa soo saaray, ugaasyada, nabadoonada & odayaasha beelaha reer xassan,
howraarsame iyo habar yaaqub oo GUJI
Agosto 14
Prof. Samatar oo Kufashilay Diidmadii
Galayr
Xaflad lagu qabtay machadka Humphrey oo ah
halka uu Dr galayr wax ka dhigi doono ayaa
GUJI
Agosto 14
Degaalo lagu Jabiyey Ciidanka Gumeysiga
iyo Ciidanka Gumeysiga Itoobiya oo Saadkoodkii ka Raadsanaya Shacbiga Ogaadeenya
XORIYO Agost
14
Kulan
Laguqabadoono London, UK
kulankaan oo kusaabasan
"kunoolaanshaha Galbeedka iyo kutoosnaanta Islaamka" waxaa
laqabandoonaa GUJI..
Caydiid
oo Codsi udiray Reer Muqdisho
warkaas iyo Taliyaha Ciidanka Ka Fallaagoobey
Qanyare Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhowaan Dhacay
AKHRI
Agosto 13
Puntland
oo Beenisey Warkii UN-ka
warsaxaafadeed
kasoo baxay Puntland oo kuqoraa luqada Ingiriiska ayaa beeniyey wararkii UNka
ee
GUJI
Agosto 13
AIDS
oo Agoomeeyey 1.1 Million Carruur ah
Tirada Caruurta Ku Agoomowday
HIV/AIDS Ee Dalka Kenya Waxay Gaartay 1.1 Million, Sidaa Waxa Shalay Yiri
Wasiirka Caafimaadka Bulshada Prof. Sam Ongeri.
IQRA
Agosto 13
Waan-waan
Nabadeed oo Kasocota PL
BOSASO
- Warar soo gaarey
SomaliTalk ayaa xaqiijiyey in aqoonyahano Soomaaliyeed ay...
GUJI
Agosto 12 ENGLISH.VERSION:
Puntland
Peace Mission
Ciyaaraha
Xagaaga ee Soomaalida Yurub
SWEDEN
- Tartankaan oo
4-jirsadey ayaa soconayey labo usbuuc waxaana ku guuleytey koobkii...
GUJI..
Agosto 12
BAYAAN ku wajahan maamulka Hargeysa
KUWAIT - Guddiga Fulinta ee Jaaliyadda gobolada
Sool Sanaag iyo Hawd ee degganna Kuwait ayaa. GUJI..
Agosto 12
Baaq
Xabad Joojin, Dagaal Joojin & Nabad
Maxamed C/Rashiid Cali ayaa soo saaray
baaq nabadeed oo uu ku bilaabay... GUJI..
Agosto 12
Warsaxaafadeed:
Qardho
Warsaxaafadeed soo gaarey SomaliTalk ayaa
sheegay in C/Laahi Yuusuf uu... GUJI..
Agosto 12
Iran
& Carab kusoo badanaya Jaamacadaha
INDIA
- Iran iyo carab Visaha maraykanka loo diiday
ayaa kusoo badanaya jaamacadah india GUJI..
Agosto 12
Ciidamada
Jarmalka iyo Ciraaq
GERMANY -
Faaladii Xagar Yare ee maanta ayaa kusaabsan "Ciidamada qalabkasida
ee Jarmalka oo. GUJI..
Agosto 12
Murshid
Barud oo Kalaabtay sharaxaadii
MINNESOTA - Murshid Barud oo ah 22 jir la sheegay
inuu isu soo sharaxayo xubin dowladda hoose ee GUJI..
Agosto 12
SOOMAALIDA ODENSE,
DENMARK OO U QAXAYA DALKA ENGLAND
Warbixin dheer oo Ibraahim Saalax kasoo
diyaariyey dhibaatooyinka lasoo gudboonaadey Soomaalida u qaxday dalka
Ingiriiska ayaa kubilaabatay.. GUJI..
Agosto
11
WARARKii
July» GUJI
»
June | MAY
APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
.
|