Warsaxaafadeed SomaliTalk
kasoo gaarey Puntland oo ayaa u qoraa sidan:
Bosaso, 15 August 2002
WARARKA
SHIRKA KENYA: Guddiga Farsamada ee soo qabanqaabinaya shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee Nairobi, oo uu madaxda u yahay Elijah Mwangale, ayaa soo jeediyey in shirkaasi
qabsoomo laga bilaabo
16ka Sebtember 2002, waxaana shirkaasi qaadan doonaa labo ilaa saddex toddobaad,
hadda qoraaladii soojeedintaas waxaa laguwareejiyey wasiirka arimaha dibada ee
Kenya Marsden Madoka, waxana uu mr. Madoka sheegay in guddi wasiiro ah ay
kasoo-shaqaynayaan dejinta kharashkii kubixilahaa shirka iyo sidii shirka
loogu helilahaa kaalmo dhaqaale.
ISHA: Warbaahinta Kenya | Aug 15, 2002
|
BREAKING NEWS
For Immediate Release
H.E. Abdullahi Yusuf Ahmed receives an
enthusiastic popular reception in Garowe, the State Capital.
This is to inform the people of Puntland
State as well as the international community that the President of the Puntland
State of Somalia has arrived Garoowe, the State Capital, today with warmest and
in rare popular reception by the residents of the city.
Garoowe was in a festive mode as the
President entered the city. This follows the development leading to the victory
of the forces of Puntland State that have finally cleared the main road linking
Bosaso to Garoowe of road-blocks by bandits, outlaws and extremists.
Ismail H. Warsame
Chief of Cabinet
plpresidency@yahoo.com
Xasan
Abshir oo Lakulmay Amiir Cabdalla
Ra'iisul wasaaraha DKG ayaa sucuudiga kula
kulmay Amiirka Cabdalla Bin Cabdulcasiis Al-Sacuud
GUJI
Agosto 14
Warsaxaafadeed:
Beelaha Mareexaan
warsaxaafadeedkaan
waxaa soo saaray, ugaasyada, nabadoonada & odayaasha beelaha reer xassan,
howraarsame iyo habar yaaqub oo GUJI
Agosto 14
Prof. Samatar oo Kufashilay Diidmadii
Galayr
Xaflad lagu qabtay machadka Humphrey oo ah
halka uu Dr galayr wax ka dhigi doono ayaa
GUJI
Agosto 14
Midowga
Ardayda Soomaalida Minnesota
oo soo abaabuley shir
ballaaran oo wax loogu qabanayo waxbarashada dalkeena hooyo
GUJI
Agosto 14
Degaalo lagu Jabiyey Ciidanka Gumeysiga
iyo Ciidanka Gumeysiga Itoobiya oo Saadkoodkii ka Raadsanaya Shacbiga Ogaadeenya
XORIYO Agost
14
Kulan
Laguqabadoono London, UK
kulankaan oo kusaabasan
"kunoolaanshaha Galbeedka iyo kutoosnaanta Islaamka" waxaa
laqabandoonaa GUJI..
Caydiid
oo Codsi udiray Reer Muqdisho
warkaas iyo Taliyaha Ciidanka Ka Fallaagoobey
Qanyare Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhowaan Dhacay
AKHRI
Agosto 13
Puntland
oo Beenisey Warkii UN-ka
warsaxaafadeed
kasoo baxay Puntland oo kuqoraa luqada Ingiriiska ayaa beeniyey wararkii UNka
ee
GUJI
Agosto 13
AIDS
oo Agoomeeyey 1.1 Million Carruur ah
Tirada Caruurta Ku Agoomowday
HIV/AIDS Ee Dalka Kenya Waxay Gaartay 1.1 Million, Sidaa Waxa Shalay Yiri
Wasiirka Caafimaadka Bulshada Prof. Sam Ongeri.
IQRA
Agosto 13
Waan-waan
Nabadeed oo Kasocota PL
BOSASO
- Warar soo gaarey
SomaliTalk ayaa xaqiijiyey in aqoonyahano Soomaaliyeed ay...
GUJI
Agosto 12 ENGLISH.VERSION:
Puntland
Peace Mission
Ciyaaraha
Xagaaga ee Soomaalida Yurub
SWEDEN
- Tartankaan oo
4-jirsadey ayaa soconayey labo usbuuc waxaana ku guuleytey koobkii...
GUJI..
Agosto 12
BAYAAN ku wajahan maamulka Hargeysa
KUWAIT - Guddiga Fulinta ee Jaaliyadda gobolada
Sool Sanaag iyo Hawd ee degganna Kuwait ayaa. GUJI..
Agosto 12
Baaq
Xabad Joojin, Dagaal Joojin & Nabad
Maxamed C/Rashiid Cali ayaa soo saaray
baaq nabadeed oo uu ku bilaabay... GUJI..
Agosto 12
Warsaxaafadeed:
Qardho
Warsaxaafadeed soo gaarey SomaliTalk ayaa
sheegay in C/Laahi Yuusuf uu... GUJI..
Agosto 12
Iran
& Carab kusoo badanaya Jaamacadaha
INDIA
- Iran iyo carab Visaha maraykanka loo diiday
ayaa kusoo badanaya jaamacadah india GUJI..
Agosto 12
Ciidamada
Jarmalka iyo Ciraaq
GERMANY -
Faaladii Xagar Yare ee maanta ayaa kusaabsan "Ciidamada qalabkasida
ee Jarmalka oo. GUJI..
Agosto 12
Murshid
Barud oo Kalaabtay Is-sharaaxdii
MINNESOTA - Murshid Barud oo ah 22 jir la sheegay
inuu isu soo sharaxayo xubin dowladda hoose ee GUJI..
Agosto 12
SOOMAALIDA ODENSE,
DENMARK OO U QAXAYA DALKA ENGLAND
Warbixin dheer oo Ibraahim Saalax kasoo
diyaariyey dhibaatooyinka lasoo gudboonaadey Soomaalida u qaxday dalka
Ingiriiska ayaa kubilaabatay.. GUJI..
Agosto
WARARKii
July» GUJI
»
June | MAY
APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
.
|