Baaq Beesha Saransoor
Agoosto 9, 2002
Baaq
Annagoo ka tirsan waxgaradla beelaha Saransoor
ee ku kala nool dalalka Waqooyiga Ameerika, Yurubta Galbeed, Australia, Dunida
Carabta, Kenya, Ethiopia iyo Soomaaliya waxaam halkan ugu soo jeedinaynaa baaq
ku wajahan afdoobka iyo jir dilka loo geystay wiilka uu dhalay mudane Cismaan
Maxamed Dooli iyo Cismaan Maxamed Doonli oo laba billood ku xabisan xerada
Hay'adda WHO ay ku leedahay magaalada Muqdisho asagoo ah sarkaal ka tirsan QM.
Waxaa arrintaas isku dayey in si walaalnimo ah
lagu xalliyo odayaal
ka kala tirsan dadka uu ka dhashey la haystaha iyo kuwa dhibka iyo afduubka
geystaya, nasiib darrose wax natiijo ah kama soo bixin.
Sidaas darted, waxaan ku baaqeyna in Cismaan
Dhooli oo ah nin
aqoonyahan ah isla markaasna wax dhibaato ah aan weligiis cidna u geysan kana
shaqeynaayey samafal bani aadanimo ah si deg deg ah oo shuruud la'an ah loo
deeyo.
Magacyada:
Prof. Aweys Sheikh Yonis
Dr. Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow
Yusuf Sheikh Yonis
Dr. Cabdiraxiim Yuusuf Axmad
Col. Maxamed Ibrahim Maxamud 'Guuber'
Cabdikariim Xusseen Gaaljecelow
Ibrahim Abiikar Nuur
Dr. Cabdiwahaab Abuukar Cawaguure
Nuur Cumar Qase
Abdi Cumar Yalaxow
Avv. Maxamed Dhooli
Cali Axmed Raaghe
Enj. Cabdulqaadir Sheikh Cali Dagoodi
Aaden Maxamed Aaden
Cabdalla Maxamed
Cabdikarim Sheikh Cali Khaalid
Sheikh Axmed Sheikh Cabi Maxamoud
Maxamed Sheikh Cabi'Dhegaweyne'
Khaliif Cumar
Dr. Cabdullahi Xuseen Cabdi
Axmed Cismaan Duuble
Jamaal Sheikh Maxamed
Maxamed Aaden Faarax
Xasan Xaaji Ibrahim
Xaaji Axmed maxamed Maxamud
Col. Maxamed Ibraahim Gordon
Col. Maxamed Cilmi Warfa
Waxaa qoraalkaan somaliTalk soo gaarsiiyey
Abdi Omar abdi_omar@hotmail.com
AFEEF: Aragtida qoraalkan waxaa leh
qorayaasha ku saxiixan SOMALITALK.COM |
Agoosto 9, 2002
BAAQ
AY SOO SAAREEN URURKA DHALIN YARADA SOMALI GALBEED EE NORTH AMERICA
waxaa aad iyo aad tiiraanyo naxdin leh u ah in
guud ahaan dadka somalida ahi gaar ahaan SOMALIDA GALBEED ay ku jiraan marxalad
aad u qalafsan habka kali ah ee lagaga bixi karaana tahay isfaaham, midnimo
iyo,is ku duubni isku tashi ummadda somali galbeed GUJI...
Agoosto 6
BAYAAN
KA SOO BAXAY SHIRWEYNAHA 2aad EE DADKA GOBOLKA JUBBADA HOOSE.
Waxaa bishan Ogoosto 2-4dii 2002, lagu qabtay
magaalada Dan Haag ee dalka Holland shirweynihii 2aad ee dadka Gobolka Jubbada
Hoose. Waxaa ka soo qayb galay ergooyin ka kala socday Nord Amerika iyo Yurub
iyo dadweyne lagu martiqaaday shirka ee deggan dalka Holland. Shirweynaha waxaa
marti geliyay oo si aad iyo aad ah u soo dhaweeyey ergooyinka Jaalliyadda
Reer-Waamo ee ku nool dalka Holland.
GUJI...
Agoosto 6
Baaqii
somaali galbeed ooy qoreen dad aan xilkas ahiiyn.
waxaan dhamaan dad waynaha somaaliyeed ushee yeeynaan inuusan dadkii isku
sheegay ineey yihiin somaali galbeed baaquna siwada jir ah loosaa saaray
ineeyna waxba kajirin waayo dadka qoraalkan qoraaya waa masuuliintii somaali
gabeed waxna kama ogin baaqaana waa baaq aan waxba kajirin GUJI...
Agoosto 6
WARARKii
July» GUJI
»
June | MAY
APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
Help The Fight Against Spam!
|